Dad ku Dhintay Rabshadaha Hargeysa (VOA)

Friday, December 07, 2012 Wakhtiga Geeska Afrika 20:44

Dad ku Dhintay Rabshadaha Hargeysa

Qiyaasta qoraalka

07.12.2012

Bannaabbaxyo rabshado wata ayaa tan iyo xalay ka socday magaalada Hargaysa. Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay ku dhowaad 10 kalena way dhaawacmeen.Rabshadaha ayaa ka danbeeyey ka dib markii xalay lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada xubnaha golaha deegaanka ee degmada Hargeisa, iyadoo taageerayaal ka tirsan ururka Xaqsoor ay bilaabeen banaanbaxyo rabshado wata kuwaasoo illaa maanta ka socda magaalada Hargeysa.Dhinaca kalena Guddoomiyaha Ururka Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay xasilloonida dhowraan.Guddoomiyaha ururka Xaqsoor iyo Madaxdhaqameed kale ayaa saaka qaar ka mida taageerayaasha ururka kula hadlay meel fagaare ah, kulankaa ka dib isagoo la hadlayey VOA ayaa waxa uu sheegay in doorashadii xubnaha Golaha Deegaanka ee Dagmada Hargeysa la boobay oo natiijada soo baxdayna aaney ahayn mid xaq ah.

Wareysiga Guddoomiyaha iyo wararka rabshadaha halka hoose ka dhageyso.

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: