Madax badan oo dunnida ugu caansan oo xanuuno kala duwani la soo darseen qaarna u dhinteen qaarna la il daran yihiin

Madax badan oo dunnida ugu caansan oo xanuuno kala duwani la soo darseen

Sannadkan 2012, ee maanta sii dhamaanaya 31 Dec 2012, Ayaa ahaa runtii sannadkii ay madax badan oo dunnida ka mid ihi ay xanuuno halis ihi la soo derseen. Kuwaasoo inta badan markii ay xanuunadu qabteen loola cararay dhakhtarada qeybta degdeg (Emergency).

Waxaa ilaa immika la og yahay madaxdan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ayaa ka mid ah madaxda hoos xanuuunadu la soo derseen.

1- Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka, Georg W  Bush, oo da´diisu immika tahay 88 jir. ayaa dhakhtarka la dhigay oo ilaa immika lagu daaweynayaa. sida uu sheegay afhayeenkiisu, Jim McGrath. Waxa uu xanuunku ka qabtay Bronkit-ka-

2- Madaxweynaha dalka Venezuela, Hugo  Chavez oo isna xanuu nooca Kansarka ah la il daran, isagoo haatan markii 4 aad lagu qalay , caasimda dalka Cuba, ee Havana.

3- Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, South Africa, Nelson Mandela oo isna, qalitaanka xaga xamiitda lagu sameeyey, in ku dhaw bilna lagu daawaynayey dakhtarka dalkaas.

4- Boqorka dalka Saudi Arabia, King Abdulah, ayaa isna qaliin xaga dhabarka lagu sameeyey.

5- Wasiirka arrimah dibedda ee dalka Maraykanka, Hillary Clinton har varit USA:s utrikesminister sedan 2008. Tidigare i år meddelade hon att hon inte sitter kvar under president Barack Obamas andra mandatperiod, utan i stället vill ”sova, träna och resa för att det är kul”. Hillary Clinton oo iyana xanuun u jiifta, ka dib markii dhiig guntay xaga maskaxda. Waxaa u socodta daawayn.

6- Raysal wasaarihii dalka Ethiopia, Meles Zenawi  Melez Zenawi, 57 jir ahaa  ayaa isagu bishii Ogos u geeriyooday xanuun, “Sudden infection”

7- Madaxweynihiihore ee dalka  Cuba, Fidel Castro, ayaa isagu xanuun u jiifa, xilkii madaxweynenimona ku wareejiyey walaalkii, Raul Castro

8- Madaxweynhiihore ee dalka Ghana,  John Atta Mills  John Atta Mills, oo da´diisu ahayd, 68 jir, ayaa  oo isna u geeriyoodayay xanuun xaga, Throat cancer,  bishii Juli ee  sannadka 2012

9- Bingu wa MutharikaMadaxweynihii hore ee dalka Malawi oo isna xanuun u gerriyooday. Bingu Wa Muktarika oo da´diisu ahayd 78, ayaa u dhintay  Cardiac, arrest, bishii April ee sannadka 2012

10- Madaxweynihiii gore ee xukunka laga tuuray ee dalka Masar,   Husni Mubaarak, oo xanuun xaga kansarka ah la jiifa dhakhtar militari oo dalkaas ku yaala.

11- Madaxweynihiihore ee dalka Guiniea Bissau (Giniya Bisaw) Malam Bacai Sanha M B Sanha, oo xanuun muddo dheer hayey u geeriyooday markii danbe.

Laga soo bilaabo sannadku markuu ahaa 2008, waxaa xanuun kala duwani la soo darseen 10 madaxweyne oo qaarada Afrika oo kaliya marka tiro ahaan loo bar bardhigo qaaradaha kale ee adduunka madaxdooda. Xanuunadaa la soo dersay 10 kaa madaxda ahi oo ay markii danbe u geeriyoodeen xanuunadaas dartood.

Waxaana inta badan la is waydiiyaa waa maxay sababtu?

Waxaa soo diyaariyey maqaalkan: Nuux Ismaaciil Maxamed, (Ina Ismaaciil Somali Airlines)
Bahda mareegta caafimaadka
Nagala soo xidhiidh emaylada hoos ku qoran
E-Mayl: Editor@caafimaadka.com
Emayl: Caafimaadka2011@gmail.com

Advertisements

Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo casho sharaf u sameeyey labada guddoomiye Rays iyo Dalsan 2da xisbi ee dooraashadii golaha deegaanka ku hadhay

Waxay ahayd 18 jir illahay qurux u dhameeyay joogeeda waa dherer meel dhexaada dhexqabatina wajigeeda madaw

Waxay ahayd 18 jir illahay qurux u dhameeyay joogeeda waa dherer meel dhexaada dhexqabatina wajigeeda madaw

Waxay ahayd 18 jir illahay qurux u dhameeyay joogeeda waa dherer meel dhexaada dhexqabatina wajigeeda  madaw oo dhalaal xiga eebana jiniyado ku ladhay ayay lahayd,     waxa u dheer indho waawayn oo cadaana ah, cabaadhyaha laalaban ee giraangirsan qoorteeda cududaha garaaran,cidhbaheeda subkan ayaa ruuxi mar arkaa ka xiise goynayn,

Deeqi waa gabadh dhawrsan oo akhlaqdeeda xaafadaha jaarku wada majertaan laysuna tilmaamo, waxay dhigataa dugsiga sare,

Kam baxdo gurigooda warwareeg iyo maraadaysana haba sheegin waa xafidu salad,

Maalin maalmaha ka mida waxa soo booqatay gabadh ay daris yihiin o da? ahaan ay isku gado yihiin ,

Inkastoo aanay asxaab isku maqaama ahayn waxayse ahaayeen jaar isku oodaa oo isku albaab xiga

Nuuri waxay ahaan jirtay gabadh madaw oo eebe u sameeyay qurux lagu kalsoonan karo balse qawaday,

Waxay marsatay dawooyinka diirka dumarku iskaga  qaadan ee layidhado  cadaysada waxay bil gudaheed lk u noqotay quraarad aad moodo cadaan dhalada,

Read the rest of this entry »

Daawo sawirro madaxweyne Siilaanyo oo wado cusub xaafaadda Daami Maanta ka furay

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Laga Hir-galiyey Xaafadda Daami

 

Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey…………

Hargeysa (GNS) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo) ayaa Xadhiga ka Jarey Wado laami ah oo ay Dowlada Hoose Ka Hir Galisay Xaafada Daami ee Degmada Gacan libaax.

Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey Maayarka cusub ee Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, Maayarkii hore ee aan wali xilka wareejin Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, Maayar ku xigeenkii hore Maxamed Cabdilaahi Uurcade.
u_86261d_2012-12-29-12-27-48f_IMG_7548
Madaxweynaha oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadan ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu wadadan xadhiga ka jaro.
Dadweynaha xaafada Daami ayaa caleemo qoyan ku soo dhaweeyey madaxweynaha, iyada oo wadada hareeraheeda ka muuqdeen ardey soo dhaweynta madaxweynaha u taagan.
u_86261d_2012-12-29-12-26-54f_IMG_7525
Wadadan ayaa noqonaysa wadooyinka ay masuuliyiinta dawladda hoose ee wakhtigu ka dhamaaday ku sagootinayaan wax qabadkooda.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa waxa uu markii dambe dhagax dhigay saldhig cusub oo laga dhisi doono xaafadaasi.
u_86261d_2012-12-29-12-27-48f_IMG_7548
Madaxweynaha ayaa lagu tilmaamay in uu u ambo baxay maqas u qaadashada xadhig ka jarista wadooyinka xili uu Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdlaahi Ismaaciil Saylici ku maqan yahay xalinta khilaafaad daba dheeraaday oo ka jira degmada Saylac.

Read the rest of this entry »

Saddexda xisbi qaran ee Somaliland oo madaxweynaha Somaliland casho sharaf u sameeyey 3-da xisbi qaran

Daawo muuqaaladan argagaxa leh waa dad tahriibayey oo la dilay ka dibna lagala baxay xubnihii jidhka

Daawo Ciidamo ka soo goostay Khaatumo State oo gacanka u soo galay ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland