Hargaysa (HWN):-Mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyey Xeerka furashada Ururrada Siyaasada oo ay Maalmihii u dambeeyey Doodiisa ay ku guda jireen Xildhibaanada Wakiilladu.

Hadhwanaagnews) Sunday, July 31, 2011
Hargaysa (HWN):-Mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyey Xeerka furashada Ururrada Siyaasada oo ay Maalmihii u dambeeyey Doodiisa ay ku guda jireen Xildhibaanada Wakiilladu. Read the rest of this entry »

Advertisements

The Somaliland famous singer Kinsi Haji Adan passed away this week in Hargeysa.

Hargeysa, Somaliland, July 23, 2011 (SL Times) – The Somaliland famous singer Kinsi Haji Adan passed away this week in Hargeysa.
Hundreds of people, including members of th

 

 

Hargeysa, Somaliland, July 23, 2011 (SL Times) – The Somaliland famous singer Kinsi Haji Adan passed away this week in Hargeysa.

Hundreds of people, including members of the custodial corps band, the ministries of arts and culture,  tourism, and information, participated in her funeral ceremony.

Read the rest of this entry »

Daawo sawirrada xafladii madaxtooyada loogu dhigay qurbojooga Somaliland ee dalka imminka ku sugan

Madaxwayne Siilaanyo oo Markii ugu horaysay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Qurba jooga Somaliland ee Dalka ku Sugan.

 

Waa Markii ugu horaysay ee Madaxwaynaha Somaliland ku Casuumo Qurba jooga Somaliland Aqalka Madaxtooyada
Daawo Sawiradda

Halkan ka daawo mudaharaadkii garabka Faysal Cali Waraabe ay ka sameeyeen Hargeysa

Halkan ka Daawo Sawiradii Mudaharaadkii Shalay Taageerayaasha Faysal Cali Waraabe ku kala Xidheen Jidadka Magaalada Hargeisa.

 

Sawiro badan oo Muujinaya Mudaharaad balaadhan oo shalay ka dhacay hargeisa Daawo Sawiradda

Read the rest of this entry »

Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbad Taariikhi ah u jeediyay Bulsho waynta Gobolka Gabiley kuna Dardaarmay Xoojinta Horumarka iyo Wax soosaarka Dalka.

Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbad Taariikhi ah u jeediyay Bulsho waynta Gobolka Gabiley kuna Dardaarmay Xoojinta Horumarka iyo Wax soosaarka Dalka.
waxaan fahmi karaa oo isbedel kasta oo Cusub waxa uu leeyahay Dhibtiisa

Somaliland: The former British colony that shows Africa doesn’t need our millions to flourish

Somaliland: The former British colony that shows Africa doesn’t need our millions to flourish

By Ian Birrell

Last updated at 11:57 PM on 23rd July 2011

 

 

The Summer Time restaurant was buzzing. On the dusty road outside, new four-wheel drive cars fought for space with smart saloons. Inside, waiters in bow ties rushed about serving spicy chicken, camel milk and piles of spaghetti.

Families and groups of friends queued for tables at the entrance.

A father eating with his four sons stopped me for a chat about football. As we spoke, a group of women swathed in bright robes wafted by, talking with cutglass English accents.

Guuxii Reer Gebiley oo maanta ku dhamaaday ceeb iyo sumcad xumo ka dib markii ay tiirkhda somaliland dhacday in madaxweyne lagu soo dhoweeyo Kabo

Faallo:

Runtii waxa meesha ka dhacday Gebiley, waxa ay ahayd ceeb aad iyo aad u fool xun, taariikhadana ku suntan. Dadka reer Gebiley oo ah dad wanaagsan, ayaa maantaa wixii halkaa ka dhacay dad badan oo somalilandar ahi gudo iyo dibedba ku noqodtay shookh/naxdin. Waxaan wanaagsan in reer Gabiley ay raali gelin ka siiyaan shacabka reer Somaliland ee gudo iyo dibedba jooga,  arrintaas foosha xun ee meesha ka dhacday. Waxa ay furaysaa albaab fool xun arrintani.

Somaliland1991

Read the rest of this entry »