Cisbitaalkan oo ka koobnaan doona laba qayb oo kala qayb Waxbarash oo Caafimaadka ah (Taeching Hospital)
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay Cisbitaal weyn oo laga dhisayo Cisbitaalkii hore ee Jajabka, kaasoo ay maal-gelinayaan Haweenay u Dhalatay wadanka Talyaaniga iyo Dhakhaatiir kale oo ka wakiil ah Dhakhtar u dhashay Dalka Somaliya oo Magaciisa la odhan jiray Dr. Maxamed Aadan Shiik oo lacagta ku baxaysa cisbitaalka iyo Hindisihiisaba lahaa, balse geeriyooday mudo yar ka dib markii uu Somaliland u ogolaaday hir-gelinta dhakhtarkan. Read the rest of this entry »
Our colleagues from World Update are in Somaliland – and their presenter Dan Damon present World Have Your Say at a university in Hargeisa. We’ll hear from students there about how they go about daily business in the de facto state, which is an autonomous part of Somalia. A
HARGEISA — The presenter of BBC’s renouned World Update, Dan Damon and BBC Africa Editor Mary Harper were this week in a Somaliland capital, Hargeisa, to benefaction World Have Your Say (WHYS) programme during a university of Hargeisa (UoH).
Broadcasted over 200 FM stations opposite a United States, East Africa and a Middle East, a programme focuses on business, record and stories that are creation news. In serve World Update presents in-depth information and research of general issues by vocalization to experts and typical people to hear initial palm accounts.
Dan and Mary were assimilated by their Somali colleagues, BBC Somali match (Hargeisa), Mr. Ahmed Said Egeh and Mr. Abdulrisak Hajji Mohamed Sirad as good as students from UoH.
Saxiibyaal Waxaanu Microphone ka la dhex qaadnay Dadweyinhii Mudaharaadayay ee Maanta isugu Soo baxay Beerta Xoriyada Dadweynahan ayaa gaadhayay Kumanaan Kun.
Shacabka Reer Hargeysa Oo Maalinta Berri Ah Bananaan Bax Ku Muujin Doona Cududa Taageerada Qaranimadda Somaliland
(Hadhwanaagnews) Saturday, January 21, 2012 Shacabka Reer Hargeysa Oo Maalinta Berri Ah Bananaan Bax Ku Muujin Doona Cududa Taageerada Qaranimadda Somaliland
Hargeysa (HWN) Dadweynaha ku dhaqan Magaaladda Hargeysa ayaa maalinta Berri ah isu soo bax balaadhan oo ay muujinayaan sida aanay marnaba gorgortan u geli Karin qaranimadda Somaliland ka dhigi doonaa Caasimadda.
Dadweynahan oo sida uu qorshuhu yahay isugu soo bixi doona fagaaraha beerta Xorriyadda ayaa waxa halkaasi ka hadli doona siyaasiyiinta saddexda xisbi qaran iyo waliba xubno aan ilaa hadda magacyadooda la sii ogayn oo ka tirsan xukuumadda.
Banaan baxan oo ay qaban qabaadiisa wadaan badhasaabka Magaaladda Hargeysa iyo dawladda Hoose, ayaa waxa si weyn loogaga soo horjeedaa shirkii dhawaan ka dhacay Degmadda Taleex, halkaas oo lagaga dhawaaqay maamul goboleed.
Guddoomiyeyaasha xisbiyadda UCID, Kulmiye iyo masuul ku hadlayay afka guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ayaa ugu baaqay dhamaanba dadweynaha reer Somaliland, gaar ahaan kuwa reer Hargeysa in ay isu soo baxan ka qayb galaan.
Si kastaba ha ahaatee banaanbaxan ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii ugu dambeeyay la hadal hayay shirkii ka dhacay Degmadda taleex isla markaana ay ciidamadda Somaliland xoog kula wareegeen degmadda Buuhoodle.
Isku soo wada duubo banaan baxan ayay shacabka reer Somaliland ku muujin doonaan sida aanay marnaba u ogolayn in qaranimadda Somaliland ay muran Gasho.
Hoda Abdel-Hamid (Doha)has reported extensively and authoritatively on many of the Middle East’s major news stories over recent years.
Hoda has provided Al Jazeera English with numerous exclusive reports from northern Iraq and Turkey of the clashes between the Turkish army and PKK (Kurdistan Workers’ Party). She has reported on the attack on the US consulate in Istanbul, Turkey, and the sinking by Russia of Georgian ships in the port of Poti.
With ABC News, Hoda covered Operation Desert Fox in December 1998; the lead-up to the invasion in 2003; and the immediate post-invasion situation. Since Operation Shock and Awe she has been on the ground regularly, covering the Falluja war, elections and referendums, and was embedded with US-led military alliance forces in Anbar and Tikrit.
Perhaps Arfa Karim is a name you’re not familiar with. A Pakistani student and programming prodigy, Arfa Karim became the world’s youngest Microsoft Certified Professional in 2004 when she was just 9 years old, a title she held onto until 2008. Now, at the age of 16 years old, this talented young Pakistani who had the brightest of futures passed away after suffering an epileptic seizure and cardiac arrest a few weeks ago, according to Geo News.
http://www.youtube.com/watch?v=rm0JR16j5jkShe had racked up quite the resume before her untimely death. After becoming the youngest MCP ever at age 9, she was invited to visit Microsoft’s Headquarters by Bill Gates when she was just 10 years old. Later that same year, Arfa Karim was honored by the Pakistan Government for the Fatima Jinnah Gold Medal in the field of Science and Technology. She was also honored with the Salaam Pakistan Youth Award and won the Presidential Award for Pride of Performance. If all that weren’t enough, she was certified for flying a plane at a flying club in Dubai…at 10 years old.
After learning of her medical condition, Bill Gates reportedlyset up an international panel of doctors for her treatment, and while she showed some sign of improvement, the young genius passed away on January 14, 2012 at 9:50 PM in Pakistan. She was laid to rest at her ancestral village of Faislabad.R.I.P. Afra Karim.
Khasaaraha dagaal duleedka Buuhoodle ku dhexmaray ciidammada qaranka Somaliland iyo malleeshiyo-beeleed degaanka ah + Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaaladaas oo dad badan ka qaxeen
Hargeysa (Jam)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee talada haysa muddada sannadka iyo badhka ah, ayaa markii u horreysay taariikhda Somaliland qaaday tallaabadii u xumayd oo ay ku cabudhinayso saxaafadda madaxabannaan kadib markii ay shalay mar keliya xabsiga ku hubsatay in ka badan 20 suxufi oo ka shaqeeya hay’adaha warbaahinta madaxbannaan.
Xukuumada Somaliland oo gebi ahaanba xidhay TV ga HCT TV ka dib markii uu madaxweynahu ku eedeeyay inay baahiyaan waxyaabo Somaliland ka dhan ah
SDWO (Hargeisa 14/01/2012) Tan iyo intii ka danbaysay qudabadii madaxweynahu ka jeediyey baarlmanka ayaa ciidanka boolisku albaabada u xidheen xaruntii maamulka ee TV ga oo ku taalay bartamaha Hargeysa.
Somaliland1991 oo ka mid ah warbaahinta madaxbannaan ee Somaliland ayaa waxa ay soo dhawaynayaa sii dayntaa la sii daayey 22 wariye ee dawladda Somaliland xidhxidhay shalay oo ay taaiikhdu ahayd 15 Jenaweri , maalin axada, 2012, kadiib markii ay wariyeyaashu qasriga madaxtooyada Somaliland ku hor mudaharaadeen. Arrintan oo runtii shacbiweynah Somaliland ka biyo diideen sida xaqdarrada ah ee loo xidhxidhay. Aad baanu ugu faraxsanahay haddaanu nahay bahda ka hawl gasha Somaliland1991.
Tan iyo intii shirka Taleex ee somaliland diidku/nacaybku halkaa ku shirayeen ee dawladda, madaxwayne Maxamed Axmed Maxamuud Siilaanyo u ogolaaday in shirkaasi dalka ka dhaco. Ayaa si guud iyo si gaara-ahaaneedba ay shacabka Somaliland ee qarankooda iyo nabadooda jecel ay ka degi wayday in xukumaddu u ogolaatay somalilandiidkaas/nacaybka . Kadibb markii ay soo shaac baxday in ay ku dhawaaqayaan maamul goboleedna uu dareenkii shacabka Somaliland aad iyo aad u kacay dibad iyo gudaba.
Suáalaha dadku isweydiinayeen ayaa waxaa ka mid ahaa waa maxay sababta keentay in Dawladdu u ogolaato in shirkaa lagu burburinayo qaranimada Somaliland? waa Maxay sababta ay uga hadli wayday waxaa halkaa ka socda? Meeyey sirdoonkii qaranku ee u xil saarnaa soo ururinta iyo daba galka macluumaadka iyo in ay ka hortagaan cidii khalkhal galinaysa amaanka qaranka Somaliland (Somaliland national security) Haddaba arrimahan tiiyo sidan ay yihiin ayaa waxaa jirtay oo madaxweynaha Somaliland ku wargaliyey hogaanka baarlamanka Somaliland in uu khudbad wada jira u soo jeedin doono laba gole maalinta jimcaha. Madaxda kale ee dunida marka ay dalalka ay ka taliyaan soo wajahdo marxaladd halisa, (CRIS) waxa ay markaaba bilaaban sida ay u wajihi lahaayeen marxaladdan cusub ee dalkooda ku soo korodhay. Wixii kale ee markaa yaala ee gacanta ku hayaana ay dhinac iska dhigaan. Haddaba maadaamoo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ay la soo derisaty xaalad aad iyo aad khatar ku ah jirintaankii iyo amaankii qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ma ay ahayn in uu madaxwaynuhu yidhaahdo khudbad baan idiin galayaa labadiina gole ee ka soo xaadira golaha wakiilada. Ma ay ahayn xili laba gole la isku yeedho si degdeg ah. Waxa ay hayd in dib loo dhigo. Hase yeeshee dhako kale ayey ahaydoo waxa ay ahayd in arrintan Taleex ee shacabka Somaliland ka biyo-diideen in lagu qariyo oo lagu baabiyo.
Haddii si degdeg ah la isku yeedhayo waxa ay ahayd in arrintant halista ku ah qaranka Jamhuuriyadda Somaliland uu ka hadlo, waxa ay xukumadd ahaan uga qorshaysan ama talaabada uu ka qaadayo. Laakiin waxa aan idiin akhrinayaa wixii 2011 xukumadd ahaan aanu qabanay. Waxaa loo turjuman karaa in aanay xukumaddu aanay waajib weyn iska saarayn arrintan Taleex ee ay iska dhayalsanayso. Waxaa la odhan karaa waa fadeexad la soo gudboonaatay madaxweyne Siilaanyo taariikhdana u galaysa.
Waxaa halkaa ka cad ina anu madaxweynuhu haba yaraatee aanu lahayn la taliyoyaal khuburo ku ah xaga arrimaha amaanka qaranka (National security advicers). Waxa nasiib daro ah in madaxwayne dal dhan xukumaya uu shaqo ka dhigto in albaabada loo laabo telefishan, xadhigna loogu daro wariyoyaal iyagu si nabada u mudaharaadayey. Khudbadiisiina ku soo daro Tv ga madaxbanaan ee Horn Cable Tv. Inta la xidhxidhayo 22 wariye, waxay ay ahayd in uu Siilaanyo soo qabqabto oo uu sharciga horkeeno kuwa somalilanddiidka/nacaybka ee dalka mijoxaabinaya ee amaankii iyo wada jirkii burburinaya. Kuwaas ayey ahayd dawladdu in ay shaqo ka dhigato oo sharciga horkeento. Waa iska ayaandarro.
Arrintan xidhxidhka 22 wariye iyo Tv HCTV waxa ay ka farxinaysaa cadawga Somaliland. Caalamkana waxa inoo galaysa sumcad xumo.
Dawladda waxaanu leenahay si degdeg ah oo bilaa shuruuda ku soo daa oo xoriyadoodii u soo celi. Haddii ay danbi galeen waa in si sharciga waafaqsan maxkamadda qaranka loo keenaa. Maaha in ay noqodto anigaad ii xidhan tihiin. 26 Juun 2010, doorashadii ka dhacday dalka iyo si nabada ahayd ee xukunka lagula kala wareegay ayaa waxa ay inoo soo jiiday sumcad wanaagsan oo indhaha caalamku si gaar ah innoogu eegayeen. Haddaba madaxweyne adigoo dadkaagii 49,5% kuugu rideen codka oo si dimuqraadiyadda kuu soo doorteen may ahayn in aarintan oo kale kaa suurto gasho in aad samayso.