Doodii xakamaynta qoryaha dilaaga ah ee dalka Maraykanka oo cirka isku shareertay

Doodii xakamaynta qoryaha dilaaga ah ee dalka Maraykanka oo cirka isku shareertay.

Piers Morgan, CNN

Doodan oo ka xanaajisay guruubka ku dooda in shacabka maraykan qoryo qaatan si ay siku difaacaan. Morgan Piers, oo asal ahaan ka soo jeedka dalka Ingiriiska, ah wariye caan ah oo daadihiya mid ka mid ah  barnaamijada ugu caansan dunnida ee ka baxa CNN- ayaa guruubkani dalbadeen in dalka laga mustaafuriyo,  kadib markii uu cadho xaga afka ah kula dhacay guddoomiye ku xigeenka qolooyinka u ololeeya sidashada iyo lahaanshaha qoryaha ee dalka Maraykan. Iyagoo qolooyinkani ku andocoonayaan in Pierss Morgan,

 in uu cadow ku yahay qanuunka dalka Maraykanka, ee u ogolaanay muwaadiniinta in ay qori sidan karaan , lahaan karaana.

Bal haddaba nala daadawada sida ay doodaasi u dhacday oo ah mid xareeradeedu aad u sarayso.

Sidaa iyo daawasho wacan!

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: