War deg-deg ah: Hargeysa Oo Gelin Horeba Lagu Kala Caraabay iyo dhawaaqa Rasaasta oo Lagu Dhago Barjoobay

War deg deg ah

War degdeg ah: Hargeysa Oo Gelin Horeba Lagu Kala Caraabay iyo dhawaaqa Rasaasta oo Lagu Dhago Barjoobay


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 06, 2012
Hargeysa (HWN) Magaaladda Hargeysa ayaa caawa fiid horeba lagu kala seexday ka dib markii ay isku dhaceen ciidamadda Booliska Somaliland iyo dadweyne  cadhaysani.

Gadoodkan ayaa dhashay wax yar ka dib markii ay guddida Doorashooyinka ee degmadda Hargeysa ay ku dhawaaqeen Natiijadda codbixinta.

Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa daafaha Magaaladda Hargeysa, taas oo sababtay in ay gelin horeba caraabaan dadweynaha Magaalada Hargeysa.

Lama oga cid wax ku noqotay rasaasta tiradda badan ee ay ciidamadda boolisku ku ridayaan dadka mudaharaadka soo qaban qaabiyay.

Isu Socodka dadka iyo gaadiidka ee Magaaladda Hargeysa, gaar ahaan biriijka weyn ayaa joogsaday, ka dib markii ay xidheen dad gadooday

Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco Hadhwanaagnews

Xigasho: Hadhwanaagnews

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: