Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed M. Siilaanyo oo darajooyin lagu taxay saraakiisha ciidamada, booliiska asluubta iyo badda

Hambalyo Hambalyo ayaa leeyahay saraakiishaa maanta nasiibka u yeelatay in noqdaan saraakiishii  qaranka Somaliland ee darajooyinka la siiyey.  Waa maalin taariikhiya oo la xusi doono 2 feb 2013. waa maalintii darajooyinka lagu taxay saraakiisha qaranka jamhuuriyadda Somaliland. Muddo ka badan 20 sanno ayaa la sugayey maalintan in ay timaado. Alxamdulilaah waataa maanta ay wax ka qorayno. Wax walba waa qadar ka Ilaahay in badan ayaa la is waydiiyey maxaa sababay in darajooyin la  siin waayo saraakiisha.?

Maanta ayey haddab timid, waana maalin farxad weyn u ah qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanan ku hamblayeynayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Ciidanka oo darajooyin  leh waxa ay ka mid yihiin astaanaha qarannimo. Waa markii ugu horreysay intiiay Somaliland la soo noqodtay madaxbannineedii ee ciidanka qaranku yeeshaan darajooyin. Waa guul qaran oo jamhuuriyadda Somaliland u soo hoyatay. Munaasibadan oo lagu beegay maalintii ka soo wareegtay aasaaskii ciidamada qaranka jamhuuriyadda Somaliland oo la joogo 19 sanno. Munaasbidan oo lagu qabtay xarunta taliska ciidamada qaranka jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa

Halkan ka dhegayso!

http://waaheen.com/?p=58722

 

539149_10151308846158800_286306497_n

IMG_0581

IMG_0410

IMG_0446

IMG_0481

IMG_0053

IMG_0066

IMG_0184

IMG_0583

IMG_0410

IMG_0300

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: