Maanta oo ah maalin taariikhiya 121212 1212

Maanta oo ah maalin taariikhiya sannadka 2012 bishii December 12 maalinta 12

saacada: 12:12 daqiiqo

waxaa laga yaabaa in maalinta tariikhiga ah aanay noloshaada dib kuu soo marin. Sidaa darteed xusuus geli,  qaad sawir taariikhiya ama waxa aad  is leedahay maalintan  taariikhiga ah  waad ku xasuusan kartaa. 12 12 12 12 12.

Dad badan oo dunnida ku nool ayaa maalintan jecel in maalintan 121212 .1212 ay taariikhda u gasho  wax lama ilaawaana.

Sannadkan aayaa kugu danbeeya bilaha 12 ka ah ee sannadka. Sannadka danbe waxa uu noqonayaa 2013, ma jirto bil 13 ah.

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: