Hargaysa (HWN):-Mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyey Xeerka furashada Ururrada Siyaasada oo ay Maalmihii u dambeeyey Doodiisa ay ku guda jireen Xildhibaanada Wakiilladu.

Hadhwanaagnews) Sunday, July 31, 2011

Fadhigan oo uu Guddoominaayey Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Xildhibaanada Golaha wakiillada ku wargeliyey inay maanta Ansixinayaan Xeerka furashada ururrada Siyaasada.

Waxa Madashaa fadhiyey oo ka soo xaadiray 49 Mudane oo ka mida 82-ka Xildhibaan ee uu ka kooban yahay Golaha wakiillada Somaliland, waxaana Ansixinta Xeerka furashada ururrada siyaasada ogolaaday 29 Mudane, waxaa diiday Ansixinta Xeerkaas furashada Ururrada Siyaasada 4 Xildhibaan, halka ay ka aamuseen 15 Mudane, Guddoomiyuhuna muu coddayn.

Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland waxa uu Mudaneyaasha ku wargeliyey inuu Goluhu fasax yahay mudo Lix toddobaad ah.

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asporo)

Hadhwanaagnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Asporo23@gmail.com

Submitted By: Abdifataah

ka Soo xigtay:  Hadhwanaagsnews

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: