Halka hoose ka akhriso dagmooyin badan oo ay ka soo baxeen natiijooyinki doorashada golaha deegaanka

https://i0.wp.com/www.awdalpress.com/index/wp-content/uploads/2012/10/xarunta-doorashada1.jpg

Degmada Boorama

Kulmiye – 7 Xildhibaan

Wadani-   4 Xildhibaan

UCID –  3 Xildhibaan

Ummada – 3 Xildhibaan

Rays – 2 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhiban

Xaqsoor – 1 Xildhiban

Degmada Laascaanood

Kulmiye  -7490 cod –   7 Xildhibaan

Xaqsoor – 5347 cod – 5 Xildhibaan

Wadani – 3801 – 3 Xildhibaan

UCID -3495 – 3  Xildhibaan

Ummad – 2799 cod – 2 Xildhibaan

Dalsn 1299 – 1 Xildhibaan

Rays – 0 cod

Degmada Ceel Afweyne

Kulmiye – 8 Xidhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Rays –  3 Xildhibaan

Dalsan  – 1 Xildhibaan

Ummada -1 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 0

Degmada Sheekh

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

UCID – 3 Xidhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Ummada – 0

Rays – 0

Degmada Baki

Kulmiye – 4 Xildhibaan

Wadani – 3 Xildhibaan

Ummada – 2 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Xaqsoor – 1 Xildhibaan

Rays – 0

UCID – 0

Degmada Saylac

Kulmiye – 6 Xildhibaan

Wadani – 4 Xildhibaan

Xaqsoor – 3 Xildhibaan

UCID – 1 Xildhibaan

Dalsan – 1 Xildhibaan

Ummada – 1 Xildhibaan

Rays – 0

Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad.

Kaalinta 1aad – Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod  wuxuu helay 7 xildhibaan.

Kaalinta 2aad – Kulmiye wuxuu helay 2826  cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan.

Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan

Kaalinta 4aad –  UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

Kaalinta 5aad –  Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan

Kaalinta 6aad –  Ummada wuxuu 567 cod

Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod

Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan:

Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan

Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan

Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan

Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan

Degmada Lughaya  ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan:

Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan

Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan

Kaalinta 3aad –   UCID  – 2 Xildhibaan

Kaalinta 4aad –  Wadani – 2 Xildhibaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: