Halkan ka daawo dhacdo shalay ka dhacday Sweden magaala Södertälje Boolisak iy tuugtii dahabka tukaanka ka xaday oo rasaar isweydaarsaday

Dalka Sweden oo ah dal lagu yaqaano deggenaasho, ayaa waxaa jira in la dhaco bangiyada ama meelaha lacagto lagu kaydiyo. Inkastoo  ay hoos u dhacday tirooyinkii tuugta ee bangiyada iyo baabuurta lagu qaado lacagaha. Haddana way dhacdaa in tuugto isticmaasho habab kale oo wax ku xadaan. Bal haddaba dhacdadan oo shalay ka dhacday magaalada Södertälje oo caasamadda dalka Sweden aad ugu dhaw. Tuugtii tukaanka iibiya dahabka, ka soo xaday dahabkii, ayaa mid laga dhaawacay, dhaawacan oo ka soo gaadhay xabad ay boolisku ku rideen tuugtan, waxaany xabadii kaga dhacday madaxa, waxaana loola cararay dhakhtarka weynee Karolisnka, tiiyo lagu qaaday helicopter. Sida ay wararku ku soo waramayaan, ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay halis ku jirto. Waxaa lagu sameeyey qaliin deg deg ah, waxaana waadhka uu ku jiro tuugaa la dhaawacay ilaalinaya ciidamada amaanka.  Wararka waxa kale oo ay intaa ku darayaan in 5 qof la qabtay oo arrintaa aad loogu tuhunsan yahay in ay fal danbiyeedkan sameeyeen. Sida aad ku arkaysaan muuqaalada, waxaa muuqaaladan aad xalay looga daawanayey tv-yada wadanka iyo mareegtooyinka wararka laga helo. waxaan duubay dad meesha marayey oo moobiladii ay siteen ku duubay. Waa faaídooyinka ay leeyihiin aaladan mobilku.

Bal halkan hoose ka daawo sida ay wax u dhaceen

©Somaliland1991

Police shoots a robber to death, caught on camera (GRAPHIC!)

http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4946&catid=34&Itemid=53

Dhacdadan iyadna waxay ay ka dhacday caasimadda Sweden, ee Stockhom, waa tuug u dhcaday meel lacagta lagu kaydiyo. iyagoo adeegsaday helicpoter la soo xaday. waa qiso caiijba oo dunnida hore uga dhcin, in tuug inta ay soo xadaan helicopter ka dibna ay meel dhacaan

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: