Sawirro halkan ka daawo mudaharaadkii maanta ka dhacay Berbera

Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Xil Ka Qaadistii Badhasaabkii Gobolka Saaxil Oo Ka Dhacay Berbera + Sawiro

 

Wali wax war ah Xukuumaddu kamay soo saarin talaabooyinkan ay dadku ku dhaqaaqeen mana………

Berbera (GNS) – Mudaharaad lagaga soo horjeedo Digreetooyinka Madaxweyne Siilaanyo xilka kaga qaaday Badhasaabkii Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste (Ramaax) kuna magacaabay Xoghaye cusub oo Degmadda Berbera loo soo magacaabay ayaa ka socda Xarunta Dawladda Hoose, Saldhiga Dhexe iyo Xarunta Gobolka Saaxil.
DSC00209
Mudaharaadkan oo ka socda wali magaaladda Berbera ayuu isku dayay Maareeyaha Dekedda Berbera Cali Xoor-xoor inuu kala daadiyo, balse Dadweyanaha samaynaya Mudaharaadka ayaa la sheegay inay si xoogan uga hor yimaadeen isla markaana ay ka diideen.
DSC00205
Dhinaca kalena wararka naga soo gaadhaya Gobolka Saaxil ayaa sheegaya Xukuumaddu inay hawl gelisay Ciidamadda kala duwan si ay uga hor tagaan kacdoonada ka socda Gobolkaas gaar ahaan Sheekh iyo Berbera.


DSC00206
Wali wax war ah Xukuumaddu kamay soo saarin talaabooyinkan ay dadku ku dhaqaaqeen mana jirto masuul ka hadlaya haddii aad la xidhiidho
DSC00204
DSC00201
DSC00199
DSC00200
DSC00208
DSC00209
DSC00210
DSC00211
Gabiley News Desk
Berbera

Xigasho: Gabileynews


Published: 2012-12-22

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: