Natiijooyinka golaha deegaanka Somaliland oo soo shaacbaxday sida loo kala helay

Degmada Ceel Afweyne

 

Kulmiye – 8 Xidhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Rays –  3 Xildhibaan

Dalsan  – 1 Xildhibaan

Ummada -1 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 0

 

Degmada Sheekh

 

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

UCID – 3 Xidhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Ummada – 0

Rays – 0

 

Degmada Baki

 

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Ummada – 2 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Rays – 0

UCID – 0

 

Degmada Saylac

 

Kulmiye – 6 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

Xaqsoor – 3 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Ummada – 1 Xildhibaan

Rays – 0

 

 

Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad.

 

Kaalinta 1aad – Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod  wuxuu helay 7 xildhibaan.

 

Kaalinta 2aad – Kulmiye wuxuu helay 2826  cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan.

 

Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan

 

Kaalinta 4aad –  UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

 

Kaalinta 5aad –  Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

 

Kaalinta 6aad –  Ummada wuxuu 567 cod

 

Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod

 

 

Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan:

 

Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan

 

Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan

 

Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan

 

Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan

 

Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan

 

 

 

Degmada Lughaya  ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan:

 

Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan

Kaalinta 3aad –   UCID  – 2 Xildhibaan

Kaalinta 4aad –  Wadani – 2 Xildhibaan

 

 

 

Waxa aad loogu dhegtaayaa codadka magaalooyinka Gebiley, Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo siday ururadu u kala helaan codadka muhiimka ah ee ay u baahanyahiin si ay ugu soo gudbaan xisbi qaran

Source: SDWO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: