USAID: Somaliland Waa la Maal-gashan Karaa (VOA Somali) Halka hoos ka dhegayso warbixintan

USAID: Somaliland Waa la Maal-gashan Karaa

Qiyaasta farta

18.12.2012

Hay’adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta Caalamiga ah ee USAID oo kaashanaysa Wasaaradda Ganacsiga ee Somaliland iyo Rugta Ganacsiga ayaa Maanta Somaliland ku soo bandhigtay Daraasad dhiirigelinaysa Maalgashiga Debedda iyo Fursadaha ka banaan Somaliland gaar ahaan dhinaca maalgashiga.

Daahfurkan ayaa qeyb ka ah mashruuc ay Hay’addani ugu talo gashay kobcinta dhaqaalaha oo ku kacaya illaa 13 Million oo Dollar.

Warbixinta oo faahfaahsan halka hoose ka dhageyso.

Xigasho: VoaSomali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: