Barnaamijka waayo-arag Suldaan Barre

© Somaliland1991

 

Dibu dhiski Somaliland

Kulan Lagu Tageerayo Qadiyada Somaliland Oo Kadhacy Vesterås Sweden Fep 2013

Wareysi SLNTV Aqoonyahan Ing Abdi abbdilahi Ibrahim Sweden 15 fep 2013

Halkan ka daawo waraysi tv:ga HCTV la yeeshay wasiirkii horee maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi

Daawo laba inamadood ee yar yar ee u kala baxay Somaliland iyo Somalia

Daawo filimka ka magac baxay ha tahariibin ee joog oo ay ku jiraan Sooraan iyo Jawaan

Labada majaajilayste ee Sooraan iyo Jawaan, waa laba nin oo runtii xaraabo ah, Hibo Ilaahay u siiyey mataalada, jilida, iyagoon haba yaraatee wax jaamacadda sare uga soo bixin jilidooda oo aan maanus ka akhriyaynin.  Waa Hibo Ilaahay ku manaystay Sooraan iyo Jawaan. Filimka kasta oo ay matalaan wuxuu ku socda bulshadda, sidii ay uga wacyi-gelin lahaayeen kolba markaa waxa ka socda bulshada dhexdeeda. Hambalyo ayaan leeyahay Sooraan iyo Jawaan halkaa ka sii wada wacyi-gelinta bulshada reer Somaliland.