Shaxda Magacyada & Beelaha Ay Kasoo Kala Jeedaan Golaha Cusub Ee Degmada Hargeysa Iyo Waliba Kala Horraynta Ururada Ee Dhammaan Degmooyinkii La Shaaciyey

Shaxda Magacyada & Beelaha Ay Kasoo Kala Jeedaan Golaha Cusub Ee Degmada Hargeysa Iyo Waliba Kala Horraynta Ururada Ee Dhammaan Degmooyinkii La Shaaciyey

(Hadhwanaagnews) Friday, December 07, 2012
Degmada Hargeysa oo ahayd degmadii ugu xiinka iyo xamaasadda sarraysay guud ahaan doorashooyinkii ka qabsooomay golayaasha deegaanka Somaliland

Hargeysa (HWN):- Sida la ogsoonyahay waxaa fiidkii xalay Komishanka doorashooyinka Somaliland ku dhawaaqeen magacyada musharraxiintii ku guulaystay golaha cusub ee degaanka Hargeysa.

Degmada Hargeysa oo ahayd degmadii ugu xiinka iyo xamaasadda sarraysay guud ahaan doorashooyinkii ka qabsooomay golayaasha deegaanka Somaliland, ayaa waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Shaxda Magacyada Iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan musharraxiintii ku guulaystay golaha deegaanka Hargeysa oo kala ah sidan:

Dhanka kale haddii aynu fiirino Sida ay Ururadu ugu kala horreeyaan Isugoynta Musharraxiinta ku guulaystay dhammaan degmooyinkii ilaa haatan natiijooyinkooda la shaaciyey ayaa waxay kala yihiin sida ku xusan Shaxdan hoose:-
Iyada oo la sheegayo inay doorashadani ahayd middii ugu musuq-maasuqa badnayd ee abid ka dhacda dalka, ayaa xalay markii lagu dhawaaqay natiijadii golaha deegaanka Hargeysa, waxaa bilaabmay mudaharaad ballaadhan oo lagaga cabanayo musuq-maasuqqaasi baahsan ee doorashadan hadheeyey.
Nasiib-darro cabashooyinkii ay Shicibka Hargeysa xalay ku muujiyeen mudaharaadka ayaa waxay ciidanka amnigu kala hor-tageen oo ay u adeegsadeen rasaastii noolayd ee loogu talo-galay in lagu caabiyo cadawga. Waxaana ka dhashay khasaare isugu jira 3 Qof oo dhimasho ah iyo dhaawaca oo sare u dhaafaya 7 Qof. Waxaana halkan hoose idiinka muuqda mid ka mida muwaadiniintii uu musuq-maaqaasi baahsani galaaftay naftoodii, kaasoo magaciisu ahaa Ridwaan Aaden Xasan.
Naxariistii Janno Ilaahay haka waraabiyee Marxuum Ridwaan Aaden, marka aad dhugatid rasaasta ku taalla iyo qaabka waxashnimada ah ee loo shiishay, waa tallaabo hor leh oo haadaan ka ridi karta wada jirka iyo midnimada ummadda. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

C/salaam Cusmaan Cumar-jeex (Abu-Hurayra)

Hargeisa, Somaliland.

Xigasho: Hadhwanaagnews

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: