Daawo sawirro madaxweyne Siilaanyo oo wado cusub xaafaadda Daami Maanta ka furay

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Laga Hir-galiyey Xaafadda Daami

 

Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey…………

Hargeysa (GNS) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo) ayaa Xadhiga ka Jarey Wado laami ah oo ay Dowlada Hoose Ka Hir Galisay Xaafada Daami ee Degmada Gacan libaax.

Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey Maayarka cusub ee Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, Maayarkii hore ee aan wali xilka wareejin Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, Maayar ku xigeenkii hore Maxamed Cabdilaahi Uurcade.
u_86261d_2012-12-29-12-27-48f_IMG_7548
Madaxweynaha oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadan ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu wadadan xadhiga ka jaro.
Dadweynaha xaafada Daami ayaa caleemo qoyan ku soo dhaweeyey madaxweynaha, iyada oo wadada hareeraheeda ka muuqdeen ardey soo dhaweynta madaxweynaha u taagan.
u_86261d_2012-12-29-12-26-54f_IMG_7525
Wadadan ayaa noqonaysa wadooyinka ay masuuliyiinta dawladda hoose ee wakhtigu ka dhamaaday ku sagootinayaan wax qabadkooda.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa waxa uu markii dambe dhagax dhigay saldhig cusub oo laga dhisi doono xaafadaasi.
u_86261d_2012-12-29-12-27-48f_IMG_7548
Madaxweynaha ayaa lagu tilmaamay in uu u ambo baxay maqas u qaadashada xadhig ka jarista wadooyinka xili uu Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdlaahi Ismaaciil Saylici ku maqan yahay xalinta khilaafaad daba dheeraaday oo ka jira degmada Saylac.


u_86261d_2012-12-29-12-29-2f_IMG_7560
u_86261d_2012-12-29-12-33-35f_IMG_7615
u_86261d_2012-12-29-12-34-57f_IMG_7640
u_86261d_2012-12-29-12-35-23f_IMG_7650
u_86261d_2012-12-29-12-36-46f_IMG_7678


u_86261d_2012-12-29-12-38-4f_IMG_7705


u_86261d_2012-12-29-12-29-51f_IMG_7599

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: