Ayaandaro weyn Hadraawi oo sheegay in uu ku Riyoodo Midnimada Somaliya

Hadraawi oo sheegay in uu ku Riyoodo Midnimada Somaliya
Hadraawi ayaa sheegay in mar walba uu ku riyoodo midnimada iyo wada jirka umada soomaaliyeed waxaana uu xusay raja wanaagsan inuu ka

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo TV3 dalka Malaysiya oo Somaliland si fiican uga waramaya

Halkan ka daawo madaxweyne Siilaanyo oo shir jaraaid ku dhaleeceeyey mucaaridka

Madaxweynaha Somaliland ayaa shir jaraaíd oo uu ku qabtay qasriga madaxtoyada Somaliland kaga hadlayaarrimo dhawr ah. xisbiyada mucaaridkana si adag u dhaleeceeyey. Halkan ka daawo video-gaas

Halkanka daawo tv- qaranka Somaliland 28 Sept 2011

 

Tacsi dadkii ku naf waayey masiibadii dooha Agabar 27 Sep 2011

Shalay ayey ahayd markii ay 12 ruux oo baabuur nooca Landcruiserka oo ku qalibmay, dooxa Agabar.  Rakaabka labada Landcruiserka saara oo ka yimid, kuna sii socday Jabuuti, ayaa waxaa roob badan oo aagaa ka daáy, kadibna dooxii  oo markaa soo daad marayo ay is yidhaahdeen ka talaaba, saacadu marka ay qoran tahay, way qoran tahay, halkii ayey labadii baaruur ku qalibmeen, labada baaurr rakaab  badan ayaa saarnaa qaarn  way badbaadeen, 12 kalena way ku naf waayeen. Waxaa ilsa markiiba xaga dawladda Somaliland goobtii u soo gurmaday oo yimid, wasiirka madaxtooyada Somaliland, Xirsi iyo wasiirka waxbarashada Somaliland. Waxaan leeyahay aad iyo aad ayey u amaanan yihiin, sida wanaagsan ee ay uga qayb qaateen labadooduba.

Sawirrada ayaa laga daawaday in ay kabo laáan ku joogeen  labada madax ee Somaliland ee yimid meeshaa ay masiibadau ka dhacday. Runtii aad iyo aad bashacabka Somaliland gudo iyo dibedba  ugu farxeen. Dalkeena oo ah dal yar oo dhaqaale buuran lahayn, ayaa haddan intii taagtooda ay dawladdu u gurmatay dadkaa masiibadu ku habsatay. Haddii aanay dawladu tagi lahayn halkaas, waxaa loo soo jeedinlahaa canbaarayn weyn. runtii waa arrin lagu farxo sidaa ay yeeleen, in ay tagaan  labdaa wasiir ee ka tirsan dawladda Somaliland.

Hargeysa Arbaco 28 September 2011 SMC

 

 

Xukuumada Oo Gaashaanka Ku Dhufatay In Ardayda Deeqda Waxbarasho Ka Helay Turkigu Ay Ku Dhoofaan Baasaaboorka Somalia Iyo Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Hadashay

CADADKII 2778

Hay’adda Turkiga Ee Niil Organization Ayaa La Sheegay Inay Damacsanayd In Ardayda S/Land Ee Deeqda Waxbarasho Ka Helay Dalkaasi Ay Ku Qaado Baasaaboorka Somalia

Hargeysa, September 25, 2011 (Haatuf) – Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland iyo hay’adii Turkiga ee Niil Organization ee deeqda waxbarasho siisay Ardaydii sanad dugsiyeedkan ugu dhibcaha saraysay Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Dalka ayaa la sheegay inay isku khilaafeen Bassaboort-ka ay Ardaydaasi kaga dhoofayaan dalka, taas oo hay’addu ay damacsanayd in ardaydaasi ay ku safraan Bassabort-kii hore ee Somalia (Green Card), balse ay xukuumadu Somaliland ku gacan saydhay qorshahaasi.

Read the rest of this entry »

Somaliland Delegation to Visit Mogadishu in Historic Trip. (VOA)

Somaliland Delegation to Visit Mogadishu in Historic Trip.

Published On 23 Sep 2011

Mogadisho: HN: Somaliland plans to send a delegation to Somalia’s capital Mogadishu on Saturday, in what would mark the breakaway region’s first official visit there in more than 20 years.

During a news conference Thursday, Somaliland Vice President Abdirahman Saylici downplayed any political significance, saying the trip is purely humanitarian.

The delegation plans to deliver money to help Somali drought and famine victims. Somaliland’s trade, industry and tourism minister, Abdirisaq Khalif, said his region’s people have raised $700,000.

A second delegation from Somaliland will visit Kenya’s massive Dadaab refugee complex near the Somali border on Saturday. Dadaab is home to more than 400,000 Somali refugees.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991, but is not recognized by any nation. The region runs its own affairs and has existed in relative peace and stability for two decades.

Somalia, in contrast, has been wracked by 20 years of chaos and conflict since warlords overthrew dictator Mohammed Siad Barre in 1991.

VOA