Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo 6 macalin oo hawl-gabay gudoonsiisay 10 kun dollar iyo shahaado sharaf

https://i2.wp.com/www.somaliland.org/images/b/2012/12/gudoon-5.jpg

Waa markii u horreysay ee shaqaale dawladeed oo Somaliland ah la siiyo lacag hawl-gab ah- Waanta talaabo wanaagsan oo ku dayasho mudan. 6 dan macalin oo muddo ku soo shaqaynayey xirfada macalinimo ayaa aad iyo aad ugu farxay lacagtan 10 000 doolar iyo shahaado sharaf ay guddoonsiisay wasiirka waxbarasha iyo tacliinta sare ee Somaliland. marwo, Samsam Cabdi Aadan, oo intii ay wasaaradan joogtay wax badan ku soo kordhisay waxbarashada Somaliland. Sannadkii hore ayey ahayd markii uu wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland, Maxamed Xaashi Cilmi, uu bilaash ka dhigay waxbarashada Somaliland ee dugsiyada hoose/dhexe. Arrintaas oo ahayd mid taariikhiya. Dal curdin ah oo aan dhaqaale badani aanay soo gelin ayaa waxbarashadii carruurtooda ee iskuulada bilaash uga dhigay. Waana wax aan ka dhicin dunnida soo koraysa ee inta ay doonaan ka dhaqaalo badan Somaliland. Haddaba waxa habbon in wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee Somaliland, samayso daraasaad dheer sidii mustaqbalka looga hawl geli lahaa in shaqaalaha dawladda ee muddada dheer u sooo shaqaynayey la siiyo bisayl, gunnada hawl-.gabka.

Lacagtan oo total ahayd 60 000 kun oo Dollar ayaa waxaa ku deeqay ururka midawga Yurub (EU) iyo UNICEF.

https://i2.wp.com/www.somaliland.org/images/b/2012/12/gudoon3.jpg

https://i1.wp.com/www.somaliland.org/images/b/2012/12/gudoon2.jpg

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: