Daawo madaxweyne Siilaanyo oo madaarka lagu soo dhaweeyey

Advertisements

Daawo barnaamijka rayiga dadweynaha HCTV

Halkan ka daawo barnaamijk Qiimee qofkaaga aad qiimo yeelatide

Codayntii haldoorka oo bilaabantay halka hoose ka waado!

Adduunka Qof Baa beddala! Faallo Ku Saabsan Barnaamijkii Qiimee Qofkaaga:

Adduunka Qof Baa beddala! Faallo Ku Saabsan Barnaamijkii Qiimee Qofkaaga:

 

Qalinkii/ Muuse M. Ciise ( Dalmar )xajidalmar@gmail.com……

Qof kastaba wanaagiyo,
Kartidiyo wax-qabadkiyo,
Waxa lagu qadariyaa,
Qawlkiyo run sheegee,
Maya dhaha qabiilkiyo,
Qoladayda weeyiyo,
Wixii qaranka dumin kara.

Kala danbaynta, isqadarinta, wax wada qabsiga iyo isqiimayntu waa furaha guusha. Waana jidka ay bulsho ku gaadho nolol rayn rayn iyo ladnaan badani ku dheehan tahay. Marka ay bulshadu qiimayso qofkeeda wanaagsan, garabna siiso keeda wax wanaagsan ku soo kordhiyay waxa hubaal ah inay bulshadaasi ku guulaysanayo hadafka ay nolosha ka leedahay.

Si xun wax u sheegu,
Sixir waa ka daran yee,
Adoo suubin kara wanaag,
Ha samayn xumaan iyo,
Wax Soomaali kala dila

Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa 20 bishan Febraayo 2013 lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay, taasi oo abaalmarinno badan lagu guddoonsiiyay hal-door tiro badan oo bulshada qaybaheeda kala duwan ka socday. Barnaamijka munaasibadda buddhigga u ahaa oo magaciisu ahaa QIIMEE QOFKAAGA AAD QIIMO YEELATIDE, ayaa ahaa fikir iyo halabuurnimo cusub oo uu soo kordhiyay muwaadin reer Somaliland ah oo magaciisa la yidhaa Rashiid Sulub Caalin. Qofka bini-aadamka ahi micno weyn buu dunida guudkeeda u joogaa, waxaana qof kasta looga fadhiyaa in uu wax wanaagsan ku soo kordhiyo bulshada uu la nool yahay. Haddaba tallaabadan ayaa ah mid ku dayasho mudan, una qalanta in la garab istaago muwaadinkan hawsha fiican bilaabay. Waxaana mihiim ah in la kobciyo, oo la horumariyo fikirkan cusub oo aan anigu qabo in uu yahay albaabkii guusha iyo horusocodka bulshada. Waxa aan barnaamijkan u arkaa in uu yahay shaandhadii kala haadin lahayd ee kala hufi lahayd dadka inta waxtarka leh iyo inta bulshada culayska ku haysa.
Read the rest of this entry »

The Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa. Investing In Somaliland- Is It Dubai 20 Years Ago? (Part II)

Investing In Somaliland- Is It Dubai 20 Years Ago? (Part II)

the Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa.

Last week, we looked at investing in Somaliland, whose economy is characterized by its informality, and entrepreneurship. This week, we delve into different sectors, starting with the telecommunications market, which is booming, but still facing many challenges

Booming Telecom

Sitting at a meeting with business leaders, it is common to see each person with two phones (one for Telesom and one for SomTel). The telecommunications market is completely unregulated. Accordingly, Telesom users cannot contact SomTel users unless they keep a second SIM card for the SomTel or keep a second phone with a SomTel SIM card. Yes, this situation seems a relic of the early mobile phone days and a sad manifestation of bad government oversight. Such lack of cohesion in the telecommunications market and a heavily underdeveloped broadband system frustrate the unaware traveler and investor.

Telesom HQ, Hargeisa, Somaliland

At the same time, the change in Somaliland telecommunications cannot be understated. The airport in Berbera has wireless internet, often a rare commodity in African airports. In the eyes of local NGO workers, the Somaliland internet is one of the fastest in the Horn of Africa. Such a compliment only indicates a small advantage for Somaliland heading towards the finish line but does not say much for the current quality. However, given Somcable’s recent deal to offer FTTA (fiber-through-the-air connectivity) access to subscribers, internet speeds should pick up. Local Somalians talk of great expectations with this cable, specifically the potential mobile phone interconnectivity and the elimination of the two SIM card lifestyle.

Read the rest of this entry »

Daawo Hereri iyo Hargeysa magaalada Saylac iyo jasiirada caanka ah ee quruxda badan Sacadiin

Daawo Hargeysa sida ay ahayd 1991 waa film taariikhiya