Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Soo Degay Madaarka Caasimadda Hargeysa Ka Dib Markii Uu Muddo Bil Ah Uu Ku Maqnaa Dalka Dibadiisa

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Soo Degay Madaarka Caasimadda Hargeysa Ka Dib Markii Uu Muddo Bil Ah Uu Ku Maqnaa Dalka Dibadiisa

………. Daawo Sawiradda
28 November 2011

Silaanyoo1
Hargeysa (GNS) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) iyo Wafti uu hugaaminayo ayaa goor dhoweyd ka soo degay Madaarka egal Airport international ee Magaaladda Hargeysa.

Read the rest of this entry »

Daawo sawirradan Meherkii Ugu Miisaanka Cuslaa Somaliland oo Kulmiyey Siyaasiyiin kala baaday, Mujaahidiin aan muddo is arag iyo Masuuliyiin Wakhtigu kala fogeeyay.

Somaliland1991 waxa aanu hambalyo aan la soo koobi karin u soo diraynaa caruuska, Mustafe  Maxamed Xasan (Mustafe Gacmadheere) iyo Hodan  Muuse Biixi Cabdi, Waxa aanu leenahay isku waara inshaanlaa.
Meherkii Ugu Miisaanka Cuslaa Somaliland oo Kulmiyey Siyaasiyiin kala baaday, Mujaahidiin aan muddo is arag iyo Masuuliyiin Wakhtigu kala fogeeyay.
Xafladii Ugu Maamuuska badnayd ee taariikhda ka gashay somaliland taasi oo Loogu Dabaal dagayay awlaada Mujaahidiinta dalka… Daawo Sawiradda

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo waraysi Tv-ga qaranka Somaliland la yeeshay madaxweynaha Somaliland oo London jooga

Daawo barnaamijkan xiisaha leh waa waraysi tv-qaranka Somaliland la yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bide

Daawo video-gan Safiirkii Somaliland u fadhiyey Kenya, Inadha Buur oo maanta geeriyooday magaalada Nairobi, Kenysa

Daawo barnaamijkan tv.ga qaranka Somaliland barnaamijka miliyanaar

Daawo sawirkan tuug la qabtay Heesh calaa muwaadaniin

Qiso cajiiba oo ka dhacday magaaalda Hargeysa. Tuug wax xadayey oo la qabtay, markii la qabtayna,  labada gacmood iyo labada lugood sidii go´ii afarta faraq la qabtay, oo loo iii waalwaalayo (loo sii wado)  dhinaca shookiga. Waxaasaa mu´aadiniyiina, wadaniyiina. Hambalyo. Keena xun ee ina dhibaataynaya waa in sharciga qaranka Somaliland la hor keenaa. Waxa aan xasuustaa 2001 mar aan tegay Hargeysa, ayaa tuug wax  xadayey ayey dadkii qabtaeen, waxaanay arrintani ka dhacday, hudheelkii cuntada laga cuni jiray ee caanka ahaa ee  la odhan jiray Quful, kaasoo  u dhawaa istaanka Berbera. Dadkii markii ay qabteen, tuugii ayaa la yidhi waar bal ha loogu yeedho ciidankii nabad-galyada (bilayskii) laba nin oo dharkii  ciidankii bilayska Somaliland gashan ayaa yimid, way kaxeeyeen tuugii , labada nin ee bilayska ahi wax huba oo ay siteen ma ay jirin. Ninkii labada dhinac ay qabteen, sidii ay usii wadeen ayey geeyeen  saldhigii dhexe ee bilayska. Ilaa waxa aan daba socday laga soo bilaabo meeshii lagu qabtay tuuga oo ahayd hudheelkaa Quful ilaa saldhiga dhexe oo ilaa qiyastii 800-1000 mitir ay isku jiraan. Intii ay sii wadeen wax dhibaato ah tacadid oo loo geysaty ma ay jirin. Waxaan idhi  Alla maxay shacabku Somaliland nabad u bislaadeen. Kii nabada iyo amaanka wax u dhimayey ayaa sidaa  la iskaga qabanayaa. Waa Guul u soo hoyatay shacabka reer Somaliland ee nabada jecel. Hambalyo ayaanu leenahay ilaashada nabadiina.

Sawirka waxa aanu ka soo xiganay: Haatuf

Somaliland1991©

HARGAISA TUUGTA JEEBSIIBKA IYO KUWA MOBILADA LA CARARA OO DADWAYNAHU GACANT