Falastiin oo xubinimo sare loo aqoonsaday

Maalinta waxa taariikhida galaysa, in markii ugu horreysay Falastiin, loo aqoonsado xubin sare oo ka tirsan UN.

Un-ta oo ka kooban 193 dal ayaa waxaa cod loo qaaday in Falastiin ka mid noqodto xubin UN.ta

Sidan ayey u dhacday codayntii:

tirada guud waa 193 oo dal

138 ayaa ogolaaday

40: way ka aamuuseen

9 : way diideen.

markii ay natiijadani soo baxday ayaa waxaa farxad wwyn u noqodtay xubnihii metelayey Falastiin, oo uu ugu horeeye madaxweynaha Falastii,

Maxamyd Cabas iyo dhammaan shacbi weyna Falastiin oo dabaaldeg ka samaynayey wadooyika Qasa iyo Ramallah.

 

Advertisements

Halkan ka daawo sawirro taariikhiya oo ay SDWO soo qaadeen waa doorashadii golah deegaanka 28 nov 2012

Halkan ka daawo sida magaalada Burco looga codeeyey

Halkan ka dhegayso VOA Somali oo warbixin dheer kaga waramaysa sida ay dooorashadu u socodto dalka oo dhan

(Halkan hoose ka dhegayso) !!!!!!!!!!!!!!!!!!!

http://www.voasomali.com/audio/audio/234753.html

Codbixintiii Doorashada Somaliland oo soo Xirantay

Qiyaasta qoraalka

28.11.2012

Codbixinta doorashada deegaanka Somaliland ayaa soo xirantay. Guud ahaan doorashada ayaa si nabad-gelyo ah u dhacaysay, hase yeeshee waxaa rabshado ka dhaceen degmada Xuddun oo u dhow magaalada Laas-Caanood.

Waxa kale oo jira in degmooyin ka tirsan Sanaag-bari aan la geynin sanduuqyadii codbixintan, ka dib markii cabsi dhinaca amniga ah laga soo sheegay.

Codbixinta ayaa lsoo gaba-gabowday 6-dii makhribnimo  ee saacadda Afrikada Bari, iyada oo ku dhawaaqista natiijadana la filayo inay qaadato muddo hal toddobaad ah.

Warbixino doorashada la xiriira hoosta ka dhageyso.

Source: VOA Somali

Halkanka daawo sidii doorashadu uga dhacday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool

Halkan ka daawo sawirro madaxda qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabkoodii oo codaynaya

oorashooyinka Golaha Deegaanka Somaliland Oo Si Nabad-gelyo Ah Ugu Bilaabmay Dalka Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Codkiisa Dhiibtay

Doorashadan ayaa ku bilaabantay si habsami ah, iyada oo madaxweynaha Somaliland Axmed………….
DSC04726

Hargeysa (GNS) –  Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxa saaka ka bilaabmay cod bixinta doorashada goleyaasha Deegaanka, taasi oo ay ku tartamayaan 7 urur/xisbi oo sadex ka mid ah la doonayo inay u gudbaan xisbiyo qaran.
Magaalada Hargeysa oo ah halka ugu muhiimsan ayaa cod bixintu ka bilaabmatay 7:40 am, waxaana goobaha cod bixinta taagan dadweyne safaf dhaadheer u taagan,kuwaas oo qaarkood saqdii dhexe

DSC04688

 

 

ee xalay yimaadeen goobahaasi. DSC04748 Doora

shadan ayaa ku bilaabantay si habsami ah, iyada oo madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha, waxana hadalkiisii ka mid ahaa “Codkii aan xaqa u lahaa ayaan ka dhiibtay halkan, INSHA ALLAH waxaan rajaynayaa in aynu noqono kuwii ku guulaysta Doorashadaas ayaan ILAAHAY Ka rajaynayaa” IMG_0076 Sidoo kale ay ka codeeyeen marwada koowaad, xubno ka mid ah golaha wasiirada, guddoomiyeyaasha Ururada ku tartamaya doorashadan iyo Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Laanta Socdaalka.  Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii uu codka dhiibtay ka dib waxa uu u lugeeyey xarunta madaxtooyada, isaga oo ay hareero socdaan wasiirada madaxtooyada, arrimaha gudaha iyo masuuliyiin ka mid ah xisbiga

Kulmiye. DSC04756 Wararka laga helayo gobolada dalka ayaan sheegayn wax dhibaato ah. DSC04729 DSC04726 DSC04719 DSC04709 DSC04707 DSC04706 DSC04694 DSC04690 DSC04692 DSC04689  DSC04754 aaaa Asbaro comaade Shaafi Gabiley News Desk Hargeysa

Halkan ka daawo dorashadii oo si habsami uga socodta dhammaan gobolada Somaliland