Madaxweyne ku-xigeenka oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Weyn oo Somaliland loo Dhisayo

Madaxweyne ku-xigeenka oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Weyn oo Somaliland loo Dhisayo

 

Cisbitaalkan oo ka koobnaan doona laba qayb oo kala qayb Waxbarash oo Caafimaadka ah (Taeching Hospital)

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay Cisbitaal weyn oo laga dhisayo Cisbitaalkii hore ee Jajabka, kaasoo ay maal-gelinayaan Haweenay u Dhalatay wadanka Talyaaniga iyo Dhakhaatiir kale oo ka wakiil ah Dhakhtar u dhashay Dalka Somaliya oo Magaciisa la odhan jiray Dr. Maxamed Aadan Shiik oo lacagta ku baxaysa cisbitaalka iyo Hindisihiisaba lahaa, balse geeriyooday mudo yar ka dib markii uu Somaliland u ogolaaday hir-gelinta dhakhtarkan.
Read the rest of this entry »

Halkan ka dhegayso waryaha BBC World ee Dan Damon

Dan Damon present World Have Your Say at a university in Hargeisa. (BBC World)

WHYS 30: Live from Somaliland

Thu, 26 Jan 12

Duration:
24 mins

Available:

Our colleagues from World Update are in Somaliland – and their presenter Dan Damon present World Have Your Say at a university in Hargeisa. We’ll hear from students there about how they go about daily business in the de facto state, which is an autonomous part of Somalia. A

 

HARGEISA — The presenter of BBC’s renouned World Update, Dan Damon and BBC Africa Editor Mary Harper were this week in a Somaliland capital, Hargeisa, to benefaction World Have Your Say (WHYS) programme during a university of Hargeisa (UoH).

Broadcasted over 200 FM stations opposite a United States, East Africa and a Middle East, a programme focuses on business, record and stories that are creation news. In serve World Update presents in-depth information and research of general issues by vocalization to experts and typical people to hear initial palm accounts.

Dan and Mary were assimilated by their Somali colleagues, BBC Somali match (Hargeisa), Mr. Ahmed Said Egeh and Mr. Abdulrisak Hajji Mohamed Sirad as good as students from UoH.

Read the rest of this entry »

halkan ka dawo ciyaarihii Africa African nation cup 2012

Halkan ka daawo furitaankii ciyaarha Africa ee kubada cagta 21 jenawari 2012

Halkan ka daawo video banaanbixii ka dhacay beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa 22 Jenaweri 2012

 

Halkan ka daawo sawirro muuqaalo qurux badan bannaanbixii beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa



Saxiibyaal Waxaanu Microphone ka la dhex qaadnay Dadweyinhii Mudaharaadayay ee Maanta isugu Soo baxay Beerta Xoriyada Dadweynahan ayaa gaadhayay Kumanaan Kun.

Read the rest of this entry »