Waa hees cusub oo Wacyi-gelin ah oo ku saabsan Dhallinyarada iyo Tahriibka.

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta iyo dadweynaha Boobe Yuusuf Ducaale

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta iyo dadweynaha

Hargeysa Arbaca 29 August 2012

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta iyo dadweynaha magaalada Hargeysa oo su`aal iska weydiinaaya sababta keentay xil ka qaadistisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto madaxweyne No: JSL/M/XILQ/249/1-1280/082012 xilka kaga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta JSL.

Read the rest of this entry »

President Ahmed Sillanyo Sends Condolences To Ethiopia

Hargeysa, Somaliland, August 25, 2012 (SL Times) – President Ahmed Sillanyo sent condolences to the people and the government of Ethiopia regarding the passing away of Prime Minister Meles Zenawi.
In his message, President Ahmed Sillanyo described prime minister Zenawi as a person who had an impact on African affairs in general , and on the Horn of Africa in particular.
President Ahmed Sillanyo also signed the condolences registry at the Ethiopian mission in Hargeysa, Somaliland.
Mr Ahmed Sillanyo went on to say Ethiopia is the biggest country in the Horn of Africa, and Somaliland has good relations with Ethiopia which were forged during the days of the liberation struggle. Furthermore, he stressed that Somaliland will continue on that course of having steady and excellent relations with Ethiopia.
The Ethiopian prime minister died of an undisclosed illness at a hospital in Belgium.
Deputy Prime Minister, Hailemariam Desalegn, is now the acting prime minister.
Source: Somaliland Times

Inside Somaliland’s Pirate Prison, The Jail That No Country Wants (The Guardian)

Inside Somaliland’s Pirate Prison, The Jail That No Country Wants

 

Mark Tran

Hargeysa, Somaliland, August 25, 2012 – A pair of dark eyes peers through a narrow slit in a high green metal gate, watching people waiting to enter. Inside, a guard scans visitors with a hand-held metal detector and bags are searched. Amid much shouting and gesticulating, a man who tries to bring in qat – the ubiquitous chewing narcotic – is bundled out.

Read the rest of this entry »

Daawo wareysi Tv:ga qaranka Somaliland la yeeshay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed M. Siilaanyo

Maxamed Xaashi Oo Sheegay In Shirarkii Ay Xukuumadu Kala Qayb Gashay Somaliya Dhaawaceen Somaliland, Si Adagna U Naqdiyay Heshiiskii Saleban-Xaglatoosiye

Maxamed Xaashi Oo Sheegay In Shirarkii Ay Xukuumadu Kala Qayb Gashay Somaliya Dhaawaceen Somaliland, Si Adagna U Naqdiyay Heshiiskii Saleban-Xaglatoosiye


Read the rest of this entry »

Akhriso Dhanxiir miyaanad ogeyn inuu mandaqadda ka baxay hoggaamiye si weyn loo tabi dooni kaalintiisii?

DHANXIIR

 
Last Modified: Thu 23rd Aug,2012
 

 

Maansha Allaah; Horta anigu maanta aad baan u faraxsanahay oo waxaan ka qaybgalay xaflad meher tii ugu qaalisanayd oo gabadh gashaanti ah loogu nikaaxay madaxa war-boobayaasha Jamhuuriya, waxana martida tirada badan iyo boqollaalka weriye ee ka qaybgalay ka sakow aad ii cajabiyey kaftankii madaxda qaranka ee madasha ka dhacay iyo ragga meeqaamkoodu sarreeyo meesha u yimi hambalyada lammaanaha cusub ee laysu nikaaxay, waxaanan saaxiibkay Cirro iyo marwadiisa leeyahay hambalyo… hambalyo….

 

 

 

Weger; Farxaddaaba dhacday! Adeer, intaad ka sheekaysanayo wiilkan yar ee dirqiga iskaga wareejiyey xilkii guddoomiyenimada kooxda ma guursatada saxaafadda, miyaanad ogeyn inuu mandaqadda ka baxay hoggaamiye si weyn loo tabi dooni kaalintiisii? Adigu waad faraxsan tahay, aniguna wadnahaan farta ku hayaa oo waxaan ka baqayaa oo waxaan ka baqayaa in geerida Meles sababto dildillaac ku yimaad qobtolkii qoomiyaha Ardul-xabash ee uu isku hayey oo daaduunka 80-ka milyan ee Itoobiya ku nool saacado ku hafiyaan Land-tan saddexda milyan ah. Allow sahal amuuraha!

 

Sources: Jamhuuriya