Daawo barnaamij xiiso waa wariye Cabdisalaan Harari iyo libaaxyada Hargeysa ku nool

Barnaamijka Hereri Iyo Hargaysa Maxamuud Cali Burco – Somaliland qaybta bacadalaha Hargeysa

Daawo sawirrada efti ka socda Dawlada Turkiga oo booqasho ku yimi magaalada Hargeisa lana kulmay Madaxweyne Siilaanyo

Wefti ka socda Dawlada Turkiga oo booqasho ku yimi magaalada Hargeisa lana kulmay Madaxweyne Siilaanyo iyada oo ay weheliyaan qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

29 marsh 2012

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu caawa fiid kii hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti Balaadhan oo ka Socda Dawladda Turkiga oo uu hogaaminaayo Safiirka Somaliland iyo Somaliya u qaabilsan Dalkaasi, AMBASSADOR Mr. KANI TORUN, Weftigaas oo ka kooban 6 xubnood oo shalay gelinkii danbe Booqasho ku yimid Somaliland.

Read the rest of this entry »

Fadlan daawo barnaamijka xiisaha badan wariye Cabdisalaan Xareri oo waraysi la yeeshay muwaadni geel dhaqaya oo Canada ka soo guuray

The World’s Next State? (Somaliland) The New York Times

By Dayo Olopade

Hargeysa, Somaliland, March 24, 2012 — If a country isn’t recognized, does it make a sound? Here in Somaliland, the semi-autonomous northern part of the failed state of Somalia, I discovered that the answer is an emphatic yes.

Read the rest of this entry »

Somaliland: Hargeysa Stall Demolitions Infuriate Traders

Hargeysa, Somaliland, March 26, 2012 – Thousands of traders in Hargeysa, capital of the republic of Somaliland, are incensed at having their businesses demolished in a city beautification drive, and some fear the move could lead to a crime wave.
An estimated 5,000 traders have lost their only source of livelihood, Abdillahi Hassan, a human rights activist in Hargeysa, told IRIN.

Read the rest of this entry »

Water Department Sets Up A New System Of Payment

Hargeysa, Somaliland, March 24, 2012 (SL Times) – The water department of Hargeysa implemented a new arrangement which makes it easier for customers to pay their water bills.
The main feature of the new arrangement is that customers receive a phone call reminding them that their bill is due.
The head of the billing section of the water department, Mr Ahmed Ismail Hirsi, told Haatuf newspaper the new system is expected to help in preventing the rise of situations where people say their water supply was cut when they did not know they owed money to the water department.

Source: SomalilandTimes

Admas University Students Collect Books For Public Library

Hargeysa, Somaliland, March 24, 2012 (SL Times) – Admas University students collected books which will be available for the public.
This came in response to the observation that Somaliland’s public reads very little and is an effort to raise the level of reading among the public. The project was initiated by students in Development Studies at Admas University.
The event was attended by the President of Admas University Ahmed Dahir Adnan, the Minister of Information Boobe Yusuf Duale, the Deputy Minister of Education Ali Hamud Jibril, the President of Candle Light Shukri Haji Bandare, members of Hargeysa and Tima Adde reading clubs, students and faculty,
The President of the University said he donated two of his favorite books,and noted that if people take the initiative and do things for themselves the way they are doing now about books, they would not need foreign aid.
Mustafe Muhammad Dahir spoke on behalf of the students, and explained the purpose of the book donations and the importance of reading and writing.

Source: SomalilandTimes

Somaliland President Signs Anti-Piracy Law

 

Hargeysa, Somaliland, March 24, 2012 (SL Times) – Somaliland President Ahmed Sillanyo issued a circular which promulgates an anti-piracy law. The law was already passed by both parliament and the Upper House and it gives the president the authority to enter into agreements with foreign countries which allows for the transfer of pirates to Somaliland jails.
According to a statement by Presidential spokesman Abdillahi Muhammad Dahir (Cukuse), the circular number was JSL/M/XERM/249-988/032012, and it enacted piracy law Lr. 52/2012.
The president also enacted the law that authorizes the transfer of pirates to Somaliland jails.

Source: Somalilandtimes

Somaliland President Ahmed Sillanyo received in his office delegations from the African Development Bank and Turkey.

Hargeysa, Somaliland, March 24, 2012 (SL Times) – Somaliland President Ahmed Sillanyo received in his office delegations from the African Development Bank and Turkey.

The Turkish delegation was led by Abdulahad Kokdagi, TIKA Somali program coordinator, an organization an for mutual assistance that comes under the Turkish Prime Minister’s office. A press release issued by Somaliland government spokesman, Abdillahi Muhammad Dahir (Cukuse) said the president stressed to the Turkish representative Somaliland’s great need for assistance and expressed hope that Turkey’s help will become a reality. The press also pointed out that President Ahmed Sillanyo instructed the minister of planning and the minister of water and minerals to present to the Turkish organization specific areas where Somaliland needs assistance.

Read the rest of this entry »

Listening and Acting: Somaliland Wins Praise and Commitments from European Parliamentarians and Policymakers

Listening and Acting: Somaliland Wins Praise and Commitments from European Parliamentarians and Policymakers

Brussels, Belgium, March 24, 2012 – At the invitation of the Foreign Affairs Committee of the European Parliament, Dr Mohamed Omar, Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Republic of Somaliland engaged in an exchange of views with parliamentarians – the first of its kind in twenty years – in which he set forth the objectives and challenges facing his government since their election to office in 2010.

Read the rest of this entry »

Fadlan ila daawo barnaamij aad iyo aad u qiimo badan/xiiso badan Barnaamijka Hereri Iyo Hargeysa Ee Fardoole Somaliland

Barnaamijka Hereri Iyo Hargeysa Ee Fardoole Somaliland

waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan waa wariye Cabdisalaan Hareri oo waraysanaya muwaadin reer Somaliland ah oo ka soo guuray Canada

in uu bilaabay in geel ku dhaqo wadanka gudihiisa

 

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Tan Iyo Intii Uu Xilka Wareejiyey Markii U Horeysay Booqday Madaxtooyada Lana Kulmay Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa.

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Tan Iyo Intii Uu Xilka Wareejiyey Markii U Horeysay Booqday Madaxtooyada Lana Kulmay Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa.

 

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Ayaa maanta socdaal ku tagay xarunta qasriga madaxtooyadda…………………..

Hargeysa (GNS)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Ayaa maanta socdaal kutagay xarunta qasriga madaxtooyadda,Waxaanu Kulan la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo Kuxigeenkiisa.
521768_2537335812356_1822465363_1517127_1454157243_n
Madaxweynihii hore ee Somaliland waxa uu dalka kusugnaa maalmihii ugu dambeeyay.sida ilo xog-ogaalihi sheegayaan barqadii maanta wuxuu socdaal ku tagay xarunta madaxtooyadda Somaliland waxaanay kulan gaar ah wada yeesheen madaxweyne Siilaanyo.kana wada hadleen Xaaladda Guud ee Mandaqadda iyo geedi socodka nabadda.

Mana jiraan warar sugan oo arrintaasi kasoo baxaya
Dhinaca kale Markii uu dhamaaday kulankaasi Waxa sidoo kale uu Daahir Riyaale Kaahin kulan labaad laqaatay Madaxweyne Kuxigeenka Saylici iLaa Imika Lama Oga Waxa uu kusaabsanaa ama ay kawada hadleen Labadaa Masuul Waxaanu ahaa Kulan Ay ALbaabadu uXidhanyahay Kulani wuxuu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee Madaxweynihii hore Ee Somaliland kutagao xarunta qasriga madaxtooyadda
292532_2537336092363_1822465363_1517128_1684854157_n

Cabdiraxmaan Muuse Yuusuf
Gabiley News Reporter


Published: 2012-03-27

Maxamed Xaashi Oo Kayd Maaliyadeed Oo Mug Leh Ku Wareejiyey Wasiir Samaale

Maxamed Xaashi Oo Kayd Maaliyadeed Oo Mug Leh Ku Wareejiyey Wasiir Samaale

Posted by Mohamed on Mar 20th, 2012 // No Comment

.

 

Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada maaliyadda, Weli Daud Cigaal, ayaa xil wareejintii shalay ee wasiirkii maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi uu ku wareejiyay wasiirka cusub Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, wuxuu ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay wasiirka maaliyadda iyo weliba waxyaabaha uu wareejinayo. Wuxuu hadalkiisa ku bilaabay “wasiirka cusub ee wasaarada maaliyada waxaan leeyahay waad ka nasiib badan tahay wasiirkii hore waayo  Maxamed Xaashi waxa uu kal hore la wareegay qasnada dawlada oo madhan iyo dayn lagu lahaa dawlada.

Read the rest of this entry »

Waxaa Dalka Abu Dabay ku geeriyooday taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad.

War Deg Deg: Taliyihii Booliska Marxuum Saqadhi Oo Geeriyooday

Posted by Mohamed on Mar 22nd, 2012 // 2 Comments

Saqadhi dubadDubai(Geeska)-Alle haw naxariste waxa saaka waaberigii cisbitaal ku yaala dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad.

Marxuumka oo muddooyinkan dambe ay dhakhaatiirtu la tacaalayeen xanuun ku soo booday, waxa uu muddo yaalay magaalooyinka Addis Ababa iyo Djibouti, waxaana loo gudbiyay dalka Imaaraadka Carabta oo uu xalay ku geeriyooday. Alle haw naxariisto Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad oo ahaa masuul xil iska saaray horumarinta ciidamada Booliska Somaliland oo uu wax la taaban karo ka qabtay muddooyinkii kala duwanaa ee uu xilka hayay. Alle haw naxariiste Marxuum Saqadhi, waxa la filayaa in maydkiisa la keeno magaalada Hargeysa.

Haddii aanu nahay bahda Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu tacsi u diraynaa guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu marxuumku ka geeriyooday. Alle haw naxariisto.

Wargeyska Geeska Afrika

DHANXIIR  Last…

DHANXIIR

 
Last Modified: Wed 21st Mar,2012
 

 

Maansha Allaah; Alleylehe, Sheekh Samaale si la yaqaan buu biinkii qarxinta uga saaray miisaaniyad miinaysan oo Ina Xaashi xafiiska u sii dhex dhigay, mar hadduu shir loo dhan yahay ka yidhi; ‘Sabankii horeba miisaaniyadu way is dhintee, boqolka milyan ee dollar ma cirkay ka soo dhacayaan!’ Talow Injineerku dalka muu sawirayey markuu lahaa dakhligii dalku samawaadka ayuu marayaa, mise khayr kale ayuu inoo ogaaye duce qabada waa lagula degdegay?

 

 

 

Weger; Adeer; wasiirul-maaliyaha xilka wareejiyey cid ku murmi mayso inuu dakhliga kordhiyey oo lacagtu sida birlabta u soo raadsanaysaye, waxaad ka warrantaa Ina Xaabsadahan hoonku Soomaali-weynta kaga dhegay? Taariikhdan Darwiishta iyo SNM ee uu ka hadlayna miyaanu ogayn in wasiirka uu xilka ku wareejiyey arkiifiyo lugo leh yahay? Ta kale Land-tan boqolka budhcad iyo Jiifoo jaqdu rifayso maxaa looga hadli waayey, sawtan dadkii Nairobi lagala soo wadahadlay ee wixiiba laga furtay.

DHANXIIR  Last…

DHANXIIR

 
Last Modified: Wed 21st Mar,2012
 

 

Maansha Allaah; Alleylehe, Sheekh Samaale si la yaqaan buu biinkii qarxinta uga saaray miisaaniyad miinaysan oo Ina Xaashi xafiiska u sii dhex dhigay, mar hadduu shir loo dhan yahay ka yidhi; ‘Sabankii horeba miisaaniyadu way is dhintee, boqolka milyan ee dollar ma cirkay ka soo dhacayaan!’ Talow Injineerku dalka muu sawirayey markuu lahaa dakhligii dalku samawaadka ayuu marayaa, mise khayr kale ayuu inoo ogaaye duce qabada waa lagula degdegay?

 

 

 

Weger; Adeer; wasiirul-maaliyaha xilka wareejiyey cid ku murmi mayso inuu dakhliga kordhiyey oo lacagtu sida birlabta u soo raadsanaysaye, waxaad ka warrantaa Ina Xaabsadahan hoonku Soomaali-weynta kaga dhegay? Taariikhdan Darwiishta iyo SNM ee uu ka hadlayna miyaanu ogayn in wasiirka uu xilka ku wareejiyey arkiifiyo lugo leh yahay? Ta kale Land-tan boqolka budhcad iyo Jiifoo jaqdu rifayso maxaa looga hadli waayey, sawtan dadkii Nairobi lagala soo wadahadlay ee wixiiba laga furtay.

Degmada Maxamed Mooge oo Noqotay Waaxdii ugu Horeysay Magaalada Hargeysa ee Marti-gelisay Qaxooti Kasoo Cararay Colaadaha Muqdisho+SAWIRRO

Degmada Maxamed Mooge oo Noqotay Waaxdii ugu Horeysay Magaalada Hargeysa ee Marti-gelisay Qaxooti Kasoo Cararay Colaadaha Muqdisho+SAWIRRO .

Written by: Keefkeef
Published: 22/03/2012 @20:50

DAAWO SAWIRRO Togaherer.com Kasoo Qaaday Laba Qaxooti Isku Rararan ah oo Degen Dhinaca Bari ee Waaxda Maxamed Mooge.

Hargeysa(Togaherer)-Degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargeysa ayaa Marti gelisay Qaxootigii ugu Badnaa ee kazoo yaacay dagaalada iyo Colaadaha Wadanka Soomaaliya gaar ahaanna Muqdisho ee u soo qaxay Somaliland.

Qaxootigan oo Buulal iyo Cooshado ka dhistay Dhinaca bari ee Degmaddaas (Agagaarka xabaalaha Maxamed Mooge) halkaas oo Maamulka Degmaddu dejiyay isla markaana adeegyaddii aasaasiga ahaa u sameeyay.Walow qayb kamid ah Qaxootigaasi uu yahay dadka reer Somaliland ee reer guuraaga ahaa ee abaaruhu ka baabiiyeen xoolahoodii oo Magaalada Soo galay Haddana waxa la odhan karaa 95% dadka degan Xaafadaas kamid ahi waa reer Soomaaliya.

Weriye ka tirsan Togaherer.com oo booqday xaafadaas ayaa sawirro ka soo qaaday nolosha dhabta ah ee ay ku nool yihiin dadkaas rayidka ahi, iyaga oo dushooda laga akhrisan karo diifta nololeed ee ay la dariska yihiin haddana ay ku qanacsan yihiin noloshooda iyaga oo markaad la sheekaysato kuu soo qaddimaya sida ay ugu naaloonayaan nabada iyo ammaanka ka jira Somaliland gaar ahaan Hargeysa.

Haddaba Sawirradan hoose  oo aanu ka soo qaadnay xaafaddaas iyo deegaanada ku xeeran daawasho wacan:

Read the rest of this entry »

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Belgium maxamuud Dacar oo casho sharaf u sameeyay wasiirka Arimaha dibada ee Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Marwo Adna Aadan

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Belgium maxamuud Dacar oo casho sharaf u sameeyay wasiirka Arimaha dibada ee Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Marwo Adna Aadan
Casho sharftan oo ka dhacday guriga safiirka waxa ahayd mis si heersare ah loo soo agaasimaya (Halkan ka Daawo Sawiro Qurxoon)

IMG_3440

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo sawirro badan waxaa welo caasimada Somaliland Hargeysa ka socodta hawlgalkii burburinta meheradaha

een Dadkii ku Ganacsanayay Wadada Dhinaceedu…

Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa


Xigasho: Toggaherer