War deg deg ah Guddida Doorashooyinka Oo Goor Dhaweyd Ku Dhawaaqay Natiijadda Doorashooyinka Ee Degmadda Hargeysa

Halkan ka dhegayso!!!!!!!!!!!!!!!

http://gabiley.net/pages/news.php

Guddida Doorashooyinka Oo Goor Dhaweyd Ku Dhawaaqay Natiijadda Doorashooyinka Ee Degmadda Hargeysa


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 06, 2012
Dhinaca kale Xarunta Komishanka Doorashooyinka ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u tiro badan oo isugu jira noocyadda kala duwan ee Booliska

Hargeysa (HWN) Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadda Codbixinta Doorashooyinka ee Degmadda Hargeysa.

Natiijaddan oo sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen aanay qalinka ku duugin ururadda UMADDA Iyo Xaqsoor ayaa waxa kaalinta koowaad ku guulaystay urur siyaasadeedka Kulmiye oo helay 7 kursi

Kaalinta labaad ayaa waxa soo fadhiistay ururada siyaasadeeda Xaqsoor, UCID  iyo wadani oo helay min 4 Kursi.

kaalinta saddexaad urur siyaasadeedka UMADDA Oo 3 kursi

Kaalinta afraad Dalsan  2

Kaalinta Shanaad Rays 1 kursi.

Dhinaca kale Xarunta Komishanka Doorashooyinka ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u tiro badan oo isugu jira noocyadda kala duwan ee Booliska

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland
Xigasho: Hadhwanaagnews


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: