Daawo muuqaalkan waa Swat Team

Waxaa dalal badan oo dunnida ka mida ah ku soo badanaya, dadka  denbiyada  khatarta gala ama sameeya, taasoo oo keenta  dhaawac iyo dhimasho. Haddaba si looga hor tago dadka kirimanalka ee dadka dhibatada u geysta , Waxaa lagama-maarmaana in ay jiraan ciidan ka hortaga danbiilayaashaas. Sida laga hortagi karaana waa in boolis adag oo si fiican u tabobaran loo sameeyaa. Dalkeenna Somaliland waxaa sannadkiiba ka dhaca danbiyo aad u faro badan, dhaawac, dil , budhcad badeed argagixiso.  Somaliland waxa immika loo sameeyey ciidan gaara oo ka hortaga danbiyadaas.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: