Senaste video inslag av Vice Presidnet Ahmed Yusuf Yasin ankomst

Se denna inslag!

Somaliland1991

Titta på bilderna här från gårdagens översvämningar i Hargeisa

Det matriella skadorna är så omfattande och det har rapporteras att 3 människor miste livet efter de kraftiga skyfall och översvämningar i Hargeisa igår.

Här kan ni titta ett video inslag från Hargeia om översvämningar som ksotades tre människo liv.

Här är det ett inslag från Burco som drabbades ocså av översvämningar.

©Somaliland1991

Taariikhdii muj Haybe Laambad

Muj. Haybe Laambad oo si Heer Qaran ah Hargeysa Loogu Aasay

Waxa uu ka qaybgalay dagaal weynihii adduunka, dagaaladii Itoobiya iyo Somaliya ee 1964 iyo 1977 iyo halgankii dib-u-xoraynta SNM

Waraysi khaas ah oo 2005 Jamhuuriya la yeelatay Haybe Lambad

Hargeysa (Jam)- Marxuun Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) oo ka mid ahaa mujaahidiintii waaweynaa ee ururka SNM ee dhiigooda u huray xoraynta Somaliland, isla markaana ka mid ahaa dagaalyahanadii rug cadaaga ahaa ee ka qaybgalay dagaalkii labaad ee dunida, ayaa shalay si heer qaran ah loogu aasay magaalada Hargeysa, kadib uu subaxnimadii hore ee shalay ku geeriyooday cusbitaalka Hargeysa oo uu in muddo ah xannuun u jiifay.

Marxuum Haybe Laambad oo ka mid ahaa saraakiishii ciidankii milatariga Soomaaliya, isla marakana kaalin weyn ka soo qaatay halgankii dibu xoreynta ee SNM, waxa lagu aasay xaabalaha Xeedho ee waqooyiga magaalada Hargeysa, isaga oo ay aaskiisana ka qaybgaleen qaar ka mid ah saraakiishii sare ee SNM oo ay ka mid ahaan Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Muj. Ibraahim Dhegoweyne, Muj. Muuxe Biixi Cabdi, Muj. Jidhif, mujaahidiin kale oo waaweyn, wasiiro ka socday xukuumadda Somaliland, sallaadiin, aqoonyahano iyo dadaweyne aad u badan.

Marxuum Haybe Laanbad oo ifka kaga tagay saddex xaas iyo 21 carruur ah, waxa uu ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee ciidammadii milatariga dawladdii burburtay ee dalweynihii Soomaaliya la isku odhan jiray, isaga oo ka gaadhay darajada gaashaanle sare, hase yeeshee sannadihii siddeetamaadkii ayaa Haybe Laambad waxa uu mucaaradad kala horyimid nidaamkii keli teliska ahaa ee Siyaad Barre ee Soomaaliya, isaga oo u baxsaday dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga biiray ururkii SNM, kaas oo uu kaalin weyn ka soo qaatay isaga oo ka mid noqday saraakiishii sar sare ee SNM. Haybe Laambad intaa ka sokow waxa uu ka mid ahaa ciidankii Maxmiyadii Ingiriiska ee dalka Somaliland ee ka qayb galay dagaalkii Labaad ee Adduunka, isaga oo 18 jir ah, gaar ahaan dagaalkii Barma (Japan) sidoo kale Haybe waxa uu ka qayb galay dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya dhex maray sannadkii 1964 kaas oo uu ku qaatay darajada Captain (Sarkaal). 1977 ayuu haddana mar kale ka qayb galay dagaalkii Gobonimo doonka Soomaali Galbeed ee Itoobiya iyo Soomaaliya taas oo ka dhigaysa inuu ka qayb galay afar dagaal oo kala dambeeyay oo midba ka kale ka darnaa.

Haddaba, marxuum Haybe Axmed Guure oo dabayaaqadii sannadkii 2005 wargayska Jamhuuriya uga waramay taariikhdiisa iyo goortii ay ugu darnayd, waxa uu yidhi; “Waxaan ciidanka Ingiriiska ku biiray 1939.markaas oo la iiga qoray magaalada Berbera dabadeed waxa nala keenay Dacar Budhuq halkaas oo nalagu ciyaarsiiyay. Dabadeed Kenya ayaanu tagnay Mombasa ayaanu ka dhoofnay waxaanu tagnay Parma, anigoo laba Alifle ah, dagaalkii ayaanu sidaa ku galnay 1945, ayaana lanagu soo celiyay Berbera. 1964 ayaan haddana ka qayb galay dagaalkii Doolow, waxaanan ku qaatay Kabtan. 1977 ayaan haddana ka qayb galay dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya aar ahaan aagga Kumbusha. Intaas oo dagaal waxaan ka raali ahaa dagaalkii xaqa ahaa ee SNM ee lagu xoraynayay Somaliland oo aan u huray naftayda.

Waxa ay iigu darnayd anigoo u madax ah ciidankii 11aad ee deggenaa xeebta Bula-Xaar iyo Boolay anagoo tiradayadu ay ahayd 150 nin oo naftood hurayaal ah oo aan waxba cunin 4 caano maal oo ah 2 habeen iyo 2 maalmood ayaa nala ogaaday oo nala soo weeraray. Waxa na soo weeraray ciidan aan ku qiyaasay 500 nin iyo Tignikadoodii oo ka mid ahaa Faqashtii. Markii aanu ka war helnay in weerarku nagu soo maqan yahay ayaan fayliyay ciidankii dabadeed waxaan idhi, “Waa dalkeenii iyo dadkeenii waynu u dhimanaynaa ee difaaca”. Ninka ugu badani 50 midh oo rasaas ah ayuu sitaa, waxaan ku wargeliyay,oo ku idhi, “Rasaastii iyo cuntadiiba cadawga ayaa inoo sida ee sidaa ku ogaada”. Illaahay wuu noo rumeeyay oo waanu Is difaacnay, waxaanu dagaalanay 9 saacadood waanan jebinay. Aniga oo ciidankii Biyo u doonay ayaa haddana nalagu soo rogaal celiyay intii aan maqnaa ciidankii oo la jebiyay ayaan u soo galay faqashta dhexdoodii, waxaanu ahayn aniga iyo toban inan. Waa nalaga wareegay dabadeed 3 inan ayaa ku dhintay bartii. Siddeedayadii kale waanu ka baxnay. Maalintaa ayay iigu darnayd. Waa Illaahay mahadii dagaalkii aynu soo galnay ee aynu u soo halganay waynu ku guulaysanay. Wixii dhintay Alle ha u naxariisto kuwii naafoobay waxay innaga mudan yihiin in la dhowro oo mid shicib ah iyo mid dawlad ahba la daryeelo, lagana daayo Hatigaada iyo cago juglaynta.”

Haybe oo hadda ahaa nin waayeel ah oo da’diisu dhawr iyo toddobaatan sannadood kor u dhaaftay, isla markaana shalay si weyn loo aasay, ayaa isaga oo mar kale ka sheekaynaya maalintii maalmihii noloshiisa ugu naxdinta badnayd, waxa uu ku bilaabay, “Aniga oo jooga Bula-Xaar ayaa warqad lay keenay. Warqadaasi waxa ii soo diray wiil aan dhalay oo magaciisa la yidhaahdo Jaamac oo markaa joogay Sucuudiga, laakiin hadda deggen dalka Kanada, waxaanu igu yidhi Aabo waxa aan doonayaa inaad timaado Diridhaba. Markiibaan soo baxay Dul-Cad baan ka qaatay waraaqdii Fasaxa ee SNM bixin jirtay taas oo marka aad JigJiga joogto la bedeli jiray, kolkaan Jig-Jiga galay ayaan kaxaystay wiil af Itoobiyaanka yaqaana oo uu dhalay nin halkaa deggenaa oo Somaliland u dhashay, waxaan u tagay madaxdii Milatariga Jig-Jiga iyagiina waxay ii direen nabad sugida. Xafiiskii nabad sugida ayaan tagay iyada oo ay fadhiyaan laba nin oo madax ah. Kii taliyaha ahaa ayaan u dhiibay warqadiiyaan sitay. Markuu akhriyay ayuu igu yidhi “SNM-tii Diri-Dhaba waxay tidhi dadkiibaa nagu batee dadka aad soo daynaysaan yareeya”. Ninkii kale oo ahaa taliye ku xigeenkii nabad sugida ayaa markuu jawaabtii taliyihiisu siiyay ayaa yidhi, sii daa warqadii baa lay ogolaaday, ninkii taliye-ku-xigeenka ahaa oo Garaacaya warqadii, ayuu igu yidhi “Are You Haybe-Laambad” markaas baan ugu jawaabay Yes, Where are you recognized me (Xaggee igu baratay), wuu aamusay. Markii warqadii la ii dhammeeyay ee aan xafiiskii ka soo baxay ayuu iga daba yimid. Ninkaasi Afsoomaaliga inuu ku u dhashay ayaad moodaysaa wuxuu igu yidhi, “Hayboow ina ma i garanaysaa, maya ayaan ugu jawaabay, markaasuu yidhi 1967-kii markaad taliyaha ka ahayd adiga oo Kabtan ah Birjeex (Xero ciidankii Hargeysa) ayaa aniga dhiboo la igu kaa keenay Xamar ,wakhtigaana waxaan ahaa xidigle nabad sugid ah”.

Waxa kale oo uu yidhi, “Haddii aanad Taliye wanaagsan ahayn maanta maad badbaadeen waayo xafiiska aynu ka soo baxnay magacaagii iyo sawirkaagii ayaa yaalay, waxaan ku leeyahay xafiis dawladda Itoobiya leedahay oo magacaaga iyo sawirkaagu aanu oolin ma jiro. Sababta oo ah ah Dooloow, dagaalkii 1964, intaad ku dishay 120 askari oo Itoobiyaan ah, haddaan maanta kuu sheego ayuu yidhi, waxa laga yaabaa xabad lagugu dhufan maayee Baange ayaa lagugu jarjari, waxaana laga yaabaa Xabashida in ay qaar hilibkaaga cunaan, waan kula talinayaa ee I maqal ayuu yidhi, “Markaad naga tagto ee aad raacdo Baabuurka ee aad Kaaraamardha ka dhaadhacdaan ee aad wax badan socotaan magaalo ayaydun u tegi, Istab baa saaran, waxa baabuurka ku jira oo dhan waa la soo rogi, qof walba warqada uu sito ayaa laga qaadi oo la eegi. Meesha magacaaga iyo sawirkaaguba wuu yaalaa ee mar Allaale iyo markaad gaadhid istaag oo intaad ka degto carar iyada oo aan lagu arkayn oo xagga hore baabuurka isu taag. Haddii aad halkaas nabad gelyo ku dhaafto oo Diridhaba tagto meel xafiis ah oo Itoobiyaan leeyahay ha tegin. Wadnahaygu sidaas ayuu u gariirayaa maalintay iigu sii darnayd oo aan weliba xabadi jirin, maalintaas ayey ahayd”.

Inkasta oo Haybe-Laambad shalay la aasay isaga oo muddadii uu bukay aanu wax daryeel iyo taakulayn dhaqaale aanu ka helin dawladda Somaliland, mucaarid, muxaafid iyo hoggaamiyaayaashii ururka SNM, marka laga reebo masuuliyiin ka tirsan KULMIYE iyo wasiirka xannaanada xoolaha oo cusbitaalka ku booqday, maadaama uu ka mid ahaa ragga bogga hore kaga xardhan taariikhda halgankii SNM ee dalka lagaga xoreeyay keligi taliyihii Siyaad Barre, haddana waxa uu ku qanacsanaa inii uu noolaa nabad gelyada ka tisqaaday dalka Somaliland, “Waxaan ahaa Kornayl buuxa sidii aynu dagaalka u galnay dee laygama qaadin ee Kornaylkii uun baan ahaa. Dabadeedna waan iska fadhiistay waayo indhihii baan beelay. Waa Illaahay mahadii nabada Alle ina siiyay iyo cuqubooyinka ku dhacday nimankii (Faqashtii)” ayaa haybe Laadmbad ku soo koobay xogwarankii uu sannadkii 2005 Jamhuuriya siiyey.

INAA LILAALI WA INAALI LAAHU RAAJUCUUN, dhammaan hawlwadeennada Jamhuuriya Media Group waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan shaciga reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) 22/04/2010 ku geeriyootay magaalada Hargeysa, waxaanay marxuunka Illaahay uga baryeyaan inuu jannadii Fardowsa ka waraabiyo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

Jamhuuriya Online

Stora översvämningar i Hargeisa idag

Ett kragtigt regn drog Somalilands huvudstad, Hargeisa idag.

Oväder med kraftiga reng och åska har orsakat med stora matriella skador och människi liv i  Hargeisa  och Hargeisas region och lett till stora översvämningar i huvudstaden, Hargeisa idag.  Enligt nyhets sajten, Hadhwanaagnews reporter har 3 personer miste livet och ett antal skadades och mer än 100 hus har förstörds av regnet. Många har blivit hemlösa och  har ingen mat. Läget    är svårt för de drabbade. De behöver akut hjälp nu. Många skadades  svårt av el ledningar som röjt från marken.

Vi kommer att uppdatera för er läget i Hargeisa.

©Somaliland1991

Shaheera Asante My trip to Somaliland

Shaheera Asante

My trip to Somaliland

Africa on your Street

Welcome! I have lots from Somaliland for you this time, after going there to record a documentary for Radio 3.

Shaheera Asante

My trip to Somaliland

When I told my family, friends and anyone for that matter, I was going to Somaliland, the reaction was the same: ‘Where? Shaheera, surely you mean Somalia.’ – ‘No, Somaliland.’

In March this year, I travelled to Hargeisa, a dusty, busy and vibrant city – and Somaliland’s capital. We were there to record a documentary for Radio 3, about this unknown and unrecognized African country and its connection to Wales – where there has been a Somali community for over 100 years.

Not forgetting my beloved, Africa on Your Street, I thought I’d check out the Somali music scene. Unlike other African countries, music was not blaring from every street corner. Due to it being an Islamic state, music is not banned but its presence is subdued. There is however, a lively scene of musicians, writers, poets and creative types made up of locals and expats who have returned from as far away as Australia to rebuild Somaliland.

Mohamed

The music of Somaliland is hard to describe. It’s a mixture of Arab, Indian and North African rhythms. Traditional sounds originate from the rural areas, where most of the country’s population lived for hundreds of years.

Popular songs were created from personal poems and stories – accompanied by the music of the Arab Oud, with chanting and drumming. As the population grew and many migrated to the city and travelled abroad, western instruments such as the electric guitar were added. Today the sounds are both traditional and modern.

Popular music can be heard inside the dozens of CD music shops sprawled across the city. Otherwise, it’s mostly heard at weddings and social gatherings rather than at gigs and concerts. Unlike the UK, in Somaliland women and men do not mix publicly, and alcohol is forbidden due to it being an Islamic state.

The traditional songs and music of Somaliland have survived through the years of turmoil and now as peace reigns throughout the country, it is kept alive by traditional singers like Ikram Jama , one of the country’s most popular entertainers. Together with her Oud player Mohamed Miyir they gave my producer and I an excellent impromptu performance one hot afternoon.

Ikram was born in Hargeisa over 30 years ago (she wouldn’t tell me her age), and has never left Somaliland. Bursting into song with her Oud player by her side, her voice echoed the collective spirit of Somaliland – a country desperate for international recognition but also a nation proud to have survived its past and rebuilding its future.

I will certainly go back to Somaliland. I had a wonderful time there and I’d like to say a big MAHAD SANID! to all my fab, new friends in Hargeisa; you know who you are!

Listen to our documentary BBC Radio 3′s Sunday Feature: Somaliland – A relative Story on Sunday, 29 May 2005 at 21:30 to 21:45. This is the first of a series of Radio 3 weekend programmes devoted to Africa Lives on the BBC. Don’t miss Andy Kershaw in Mauritania (also on Sunday, 29 May).

Somaliland-traditional-Song

Take a look at my photo gallery from Somaliland. Look out for the vibrant Hargeisa food market; lively musicians and dancers; and the beautiful Berbera beach where I spotted an enormous turtle.

Background on Somaliland

Somaliland, or the Somaliland Protectorate as it used to be known, was under British rule from 1884, until its independence on 26 June 1960. A week later it joined the former Italian Somalia to form a Somalia Republic. The intention was to form a unified country, with all Somalis joined.

Unfortunately, as with many other African countries that have been affected by colonialism and let’s face it, social and political interference from an outside source – tension and injustice prevailed.

The North, where Somaliland is situated, felt betrayed and ignored by the South due to the fact that most of the resources, access to jobs, healthcare and a decent education were concentrated in the Italian-ruled South.

Outside-Berber

Following civil unrest in the late 1980s, Somalia’s leader, Said Barre led military operations against his own people, literally, sending planes off from Hargeisa airport (Somaliland’s capital) to bomb the very same city. With the collapse of the Somali republic, the people of Somaliland held a congress and in 1991 broke away for good from Somali and formed the Republic of Somaliland.

Today, 11 years after it declared independence, Somaliland is a country of true African endurance, it has an elected president, a multi-party democracy, and works towards a life of peace and prosperity. However, having come so far as a people, Somaliland has not yet received recognition as an independent nation by the international community. Recognition is key to retaining the relative peace and stability of the country.

Music Events

You can enjoy music from the UK’s Somali community through our Africa Lives Roadshow featuring the Shego Band, who perform live in Cardiff Bay on Sunday, 29 May.

Shego-Band.jpg

The Shego Band is led by Oud player and singer Shego Said. He was born in Somalia and trained in Egypt at the celebrated Cairo Conservatory. He and his brother, keyboard player Said, left Somalia at the start of the civil war, and have since lived in Saudi Arabia and the USA, before taking citizenship in Canada. They play both traditional and modern repertoire, and, despite leaving Somalia, their CDs and cassettes are still popular throughout the country.

Peace and Love

Shaheera

Africa on your Street

Sources: BBC

Riches of Somaliland remain untapped

Riches of Somaliland remain untapped

By James Melik
Business reporter, BBC World Service

Camels in Somaliland

Camels and sheep are the country’s biggest foreign currency earners

Until Somaliland gets official international recognition it cannot exploit its rich reserves of natural resources.

Although agriculture is the most successful industry, surveys show that Somaliland has large offshore and onshore oil and natural gas reserves.

Several wells have been excavated during recent years but because of the country’s unrecognised status, foreign energy companies cannot benefit from it.

Somaliland is in north east Africa but, as far as the outside world is concerned, it is simply a region of war-torn Somalia which has not been a nation since Britain gave it independence in 1960.

Yet the area the size of England declared independence 18 years ago and, while the rest of Somalia remains in a chaotic state, Somaliland has established a stable government, peace and relative prosperity.

Self reliance

The country’s progress is limited however, because aid donors and trade partners do not officially recognise its existence.

After declaring independence in 1991, Somaliland formed its own hybrid system of governance consisting of a lower house of elected representatives, and an upper house which incorporated the elders of tribal clans.

Somaliland made its final transition to multi-party democracy with elections in 2003.

We have to rely solely on our meagre revenues and the investments of our own people
Foreign Minister Abdillahi Duale

The country has its own flag, national anthem, vehicle number plates and currency – although the Somaliland shilling is not a recognised currency and has no official exchange rate.

It is regulated by the Bank of Somaliland which was established constitutionally in 1994.

Foreign minister Abdillahi Duale says the recession affecting the rest of the world is causing him particular concern.

“As a country which is not yet recognised this global phenomenon is affecting us very seriously,” he laments.

“We do not have access to international trade or international financial institutions,” he says. “So we have to rely solely on our meagre revenues and the investments of our own people.”

‘De facto’ state

Mr Duale insists that his people have a great entrepreneurial spirit and are business-oriented.

We need butter, we are not asking for guns
Foreign Minister Abdillahi Duale

Most trade is carried out with the Gulf States, Indonesia and India.

“Trade doesn’t require recognition,” he says.

The main export is livestock, with sheep and camels being shipped from Berbera, the country’s largest port.

In order to export livestock, a veterinary license has to be issued.

To facilitate that, a veterinary school has been built in Sheikh and it attracts students from the Horn of Africa and as far afield as Uganda and Kenya.

Mr Duale is unperturbed that such licences will not have the force that a United Nations-sponsored veterinary licence would have.

“We are not members of the UN but nevertheless, the international community trades with us because we are a de facto state,” he says.

woman kneeling on beach

Somaliland has 740 kilometrees of coastline bordering the Red Sea

He admits however, that one of the major problems the lack of official recognition creates is the inability to access international financial institutions.

“We cannot talk to the International Monetary Fund or the World Bank because they only talk to recognised states,” he says.

“We rely on ourselves and our Diaspora, which accounts for almost $600m of revenue a year.

“People get by but it is very difficult without infrastructure,” he says, “We need butter, we are not asking for guns.”

Growth industry

Apart from livestock, other exports include hides, skins, myrrh and frankincense.

Mining has the potential to be a successful industry although simple quarrying is the extent of current operations – despite the presence of diverse mineral deposits including uranium.

One industry which has seen growth however, is tourism.

group of people and goats

The majority of the 3.5 million population is nomadic

The historic town of Sheikh is home to old British colonial buildings which have been untouched for 40 years, whilst Zeila was once part of the Ottoman Empire.

Due to the fertility of some regions, many people travel to see the wildlife, while the offshore islands and coral reefs provide another major attraction.

Whoever is brave, or reckless enough, to break ranks with the world community and gives Somaliland the recognition is craves, must surely be well placed to take advantage of the riches the country has to offer.

Sources: BBC World Service

Vart tog President Dahir Rayale vägen?

Somalilands president, Dahir Rayale och hans fru, tillsammans med två ministrar lämnat landet snabbt  i torsdags. Enligt nyhetsmediarna åkte de till grannlandet Djibouti och därefetr ska de mellan landa i Addis Abeba och efter det ska de åka till Frankrike. Det här låter konstigt, att lämna landet så snabbt utan att  lämna någon officiell information efter sig.  Det här besöket var oannonserat. I vanliga fall brukar regeringen meddela presskåren i Somaliland, när president Rayaale åker till andra länder. Enligt obekräftade uppgifter i media ska president Rayaale söka vård i Frankrike.  Mycket tyder på det enligt några bedömare, han har inte med sig på resan några av  hans tunga ministrar som t.ex utrikes minister, som brukar alltid följa med presidenten när han åker eller gör besök i utomlands. Vice presidenten, Ahmed Yusuf Yasin, ledde statsråd mötet i torsdags. Han själv vårdades i paris i 3 månader och kom tillbaka i lördags förra veckan. Regeringen är fortfarnade tyst om det, det har inte kommit något pressmeddelande om president Rayaale resa eller hälso tillstånd.

Vice president, Ahmed Yusuf Yasin ledder statsråd mötet i president palatset.

© Somaliland1991