Halkan ka daawo warkii Tv:ga qaranka Somaliland

26 Oktober 2011

WARKII TV-GA QARANKA 25 OCTOBER 2011

asiirka Maaliyada Jamhuuriyadda Somaliland Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka dhawaajiyay in qaylada inta badan ka soo baxda Somaliland ay ka timaado xubno afmishaaro ah oo mashaqays tayaal ah, isla markaana ku dhex wareegi jiray Xafiisyada Dawladda, ku waas

(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 26, 2011
(London-HNW) Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyadda Somaliland Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka dhawaajiyay in qaylada inta badan ka soo baxda Somaliland ay ka timaado xubno afmishaaro ah oo mashaqays tayaal ah, isla markaana ku dhex wareegi jiray Xafiisyada Dawladda, ku waas

(London-HNW) Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyadda Somaliland Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka dhawaajiyay in qaylada inta badan ka soo baxda Somaliland ay ka timaado xubno afmishaaro ah oo mashaqays tayaal ah, isla markaana ku dhex wareegi jiray Xafiisyada Dawladda, ku waas oo hadda waayay wixii ay heli jire……………Read More

Read the rest of this entry »

Somaliland seeks UAE role against piracy (Khaleej Times)

Somaliland seeks UAE role against piracy
Shafaat Ahmed (INTERVIEW)17 May 2011

DUBAI — The UAE being so close to the piracy infested waters and showing a willingness to tackle the issue head on, the authorities of Somaliland — the breakaway republic from the eastern Horn of Africa and one of the victims of the menace — are hoping to strike a fruitful deal with the emirates, which will help not only the two countries but the entire region.

Read the rest of this entry »

Somaliland First Lady vows to empower women to decision making positions

Somaliland First Lady vows to empower women to decision making positions

By Moha Dahir Farah Jire and J. Aboulfaki
ADDIS ABABA, Ethiopia – In an exclusive interview with the SSI, the First Lady of Somaliland Mrs. Amina Mohamed Jirde reaffirmed her commitment to advance the welfare of women of her country and empower them to participate in development endeavours including with access to participate in politics, economic and social spheres. Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo sawirradii hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya DIGNIIN DIGNIIN DIGNIIN DIGNIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Sawirro: Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya oo lagu dilay ama dhegta dhiiga loo daray 21 Oktoober 2011

DIGNIIN DIGNIIN DIGNIIN DIGNIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Waxa aanu aad iyo aad akhristayaasha uga digaynaa sawirada aad halkan  ka daawan doontaan ay yihiin qaar aan qurux badnayn ee haddii aanad eegi karin ka jeedso ama iska bedel maqaalka: Maanan soo wada gelin sawirrada intooda badan ee halkan ka daawo qaar kale !! Digniin Digniin Digniin!!!!!!!!!!

http://www.ibtimes.com/articles/235226/20111021/muammar-gaddafi-killed-dead-body-pictures-released-photos-gaddafi-gaddafi-dead-gaddafi-dead-photos-g.htm

Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya, Moammar Qaddafi.

Read the rest of this entry »

Daawo sawirrada safiirka dalka Faransiiska u fadhiya dalka Jabuuti oo la kulmay madaxweynaha Somaliland

M. Silaanyo Oo Digreeto Ka Soo Saaray Maamulka Guryaha Dawlada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maana soo saaray go’aan ku caddeeyey inay dawlada dhexe masuul ka tahay maamulida Maamulaysa Guryaha Dawladda, Dhulka Dawlada iyo Dhulka Danta Guud.
Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madatooyada oo uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ), kaas oo u qornaa sidan
“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 12aad, Farqadiisa 1aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 2aad, Farqadiisa 2aad ee Xeerka Maamulka Dhulka, Magaalooyinka Jamhuuriyada Somaliland Xeer No. 17/2001
Markuu Ka war helay: In Guryihii Dawlada Boob lagu hayo oo dad kala iibsanayo qaarna ay isku dayeen in ay Mulkiyado u samaystaan
Wuxuu soo saaray Go’aankan:-
Guryaha Dawladda, Dhulka Dawlada iyo Dhulka Danta Guud waa hanti qaran, waxaana Awood sharci u leh iibintiisa, Bixintiisa, Kirayntiisa, dawladda dhexe.
Waxaana Reeban in cid gaar ah Mulkiyad iyo lahaansho gaar ah loogu sameeyo.
Go’aankan waxa uu madaxweynuhu faray Hay’addaha ku shaqada leh inay waajibkooda ka gutaan meel marintiisa.”

Somaliland1991

Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya ee Moamar Qadafi oo dhegta dhiiga loo daray 20 Oktober 2011

Waa maalin taariikhiya.

Maanta oo ah maalin khamiis, bishuna ay tahay 20 Oktober,  markii ay saacadu abaaro maraysay 2 duhurnimo iyo waxoogaa , ayaa anigoo shaqada ku jira oo waraaqo ku halwan ayaa, inan (wiil) shaqada aanu ka wada shaqayno oo radio  dhegasanayey ii yeedhay , ma maqashay in Qaddafi la dilay,yaa maxaad tidhi. la dilayaa???  dhegtii baan u raariciyey warkii qaddafi, markaa  lama xaqiijin in  la qabtay , in la  dhaawacay iyo in la dilay. Waan iskaga soo baxay xafiiskii aan joogay mid kale  ayaan u tegay oo  ku idhi wararku waxa ay sheegayaan in ladilay Qaddafi, maaha waad igu ciyaaraysaa ayuu igu yidhi war bal netka fur ee bal eeg, mise dhawr meelood oo aanu galnay ayaa warar kala duwan sheegay iyo sawirkiisii oo dhiig marsan yahay oo la soo dhigay goobaha wararka  sida BBC, CNN iyo Aljazeera.  waan iskaga tegay qolkii Kaffe lagu cabo ayaan tegay, mid isna halkaa fadhiyey oo arrimahan Qaddafi aad u xiiseeya, oo aan war ka hayn ayaan u sheegay, waxaa ka soo hadhay ninkii , ma runbaa ma runbaa ma runbaa. waar bal netka ina gee:  Galnay netkii  oo aragnay wararka  iska soo daba dhacaya.  Qaddafi oo xukunka dalkaa Liibiya  inqilaab ku qabsaday 1969, isagoo da´diisu ahayd 28 jir. ayaa wuxuu noqday, keli taliyihii adduunka ugu muddada dheeraa 42 sanno. Wuxuu ahaa ma naxaan, axmaq aan dadkiisa u tudhin. Nin is waalaba taasaa sugaysa oo isku daýa in dadkiisa cabudhiyo.  Halkan ka daawo vidoe´ga!

Somaliland1991

Prime Minister of KenyaOdinga Praises Somaliland For Helping Refugees, Says It Is Time To Recognize Somaliland

Prime Minister Odinga Praises Somaliland For Helping Refugees, Says It Is Time To Recognize Somaliland

Nairobi, Kenya, October 8, 2011 (SL Times) – Kenya’s Prime Minister Raila Odinga welcomed in his office the Somaliland delegation that took aid to Somali faminevictims in Kenya’s refugee camps.

Read the rest of this entry »

Madaxweyne Siilaanyo oo soo Bandhigay Sababta Beesha Caalamku Indhaha Uga Qabsatay Qadiyadda Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo oo soo Bandhigay Sababta Beesha Caalamku Indhaha Uga Qabsatay Qadiyadda Somaliland

Last Modified: Wed 19th Oct,2011

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweynaha Somaliland waxa uu walaac ka muujiyey hannaanka aayo-ka-tashi ee ummadaha adduunka, waxaannu soo jeediyey tallooyin lagaga bixi karo caqabadahaasi

Read the rest of this entry »

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Bill Clinton oo Somaliland ku soo daray hadal uu ka jeedinayay munaasibad ay joogeen dad badan oo madaxa

Waxaa aan halkan idiinku hayaa akhristayaasha Somaliland 1991, ee  qiimaha iyo qadarinta  naga mudan  video-gan oo laga duubay munaasibad aad u  qiimo leh oo ay ka soo qayb galeen dad magac ku leh dunida. oo iskugu jira siyaasiyiin, dublamaasiyoon, UN-ta, maal qabeeno waa weyn iwm Waa markii u horreysay ee madaxweyne Maraykanki ay afkiisa ka soo baxdo Somaliland. Waxaan rajeynayaa in maalin aan fogayna afkiisa laga maqlo madaxeynaha haatan tallada u haya dalka  Maraykanka, Barack Obama.

©Somaliland1991

Halkan ka daawo sawirro muuqaala ka soo ambo bixii Ceerigaabo iyo ku soo dhawayntii madaxweynaha Somaliland ee Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisii oo ka soo amba baxaya magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. 12 Oktober 2011. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo weftigiisa oo  booqasho dhawr maalmood qaatay ku soo maray gobolada bariga oo dhan.

Daawo Sawirrada

Read the rest of this entry »

Daawo markabkii siday kontiirada ee bada ku burburay bada dalka New Zeeland

Rena Grounding – Wednesday 5 October pm

Daawo video-ga madaxweynaha Somaliland oo booqday ciidamada Somaliland jiida hore fadhiya

WARKII TV-GA QARANKA 12 OCTOBER 2011.

Halkan ka daawo TV-ga qaranka, warkii tv-ga qaranka Somaliland

Halkan ka daawo muuqaal video ah madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed M. Siilaanyo iyo weftigiisii oo ka soo ambaxaya Ceerigaabo

12 Oktober 2011

daawo sawirro muuqaal ah Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftigii Uu Hugaaminayay Oo Meel Fagaare Ah Ugu Khudbadeeyay Shacabka Magaaladda Burco

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftigii Uu Hugaaminayay Oo Meel Fagaare Ah Ugu Khudbadeeyay Shacabka Magaaladda Burco

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dadweynaha reer Burco si guud mar ah uga waramay waxa ka fulay balanqaadyadii uu sameeyay wakhtigii uu Codka ka doonayay… Daawo Sawiradda

Burco (GNS) MadaxWeynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Meel Fagaare ah kula hadlay Boqolaal Qof oo ka mid ah Shacab weynaha Magaaladda Burco, ka dib markii uu Maalmihii u danbeeyay uu Safar ku joogay Goboladda Barri ee Dalka.
DSC09469
Madaxweyne Siilaanyo ayaa dadweynaha reer Burco si guud mar ah uga waramay waxa ka fulay balanqaadyadii uu sameeyay wakhtigii uu Codka ka doonayay iyo intii uu xilka hayayba, isagoo tilmaamay in badan oo aan ka fulin balanqaadyadasi inay xukuumaddiisu diyaar u tahay dhamaystirkooda.
DSC09489(1) Read the rest of this entry »

Daawo muuqaalka video-ga ah ee booqashadii madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sool

Daawo muuqaal video-ah booqashada madaweynaha Somaliland oo gobolka Sanaag booqasho ku tegay

 

Halkan ka daawo vidoe-ga khudbadii madaxweynah Somaliland iyo weftigiisii oo ku sugan gobolka Togdheer