halkan ka daawo Sahra Halgan iyo Yusuf Dheere Xafladdii 21aad ee Somaliland May 18 2012 ee Magaalada Ottawa

Halkan daawo xafladdii 18 May 2012 ee Ottawa, Canada

Halkan ka daawo warkii tv qaranka iyo weftigii reer Jabuuti ee yimid dalka

Daawo tv:ga Qaranka Somaliland oo warku english ku baxayo 18 may 2012

Daawo warka qaranka Somaliland oo neglish ku baxay 18 May 2012

Daawo sawirradan badan waa shirkii caalamigaha ahaa ee ka dahcay aqalka Baarlamanka Europe ee Somaliland lagaga hadlayey

SDWO (Belgium 25/05/2012) Shir balaadhan oo laga hadlayey Somaliland ayaa ku qabsoomay caasimada dalka Belgium ka.  Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Baarlamanka Cadiraxman Ciro, Wasiirkii hore ee arimaha dibada Marwo Dr Adna Adan Ismacil,   Gudoomiye ku xigeenkii hore ee barlamankii hore Cabdiqadir Jirde iyo jaaliyado badan oo iskaga kala yimid dalal farbaan sida UK, France, Belgium, Holland, Denmark, Finland, Sweden, Norway, Italy, Canada iyo Somaliland.    Shirkan ayaa ka dhacay Xarunta baarlamanka Ismaamul ka tirsan Belgium ka oo la yidhaah Vlaams oo ku taal magaalada Brussels.  Waa Gobol inta badan siyasadaha dalkan ka badaxanaan oo u dhaqma sida isutaga Imaaraadka Carabta oo kale. 

Shirkan ayaa saaka furmay 10kii Subaxnimo, isagoo lagu furay mawduuc ka hadlaya dhinaca horumarka ee Somaliland iyo guud ahaan geeska afrika iyadoo halkaasi uu qudbad dheer ka jeediyey Cabdirashiid Dahabshiil, oo ka hadlay sida ay shirkadoodu ay dhinacyo badan ay uga qaybqaadato, iyadoo weliba uu hoosta ka xariiqay sida dhinaca dibu dhiska iyo caawimooyinka dhinaca binu aadanimada ah  ee Somaliland iyo Somaliyaba ay uga qaybqaataan.

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo sawirrada xafladdii 18 may ee 2012 ee waddanka Biljim

Xafladii 18 may ee Belgium Casimada Brusells

 

Habeenkii Sabtida ee ay Bishu Ahayd 19/may/2012 Waxa wadanka Belgium Casimada Brusells Ka Dhacdey Xafladii Sanad Guuradii 21aad(Sawiro)

Habeenkii Sabtida ee ay Bishu Ahayd 19/may/2012 Waxa wadanka Belgium Casimada Brusells Ka Dhacdey Xafladii Sanad Guuradii 21aad
Somaliland La soo Noqoshadii Badaxbanaanida .
Waana Tii Igu Horaysey ee Ka Dhacda Wadankaaas Nooceedo Kale . Run ahaantii Waxay Ahayd Xaflad Aaad Loo Soo Agaasimay In badana Laga soo Shaqeeyey
Oona Loo kala Hadhin Ragg Iyo Dumarba. Waxaynu Odhankarna waa xafladii igu horaysey ee ay dhamaan ka soo Qayb galaa JALIYADA Somalida
ee Deegaan ahaan ka sookala jeeda . Somaliland. Somalia. Djibuti, Puntland, Iyo Kenya ba

IMG_1706

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo video oo dhagayso! waa hees aad iyo aad u qiimo badan oo loo qaaday calanka Somaliland

Daawo video muuqaala Cawke iyo Madasha Siyaasadda

Foreign Minister Omar Talks about Somaliland’s Foreign Policy in the Houses of Parliament in London,

Foreign Minister Omar Talks about Somaliland’s Foreign Policy in the Houses of Parliament in London, 23 May 2012

 

Listing the recent achievements of Somaliland’s foreign policy, Dr Omar noted that ‘Countries such as Turkey, Denmark, Djibouti, Ethiopia(Sawiro)

The Foreign Minister, Dr Mohamed A. Omar, attended a briefing at the Houses of Parliament in London on 23 May in which he talked about Somaliland’s foreign policy. The briefing was hosted by the Africa All Party Parliamentary Group and the Somalia and Somaliland All Party Parliament Group and was chaired by Alun Michael MP. The event was attended by members of both Houses and the Diplomatic Corps.
SAMSUNG

Dr Omar drew attention to the fact ‘that in 1960, Somaliland was only the second country in East Africa to achieve independence from Britain, after Sudan in 1956.’

Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo video muuqaal ah oo taariikhiya waa xafladdii ka dhacday 18 may 2012 qasriga madaxtooyada Somaliland

Faallo!

Maalintii 18 may  ee 2012, ayey ahayd maalintii ay Somaliland xornimadeedii , sharafteedii iyo karaamadeedii la soo noqodtay.  Ka dib markii ay in muddo dheer u soo halgamaysay in mar 2 aad ay Somaliland soo ceshato xornimadeedii. Falladan yar ee kooban ugu maan tallo gelin in aadn taariikhdii dib idiinku celiyo Somaliladn ee 1960. Waxa aan filayaa in aynu ka wada dheregsan nahay. Faaladan waxa ay ku saabsan xafladan 18 ,ay ka dhacday qasriga madaxtooyada Somaliland. Runtii aad iyo aad ayey ii faraxad gelisay qaabka ay u dhacday, waxaanan filayaa in akhristayaashuna ay dareenkaa ila qabaan. Maxay xafladani kaga duwanayd kuwii hore.  Runtii waxaan aad iyo aad ugu farxay iin madaxweynaha Somaliland ee haatan talada dalka hayan, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaaanyo, ku casuumo madaxweynihii isaga ka horeeyey ee Daahir Ryaale Kaahin, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, xaaskii madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale,  Huda Barkhad, iyo Kaltuun Xaaji Daahir, oo ah xaaskii madaxweynihii 2 aad ee Somaliland ee geeriyooday 3 may 2003, Ilaahay ha u naxariisto, mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Egal.  odeyga ugu da weyn Somaliland, Cabdkariim (xaaji Cabdi Waraabe ) Ilaahay ha daayo oo caafimaad qab ha siiyo. Xaaji Cabdi Waraabe, oo  taariikh weyn ku leh jamhuuriyadda Somaliland. Runtii munaasibad kulmisay 2 madaxweyne oo si nabada xilka ula kala wareegay dunnida aynu maanta ku nool nahay, khaasatan dunnida 3 aad aayey ugu yar tahay in ay ka dhacdo in si nabada xil la iskugu wareejiyo.  2 Sanno ka 27 julim 2010, hor ayey ahayd markii ay xilka iskugu wareejiyeen labada madaxweyne.

Halkan hoose ka daawo oo eeg saddex sawirr oo ka hadlaya 3 dhacdo oo kala duwan, mid walba lahaa dareen gooniya, waana saddex dhacdo  oo cajiib ah oo taariikhda meel qiimo leh ka geli doona,

Daawo sawirkan September 2009

Sawirkan waa Sep 2009,  waa maalmihii siyaasadda Somaliland ay aad iyo aad  qasnayd, halkan halkan ay afhiyaan saddex xisbi hogaamiye waa qasriga madaxtooyada Somaliland  saddexad xisbi hogaamiye oo wada fadhiya, oo ka tashanaya sidii xal loogu heli lahaa khilaafka siyaasadeed ee muddada dheer soo jiitamayey. September 2009, ayey ayhayd markii ugu horreeysay ee abid ee arrimaha Somaliland la soo faro galiyo. Dhawr wadan oo caalamka ka mida ay faraha la soo galay sidii xal loogu heli lahaa. Arrintan (faro gelintan dibedda)  oo runtii ahayd mid ku cusbayd hab dhaqanka ay Somaliland u xalisato arrimha gudaheeda ka dhacaya.

Haddaba maxaa sannad ka dib dhacay. Sep 2009 waxa uu aha sannad xaalad adagi ay dalka soo food saartay, mudaharaadooyin dalka ka dahcay oo sababay dhaawac iyo dhimasho.

Sannad ka dib 27 Jili 2010

Sawirkani waa markii, maalintii ay u diyaar garoobayeen labada dawladood ama madaxweyne  isku wareejinta xilka. (maalin taariikhiya) 27 Juli 2010

labada madaxweyne oo is barbar fadhiya sawir taariikhiya 27 juli 2010

Maalintii xafladda 27 juli 2010 ee xilka labad madaxweyne ku kala wareegayeen.

la sanno ka dib, 27 Juli 2010 maxaa dhacay

April 2012 ,

Ayuu madaxweynaha haatan talada   Somalilan haya  ku sharfay oo ku casuumay qasriga madaxtooyada Somaliland, madaxweynihii hore ee Somaliland, ee sida nabada ee quruxda  badan ay iskugu wareejiyeen, 27 Juli 2010, Waa mudane Daahir Rayaale Kaahin

Bidix Madaxweynaha haatan talada dalka haya, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilayo iyo madaxweynihiihore ee Somaliland, mudane Daahir Rayaale kaahin.

18 may 2012

rayaale-iyo-xafladdii1madaxweynaha Somaliland ee haatan talada dalka hayan, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaaanyo, ku casuumo madaxweynihii isaga ka horeeyey ee Daahir Ryaale Kaahin, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, xaaskii madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale,  Huda Barkhad, iyo Kaltuun Xaaji Daahir, oo ah xaaskii madaxweynihii 2 aad ee Somaliland ee geeriyooday 3 may 2003, Ilaahay ha u naxariisto, mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Egal.

Haddaba waxay arrintani soo jiidatay indhaha shacbiweynaha Somaliland, waxayna cashar u noqonaysaa jiilasha soo socda ee hogaanka dalka qaban doona mustaqbalka. Waana waxa fiican u ku dayasho leh.

©Somaliland1991

Halkan ka daawo video muuqaalkaa

Daawo sidii Sahra Halagn loogu soo dhaweeyey Canada

Daawo video hees wadaniya waa codkii Sahra Halgan Waaka saakaba dusheenii la sudhay (calanka Somaliland) 18 may 2012

Daawo video sida looga dabaal degay magaalada Ceerigaabo sannad-guuradii 21 aad ee gooni isutaaga Somaliland

daawo heestoo wadaniga dhabta ah 18 may 2012 sannad guuradii 21 aad ee Somaliland la soo noqodtay madaxbanaanideedii

Dalkaygu hadduu tashaday maxaa loo daba socdaa 21 aad 18 may 2012

Daawo heestan Calanka Somaliland

Calanyahow ka dhicin sannad-guuradii 21 aad ee Somaliland jirtay

Dhagayso Gabay Somliland loo tiriyey

Daawo video 18 may 2012 sannad-guuradii 21 aad ee Somaliland