Daawo video Somaliland Today

Inan yar oo 13 jir oo u dhashay dalka Kenya ayaa ikhtiraacay laydh ka cabsiinaya Libaaxa (akhriso maqaalkan xiisaha leh)

Richard Turere

Richard Turere, 13 jir ah , waa wiil yar oo u dhashay dalka Kenya, waxaanu ka dhashay reer xoolo dhaqato ah oo caasimadda Kenya ee Nairobi duleedkeeda deggen, Nairobi´s nationalpark.  Waxa uu bilaabay in xoolaha lo´da ee reerkoodu lahaayeen in uu raaco, marku ahaa 9 jir.  Waxaa haddaba goobtaa ay degenaayeen reerkoodaa u dhawaa national park, oo xayawaanka dibad-galeenku ku nool yihiin, khaasatan libaaxa.  Richard Turere, oo yidhi waxa aan aad u necebahay libaaxa, sababtoo ay tahay, waxa uu dhameeyey oo uu cunay xooalahaygii. Isagii hadalkiisii siiw ata ayaa waxa uu yidhi”””” markii aan arkay in libaaxyadii dhmeeyeen xoolihii aanu lahayn ayaan ku fikaray in aan xal keeno, si anay mar danbe aanay xoolaha nooga cunin dadkana aanay wax u yeelin””

Libaax (aar)

Da´da uu ku ikktiraacay fikradan cajiibka, waxa ay ahayd isagoo jira 11 sanno.

Fikradii aan ikhtiraacay waxa ay ahayd, oo aan ogaaday, in Libaaxu ka baqo waxa dhaqdhaqaaya ee laydhka leh: Waxa aan sameeyey in aan tijaabiyo firadaas, maalin maalmha ka mid ah ayaan soo qaatay tooj, anigoo la dhaqdhaqaaqaya toojkii, ayey libaaxii soo dhaafi waayey meeshii ay joogeen.

Waxaa markaa ii soo baxday in ay ka baqdaan laydh dhaqdhaqaaqaya.

Fikradii waan sii horemariyey oo waxaan soo qaatay, waayiro (xadh ka laydhka) waxaan ku xidhay baytaruga baabuurta,

batarigana oo ku shaqeeya cadceeda (a solar panel.l) ayan ku talaalay, ka  dibna waxa aan geliyey oo ku xidhay xadhigii waayirka ahaa  laydh big biglaynaya. Libaaxyadii markii ay arkeen goobtii oo lagu xidhay laydhadh big-biglayna way baqdeen oo uma ay soo dhawaan karayn, markii ay arkeen laydh big-biglayna xeradii xooluhu ku jireen iyo hoygii reerku ku noolaayeen.

runtii waa fikrad cajiiba. Waxaana arrintan aad ula dhacay dad badan oo libaaxu dhibaato weyn ku hayey nolosha dadka iyo xoolahaba. Waxaanay faaído weyn oo waxtar leh u soo kordhisay dadyawga xoolo dhaqatada ah ee had iyo jeer dhibaato dhaawac iyo dhimasho kala kulmi jiray libaaxyada dalkaas Kenya ku nool.

Richard Turere, oo ay immika da´diisu  tahay 13 jir, ayaa laga soo kaxeeyey meeshii uu xoolaha ku raaci jiray, waxaana qaadtay iskuulka ugu heerka sarreeya xaga waxbarashada dalka Kenya, ee la yidhaahdo, Brookhouse International School. Waxanu doonayaa mustqabalka in uu noqdo injineera xaga diyaaradaha. Wiigan ayaa lagu soo casuumay in uu ka qayb galo shirka ay iskugu yimaadaan dadka dunnida wax ku soo kordhiya xaga ikhtiraaca, (invention) TED confr
 
Iskuulka ugu wanaagsan xga waxbarashada dalka Kenya, Brookhouse International School
 
Richard Torere, 13 jir,  doonaya mustaqbalka in uu noqdpo  ingineer   xaga diyaaradaha
 
Waxa aad iyo aad loola yaabay isaga oo da´daa jira oo haddana aanu wax aqoonna haba yaraatee u lahayn isku xidhka waayirada xaga laydhka.
 
Waayadii hore ee libaaxu ku noolaa Somaliland, waxa la odhan jiray libaaxu dabka ayuu ka baqdaa.
Arrintan ma la odhan karaa waxa ay daba socodtaa sidii  berigii hore loola dhaqmi jiray  libaaxyada ku nool dalka Somaliland.
Waxaa jiri jirtay in reer miyiga Somaliland ku noolaa wakhtiyadii hore , ay samayn jireen habeenkii marka uu gabalku dhaco  in reerka dibadiisa dab laga shidi jiray oo lagu weegaari jiray, si aannu libaaxu reerka ugu soo dhicin habeenkii. Waxa cad in libaaxu iyo dabka ay col yihiin. Libaaxu waxa uu ka baqdaa dabka. Marka xaabada la shido waakan dabka ay ka duulaan dhimbiilo jac jacda haya oo  duul duulaya.
 
Fikardan uu keenay, Richard Turere, waa mid wanaagsan oo waayahan immika la joogo  la jaan qaadaysa. Laakiin fikradda asalkeedu waxa ay ku arooraysaa uun in libaaxu ka baqo dabka, waayo dabku markuu baxayo iftiin buuu keenaa. koncebtigu waa isku mid, xaabo dab ka baxayo, iftiin iyo dhimbiil duul duulaysa.
 
hambalyo weyn ayaan u dirayaa Richard Turere.
 

© Cabdiraxmaan Sacad Siciid

 
Halkan ka daawo Video Richard Turere.
http://www.youtube.com/watch?v=BLUS8ph9RCc

Shirkadda Da´uus oo xarun ka furanaysa caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Dauus Interview at HCTV with Wariye Nimco Samriye

©Somaliland1991

Turkey plans Somaliland flight to tighten ties

 

Officials say a new flight to Somaliland is planned

A Turkish delegation has visited Hargeisa, the self-declared republic of Somaliland in what it said was to strengthen existing relations by providing technical and social aid.

An international flight by national carrier Turkish Airlines, which started plying the Mogadishu route earlier this month, is also planned, the delegation said.

It is the second such visit to by Turkish officials in two weeks to Somaliland, which is not recognised internationally.

Turkish Ambassador to Somalia Hani Torun, the leader of the delegation, said that Turkey and Somaliland enjoyed strong relations.

“Our assistance will have impact on agriculture, health and education,” he said, adding that an assessment team from his country was due in Hargeisa soon to determine the sectors to be targeted.

“Upcoming investments will include international flight to Somaliland by Turkish Airlines,” he said without setting a date.

Turkey will assist Somaliland to repair the general hospital in Hargeisa and two schools teaching Turkish curriculum.

Archaeological and historical sites in Somaliland with links to the Ottoman Empire that ruled the northern regions of Somalia in the 18th century would also benefit.

The ambassador visited the port town of Berbera on the Gulf of Aden that hosts historical sites like mosques and other ancient buildings from the days of the empire.

The earlier visit was led by the Somali Programme Coordinator of Turkeys International Cooperation and Development Agency (TIKA), Mr Abdulahad Kodkagi, and accompanied by representatives of the Turkish Prime Minister.

Turkey has noticably deepened its engagement with the horn of Africa region since intervening with aid following last year’s famine in Somalia.

 

Source: African Review

©Somaliland1991

 

a Turkish petroleum company made an investment of $1 billion in Somaliland

a Turkish petroleum company made an investment of $1 billion in Somaliland

Turkish Ambasador to Somaliland/Somalia And president  of Somaliland mr. Siilaanyo, met  at the presidetial palace, Hargeisa, Somaliland

Last year Turkish foreign policy towards the Middle East was largely determined the constraints of the Syrian problem. Despite this Turkey managed to increase its influence in the Middle East by creating a strategic relationship with Egypt. Meanwhile it is now virtually essential that Turkey increase its foreign policy involvement in Africa in order to protect its interests.

Turkey
As for the countries which were not affected by the Arab Spring, they are currently experiencing serious anxiety about how they should preserve their stability. In all these tremors, Turkish diplomacy undertook active initiatives of approching somaliland because of it’s stability, in order to undertake humanitarian and political tasks. In some situations lost by Arabs. Because of the troubles in somalia,Turke is convenced the undeniable chance that can be created a bond of friendship that opted out by Kingdom of Saudi Arabia to develop its relations with Somaliland as part of its search for new allies in the East Africa ( Horn) to protect its interests. The clearest illustration of this new relationship is the flow of visits by senior government officials in both Somaliland and Turkey. The two countries and the economic and strategic agreements signed as a result of them..

Turkey and Africa

Ankara continues to support the political process in Somaliland and Somalia. Mr Ahmet Davutoğlu, Turkey Foreign Minister, has had the honour of being the first foreign guest ever to address the enemty between tow Somalis. As far as humanitarian aspects are concerned, Turkish institutions and organisations are continuing to send aid to both countries.

At the same time, it is also abundantly clear that the fact that Turkey’s position in regional affairs is steadily growing stronger has made certain powers anxious. There are also some tribal leaders and “war chieftains” who object to Turkey having such a role. A glance at the history of Somalia shows that the situation there has to do with the interaction of regional and national short-comings and that a struggle over its security which is totally different the situation in Somaliland.can be discerned coming over the horizon. It may be recalled in this context that an armed attack was carried out in October against Mr Mustafa El Haşimi, Africa Chief of TIKA [the Turkish International Aid Organisation] in the town of Galkayo in central Somalia and details of it have never been made public. Then there is the fact that a Turkish petroleum company made an investment of $1 billion in Somaliland, and that some officials in the region have interpreted this as support for the Somaliland declaration of independence. Another section of opinion in Mogadishu believes that the investment was aimed at detaching that region from the other Somali territories and shuold dealt only with Somaliland and Somalia.The crisis was obviously chiefly about the desire to strengthen bilateral economic relations, most importantly over petrol of Somaliland.

Talk of the point now reached in Turkish-African relations takes us on to the greatest market crisis in Africa, So Turkish foreign policy towards the Horn of Africa last year in general developed within the constraints of the Somalis ( Somaliland & Somalia) problem. Despite this, Turkey extended its influence and creating a bridge of strategic relationship with Africa to protect its interests affecting in both the short and the long term.

Fuad Ferhavi is a researcher at USAK Center for Middle Eastern and African Studies. The original version of this piece was published in Turkish ANALIST Journal on January 2013.

By Fuad Ferhavi

©Somaliland1991

Turkish Firm Eyes Somaliland (Hurriyet Daily News)

Turkish Firm Eyes Somaliland

printable version

30 October 2012

Genel Energy, an Ankara-based oil firm with vast investments in northern Iraq, announced yesterday that it has obtained an exploration license for Somaliland, the self-declared East African country not formally recognized by the international community.

“Because of its similarities with the geographical structure of the Arab peninsula, it is strongly predicted that Somaliland, a region Genel Energy prioritizes for its investment program, has important oil and coal assets,” Genel said in a press release on Oct. 29.

The company solidified its presence in northern Iraq with the acquisitions of the Bina Bawi and Miran fields this year.

$1 billion in cash

The London-listed oil explorer holds some $1 billion in cash for new investments according to the statement, which did not elaborate on the finances of the Somaliland project. It added that the company will make use of its experience working in northern Iraq in exploring the new field, which is about half the size of the Iraqi project.

The company also holds licenses for exploration in Malta and the Ivory Coast.

The autonomous region of Somaliland is not a safe haven due to security concerns and ongoing unrest in central Somalia. Yet Genel quoted a recent World Bank report declaring the region suitable for private sector structuring despite the problems in its vicinity.

The region declared its independence in 1991 following a civil war in the 1980s. The international community sees the land as an autonomous region while President Ahmed Muhammed Silanyo, elected in 2010, rules the country.

Turkey is among the main international supporters of both Somalia and Somaliland. Solamiland Foreign Minister Muhammad A. Omar was also present at the second Somalia Conference in Istanbul in May, where he met with Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu, Genel said.

The merger process between Genel – the Turkish company owned by Mehmet Emin Karamehmet – and Vallares – a fund founded by former BP chief executive Tony Hayward, British financier Nat Rothschild, banker Julian Metherell and investment manager Tom Daniel – was completed in September 2011, establishing Genel Energy International Limited. The company had an initial $2 billion reserve when its investments began in northern Iraq, controlled by the Kurdistan Regional Government (KRG).


30 October 2012

Hurriyet Daily News

In Praise of Somaliland — A Beacon of Hope in the Thorn of Africa

In Praise of Somaliland — A Beacon of Hope in the Thorn of Africa

In Praise of Somaliland — A Beacon of Hope in the Thorn of Africa

printable version

28 June 2011


This year’s civil war in Somalia has killed thousands of people and created over half a million refugees. Democracy, the rule of law and respect for human rights are almost non-existent in Mogadishu, where war, banditry, corruption, hunger, illiteracy, disease and unemployment are the norm. Somalia is a failed state that has failed its people.

In contrast, the north-west breakaway region of the Republic of Somaliland is an oasis of peace, stability and progress in the Horn of Africa. Imperfect, but moving in the right direction, in May this year the country celebrated its sixteenth anniversary of independence.

Against all odds, and with little international recognition or aid, the three million people of Somaliland have – largely by their own efforts – begun to establish a secure, functioning democratic state and a fair degree of economic stability and growth. This is a truly remarkable achievement in a region of Africa that has long been a byword for chaos, repression and war.

Somaliland, a former British Protectorate, gained independence in 1960 and became the first free Somali nation to join the United Nations. In a unity move that most Somalilanders now deeply regret, the country joined with the former Italian protectorate to the south to form the Republic of Somalia.

Under the dictator Siad Barre, who seized power in a military coup in 1969, the new nation was beset by brutality.

Following the collapse of his military regime and of the Somali state, Somali-land declared independence on 18th May 1991.

Over the last decade and a half, the predominantly Muslim nation has made the transition from an autocratic clan-based society, notorious for its poor governance, conflict and human rights abuses, to a peaceful and progressive multi-party democracy.

A referendum in 2001 led to the adoption of a new constitution. Since then, Somalilanders have held successful elections for President, the House of Representatives and local government.

While Somalia has not had a free election since the 1960s, Somaliland has held three mandates since the turn of the millennium, each of which has been declared free and fair by international election observers.

In contrast to the intestinal conflicts that bedevil Somalia and many other African nations, Somaliland has found a way to negotiate and resolve these rivalries peacefully. It has bought previously hostile clans together in a pluralistic system that minimizes conflict by incorporating the clan elders into the advisory upper house.

An enviable peace

Daawo madaxweyne Siilaanyo oo madaarka lagu soo dhaweeyey

Daawo barnaamijka rayiga dadweynaha HCTV

Halkan ka daawo barnaamijk Qiimee qofkaaga aad qiimo yeelatide

Codayntii haldoorka oo bilaabantay halka hoose ka waado!

Adduunka Qof Baa beddala! Faallo Ku Saabsan Barnaamijkii Qiimee Qofkaaga:

Adduunka Qof Baa beddala! Faallo Ku Saabsan Barnaamijkii Qiimee Qofkaaga:

 

Qalinkii/ Muuse M. Ciise ( Dalmar )xajidalmar@gmail.com……

Qof kastaba wanaagiyo,
Kartidiyo wax-qabadkiyo,
Waxa lagu qadariyaa,
Qawlkiyo run sheegee,
Maya dhaha qabiilkiyo,
Qoladayda weeyiyo,
Wixii qaranka dumin kara.

Kala danbaynta, isqadarinta, wax wada qabsiga iyo isqiimayntu waa furaha guusha. Waana jidka ay bulsho ku gaadho nolol rayn rayn iyo ladnaan badani ku dheehan tahay. Marka ay bulshadu qiimayso qofkeeda wanaagsan, garabna siiso keeda wax wanaagsan ku soo kordhiyay waxa hubaal ah inay bulshadaasi ku guulaysanayo hadafka ay nolosha ka leedahay.

Si xun wax u sheegu,
Sixir waa ka daran yee,
Adoo suubin kara wanaag,
Ha samayn xumaan iyo,
Wax Soomaali kala dila

Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa 20 bishan Febraayo 2013 lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay, taasi oo abaalmarinno badan lagu guddoonsiiyay hal-door tiro badan oo bulshada qaybaheeda kala duwan ka socday. Barnaamijka munaasibadda buddhigga u ahaa oo magaciisu ahaa QIIMEE QOFKAAGA AAD QIIMO YEELATIDE, ayaa ahaa fikir iyo halabuurnimo cusub oo uu soo kordhiyay muwaadin reer Somaliland ah oo magaciisa la yidhaa Rashiid Sulub Caalin. Qofka bini-aadamka ahi micno weyn buu dunida guudkeeda u joogaa, waxaana qof kasta looga fadhiyaa in uu wax wanaagsan ku soo kordhiyo bulshada uu la nool yahay. Haddaba tallaabadan ayaa ah mid ku dayasho mudan, una qalanta in la garab istaago muwaadinkan hawsha fiican bilaabay. Waxaana mihiim ah in la kobciyo, oo la horumariyo fikirkan cusub oo aan anigu qabo in uu yahay albaabkii guusha iyo horusocodka bulshada. Waxa aan barnaamijkan u arkaa in uu yahay shaandhadii kala haadin lahayd ee kala hufi lahayd dadka inta waxtarka leh iyo inta bulshada culayska ku haysa.
Read the rest of this entry »

The Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa. Investing In Somaliland- Is It Dubai 20 Years Ago? (Part II)

Investing In Somaliland- Is It Dubai 20 Years Ago? (Part II)

the Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa.

Last week, we looked at investing in Somaliland, whose economy is characterized by its informality, and entrepreneurship. This week, we delve into different sectors, starting with the telecommunications market, which is booming, but still facing many challenges

Booming Telecom

Sitting at a meeting with business leaders, it is common to see each person with two phones (one for Telesom and one for SomTel). The telecommunications market is completely unregulated. Accordingly, Telesom users cannot contact SomTel users unless they keep a second SIM card for the SomTel or keep a second phone with a SomTel SIM card. Yes, this situation seems a relic of the early mobile phone days and a sad manifestation of bad government oversight. Such lack of cohesion in the telecommunications market and a heavily underdeveloped broadband system frustrate the unaware traveler and investor.

Telesom HQ, Hargeisa, Somaliland

At the same time, the change in Somaliland telecommunications cannot be understated. The airport in Berbera has wireless internet, often a rare commodity in African airports. In the eyes of local NGO workers, the Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa. Such a compliment only indicates a small advantage for Somaliland heading towards the finish line but does not say much for the current quality. However, given Somcable’s recent deal to offer FTTA (fiber-through-the-air connectivity) access to subscribers, internet speeds should pick up. Local Somalians talk of great expectations with this cable, specifically the potential mobile phone interconnectivity and the elimination of the two SIM card lifestyle.

Read the rest of this entry »

Daawo Hereri iyo Hargeysa magaalada Saylac iyo jasiirada caanka ah ee quruxda badan Sacadiin

Daawo Hargeysa sida ay ahayd 1991 waa film taariikhiya

Maanta oo ay ahayd maalintii xuska sanad-guuradii 32 aad ee maalintii dhagax-tuurka

CIMG0528-475x356

Dhallinyaradii dhagaxa tuuraysay ee xabad nool ay la beegsanayeen ciidamadii faqashtu

CIMG0495

CIMG0506-475x356 Kaltuun, oo ah xaaskii hore ee marxuum Cigaal oo ka soo qayb gashay xuskii 32 aad ee dhagaxtuurka.

CIMG0498-475x356 Guddoomiyaha ururka dhallinyarada Somaliland, SONYO.

CIMG0517-475x356

Wasiirka dhallinyarada Somaliland

CIMG0478

CIMG0494

CIMG0488

Maanta Oo Hargeysa Laga Xusay Maalinta Dhagax Tuurka 20ka February, Isla Markaasna Ah Maalinta Dhanliyarada Somaliland+ Dallada Sonyo Oo Soo Qaban-qaabisay.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, February 20, 2013
Hargeysa(HWN):-Maanta oo ay taariikhdu tahay 20 february 2013, ayaa ku began Maalintii Dhagax tuurkii Ufo Ee Lagu Xidhxidhay Dhalinyaradii Aqoonyahanada Ahayd Taas Oo Uu Ku Daatay Dhiig badan , Dhanliyaradaasi Oo Xabsiga ay ku jireen .

Hargeysa(HWN):-Maanta oo ay taariikhdu tahay 20 february 2013, ayaa ku began Maalintii Dhagax tuurkii Ufo Ee Lagu Xidhxidhay Dhalinyaradii Aqoonyahanada Ahayd  Taas Oo Uu  Ku Daatay  Dhiig badan , Dhanliyaradaasi Oo Xabsiga ay ku jireen .

Munaasibad Maanta Lagu Dabaaldagayay Sanad Guurada Ka Soo Wareegtay Malinta Dhagax tuurka Dhalinyarada Ufo oo 32 Jirsatay Ayaa Siway Looga Xusay Caasimada Hargaysa Taas Oo Ay Dadwayne Aad U Tiro badan Oo Ay Horkacayaan Wasiirada Waxbarashada Marwo Samsam Aadan Iyo Wasiirka Ciyaaraha Mudane Cali Siciid Raygal Iyo Waliba Marwadii Madaxwayniihii Hore Ee Somaliland Marxuuma Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahir ,Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Mudane Mubaarik Ismaaciil Taani . Iyo Waliba Ciidamada Baanboyad Oo Kaalin Laxaadle Kaqaatay Halkaas Ayaa Ugu Danbay Layskugu Soo Biyo Shubtay Xarunta Taalada Dhagaxruurka .

Hadba Ugu Horayn Waxa Halkaas Ka Hadlay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Sonyo Mudane Mabaarik Ismaaciil Taani ,Oo Kalkaas Ka Xusay Maalintan Iyo Qiimaha Ay Ku Tagantahay Dhalinyarada Somaliland Guud Ahaan Isaga Oo Tacsi U Diraya Intii Ku Geeriyootay Dhagxtuurkaas ,Halkaana Ku Xusay Ninkii Ugu Horeeyay Ee Ku Dhintay Dhagaxtuurkaa Oo Ay Dilee Ciidamadii Arxanka Daraa Ee Dawladii Kalitaliska Ahayd Ee Siyaadbare Hogaminaaya Marxuum Bare .

Gudoomiyaha Oo Waxyaabo Badan Taabtay Ayaa Hadaladiisii Waxa Kamid Ahaa Sidan ? Manta Waa Maalin Wayn Waa Maalin Qaran Waa Maalintii Dhalinyada Jamauuriyada Somaliland, Waa Maalin Aynu Ku Xusayno Dhacdo Muhiima Oo Taarikhii Ah Oo Ah Dhiigii Ugu Horeeyay Ee Loo Shubo Dhibicdii Ugu Horyaasay Ama Dhiigii Ugu Horeeyay Ee Loo Daadiyo Halganka Loo Soomaray Lasoo Noqoshada Xoriyada Somaliland Ee Khasaartay 1960kii, Manta Uu Halgankaasi Keenay In Dhalinyadii Reer Somaliland Ee Wakhtigii Sideeetamaadkii Ku Noolaa Duruufahaa Qalafsan In Ay Maantana Codkooda Cidna Ku Doortaan Cidkalena Ku Ridaan . Dimuquraadiyada Iyo Xoriyad Buxdana Ay Haystaan Iyo Waliba Wax Barasho Hufan Oo Ilaahad Dhugsiyada Hoose/Dhexe Ay Bilaa Lacagyihiin. Taasi Waa Halgankii Ay Dhalinyartu Bilawday Ilaahadan Wuu Sii Socdaa , Xiliigaa Waayo Kala Duwan Oo Qalafsan Ayaa Haystay Dhalinyarada ,Hada Laaakin Way Ka Duwanthay Oo Duruufaha Ku Gadaman Dhalinyaradu Malaha Tii Xilagaa Labilaaba Halganka Tagnay Ee Manta Wax Dhaliyarada Haysata Shaqo La Aan Iyo Waliba Tahriib Iyo Duruufo Kale Oo Ay Dhalinyaradu Doonayaan In Wax Lagala Qabto.

Manta Dalkeenu Wax Uu Haystaa Dawlad Madxbanaan Oo Wax La Qaban Karaysa Una Heelan In Ay Dhalinyaradeeda Wax La Qabato Horuna Mariso In Ay Duruufuhu Xidhaan Mooyaane , Hadaba Waxaan Dhalinyarada U Soo Jeedinayaa In Ay Gacmaha Is Qabsadaan Una Soo Jeestaa Wadan Kooda Iyo Waliba Wadaniyada.

Waxa Kale Oo Halkaas Kahadashay Marwadii Hore Ee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahur Oo Halkaas Tacsi Uga Dirtaya Intii Ku Dhimatay Illahay Na Naxariis U Waydiisay Mwax Kale Oo Ay Hambalyo U Dirtay Dhalinyaradii Soo Qabanqaabisay Munaasibadan Hadladeediina Waxaa Ka Mid Ahaa ?Manta Aad Ayaan Ugu Farax Sanahay Iyda Oo Aan Sidii

Hala Ilaaliyo Qarankan Mudada 21 Sano Lasoo Dhisaya Waad Arkaysaan Wax Manta Dunida Ka Holcaaya?

Ugu Danbayntii Wax Lakaas Ka Hadlay Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal Wax Isgana Hadaladiisi Kamid Ahaa?Run Ahaan Farxad Ayay Ii Tahay In Aynu U Dabaal Dagno Malin Qiima Wayn Kule Dhalinyarada Somaliland Iyo Waliba Guud Ahaan Dalkeena .Wax Kale Oo Farxad Inoo Ah In Manta Aynu Ku Dabaaldagno In Dhulkii Aan Cidi Istagi Jirin Ama Laba Qof Kuwad Hadli Jirin Ee Lagu Cabudhin Jiray Laguna Cadaadin Jiray In Manta Aynu Ku Naalonayno Nabad Galyo Iyo Xoriyad ,Waxaan Ila Tahay Shaqsi Kasta Intaas Ayaa Kaga Filan Guusha Aya Maalintani Horseeday Soona Hooysay .

Waxa Aynu Leenahay Dadkii Usoo Halgamay Kuna Geeriyooday In Uu Illahay Naxariistiisa Siiyo ,Kuwa Kale Ee Noolana In Ay Dunida Ku Waaraan Barwaaqo Iyo Caafimaad,Waxkale Oo Aan Halkan Uga Duwaynayaa Dhalinyaradii Ururkii Ufo Ee U Badnaa Dhakhaatiitra Iyo Macalimiinta Oo Ay Qaar Maantaba Noolyihiin In Tiidhimatayna U Naxariisto Intanoola Cisi Iyo Sharaf Ku Noolaadaan,Waxa Kale Oo Aan U Ducaynayaa Madxwaynayaashii Somaliland Ee Geeriyooday In Ay Ayagana Uu Ilaahay U Naxariisto Intii Ay Katageena Iyo Walba Shacabkana Samir Iyo Iiimaan Kasiiyo.

Isga Oo Wasiirku Siiwata Hadlkiisa Waxa Uu Yidhi

“Dhalinyaradii Xiligaa Kaqayb Qaadatay Dhagxtuurka Qarkood Oo Halkan Tagan Kuna Leh Dalka Taariikh Aan Duugoobin,Ayaa Malintaas Wax Ay Rabeen In Hadii Aanay Qori Iyo Xabad Toona Haysan In Ay Dhagax Ku Xoreeyaan Dalkooda Iyodadkoodaba, Iyaga Oo Kala Hortagay Quwadii Xilgaa Dalka Ka Talinaysay.

Wax Hubaala Dhalinyarada Had Hortayda Taagani In Aanay Jirin Xiligii Halganka Loo Gaba Xidhay Oo Aanay Waxba Ka Garanayn ,

Oo Ay Ku Caqliyaysteen Dal Xora ,Waa In Aynu Ilashana Nabd Galyada Iyo Horumarka Dalkeena Dhinacna Aad Uga Soo Wad Jeed Sataan Dhalinyaroy .

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland

abdiaziiz@hadhwanaag.org

Source: Hadhwanaagnews

Magaalada qadiimiga ahee Bulaxaar oo laga furay Iskuul Boordhin ah

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSl Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo wefti ay hoggaaminaysay oo ka tirsan xukuumadda JSL iyo qaybaha bulshada

 

Wasiirka Waxbarashada oo ugu horayn munaasibadan ka hadashay inay dhagax-dhigayso dugsigan

Weftigan oo wasiirka Waxbarashada ay ku weheliyeen Wasiirka Madaxtooyada JSl Mudane Xirsi X. Cali Xasan, Suldaan Siciid Maxamuud Maxamed, iyo dadweyne ayaa waxa ku soo dhaweeyay xarunta guddoomiyaha gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Saaxil , maamulka degmada Bullaxaar Bullaxaar oo uu ugu horreeyay Guddoomiyaha degmada Maxamuud Qawdhan Ayax, madax-dhaqameed, odayaal iyo dadweyne ka soo jeeda degmada Bullaxaar.

Wasiirka Waxbarashada oo ugu horayn munaasibadan ka hadashay inay dhagax-dhigayso dugsigan oo ay Wasaaradda iska kaashanayaan Jaaliyadda degmada Bullaxaar ee dalka UK, isla markaana uu dhismaha dugsigan boarding-ka ahi waxka tari doono mustaqbalka carruurta yaryar ee ku tabaalaysan dhulka gubanka ah. Wasiiraddu waxay sheegtay inaanay wasaarad ahaan iyagu dhisin dugsiyada boarding-ka ah balse ay wasaaraddu bixin doonto macalimiinta, qalabaynta dugsiga iyo dhammaan wixii agab iyo adeeg ah ee dugsigu u baahanyahay. Waxa kale oo ay Wasiiraddu sheegtay inaan la dhagax dhigayn oo kaliya balse sidoo kale bixiyeen qandaraaska dhismaha dugsiga oo shirkiddii ay siiyeen immikaba bilaabayso dhismaha dugsiga Bulahar Boarding School Construction.
Read the rest of this entry »

Halkan ka daawo Abaal-marintii Qaran ee qiimee qofkaaga oo Hargeysa ka dhacday, Somaliland

PIC_28612-1024x576

Cabdi Wraabe oo guddomaya abaal marinta shacabka Somaliland u garteen in uu mudan yahay, runtii qayb weyn la soo qaatay nabadii Somaliland.

Halkan ka daawo!!!!!!!

PIC_28342-1024x576Daadihiyaha madasha barnaamijka qiimee qofkaaga

Guddoomiyaha Baarlamnka Somaliland, C/raxmaan Ciro. oo ka mid ahaa 100 qof ee shacabka Somaliland u codeeyeen inuu abaal-marin helo

Xaasskii hore ee madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland, Marxuum, Maxamed Xaaji Ibrahi Cigaal, Kaltuun.

Maayaradii hore ee Gebiley, Khadra

Somaliland.
PIC_28302-1024x576
Waxa kale oo halkaasi lagu gudoon siiyay illaa boqol xubnood oo la sheegay inay abaal-marinta Barnaamijkan ku guulaysteen.
PIC_28273-1024x576  Bidix: Wasiirkii hore ee  arrimha gudaha Somaliland, Cabdillaahi Ciro
PIC_28252-1024x576 Bidix: Maayarkiihore ee Gabiley, Khadra
PIC_28242-1024x576
PIC_28232-1024x576
PIC_28212-1024x5761
PIC_28202-1024x5761 Abwaan Hadraawi
PIC_28182-1024x576
PIC_28092-1024x576
PIC_28072-1024x576
PIC_2037-1024x576

PIC_28322-1024x576 Bidix: Maayarkii hore ee caasimadda Somaliland, Cawl

©Somaliland1991

Halkan ka daawo barnaamijka Nuura Show (HCTV)

©Somaliland1991

Qiimaha ay nabadu u leedahay shacabka Somaliland (Nabada eexaysta Somaliland)

©Somaliland1991

Gudida La Socodka Cunaqabataynta Hubka Somalia Ee QM Oo SheegayIn Somalia Uu Gaadho Hub Ka Yimaada Yemen Iyo Iran

New York, February 13, 2013 (W.Wararka) – Inkasta oo dawlada Maraykanku dabada ka riixayso in la soo afjaro cunaqabtaynta hubka ee saaran Somalia, ayaa kooxda Qaramada midoobay u qaabilsan dabagalka hubka Somalia waxa ay ka digayaan in Mitidiinta Geeska Afrika uu hub uga yimaado wadamada Iran iyo Yemen, sida ay wakaalada wararka ee Reuters ay u sheegeen Diplomasiyiin. Kooxda Qaramada Midoobay ee dabagasha hubka ayaa sheegay in shakhsiyaad Iraniyiin ah iyo kuwo Yemeniyin ahi ay hubeeyaan Al-shabaab, iyadoo dawlada Yemena ay Iran waydiisatay in laga joojiyo hubaynta kooxaha ka dagaalama Yemen.

Bishii la soo dhaafay ciidmaada Ilaalada xeebaha ee dalka Yemen iyo Maraakiibta dagaalka ee Maraykanku waxa ay qabteen gantaalo iyo baasuukayaal ay dawlada Sanca sheegtay in laga soo diray Iran. Marka loo eego xaqiiqo raadintii ugu dambaysay ee kooxda kormeerka hubku ay soo jeediyeen in si dhab ah loo fuliyo cunaqabtaynta Somalia iyo Eritrea, iyagoo sheegay in inta badan hubkaasi ay helaan oo uu galo Waqooyiga Somalia-, maamul goboleedka Puntland iyo gobolada Somaliland kadib markii Al-shabaab ay ka soo carareen goobihii ay ku xooganaayeen ee Koonfurta.

Source:  Haatuf

Halkan ka daawo dooda cunaqabtaynta hubka Somalia/Somaliland