Halkan LIVE toos uga daawo Madaxweyne Barack Obama oo mar labad dib oo dhaariyey

http://abcnews.go.com/live

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 20 Jenwaeri 2013, ayey ahayd in si ofishal ah loo dhaariyo, hase yeeshee, waxa ay ku beegantay maalin axada. Sharciga waxa uu dhigayaa in nisha marka ay tahay 20, saacadu marka ay tahay 12: 00 la dhaariyo. Madaxweynah cusub ee talada dalka la wareegaya, ee dalka Maraykanka. Sidaa darteed ayaa shalay oo ay bishu ahayd 20 Jen 2013, lagu dhaariyey, madaxweyne Obama, aqaka cad. Dhaaristan oo ahayd mid kooban. Haddaba maanta oo ay taariikhdu tahay 21 Janeweri, 2013. ayaa la dhaariyey madaxweyne Obama, maanta oo ay isniin tahay. 21 Jan 2013. oo ah maalinta ay shacaba Maraykanku fasax yihiin, sababtoo ah waa maalin ay xusaan  xaq udirirkii madowaa ee martin Luther King. Waa markii  2aad ee loo dhaariyo madaxweyne OBama jagada madaxtinimada dalka Markaykanka, kadib markii uu ku guulaystay doorashii bishii November, 2012 ka dhacday dalka Maraykanka.

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: