Madaxweynihii dalkaVenezuela, Hugo Chaves oo shalay 6 marsh 2013 ku geeriyooday Dhakhtarka ciidamada ee Caasimadda dalka Venezuela, Caracas

Madaxweynaha dalka Venezuela, Hugo Chaves, oo ku geeriyooday dhakhtarka ciidamada ee caasimadda dalkaasi, Caracas. Ka dib markii uu koomo galay.  Waxaa ku dhacay cudurka Kansarka oo tiroba 4 goor lagu qalay. Waxaanu dalkaasi xukumayey muddo 14 sanno ah. Da´diisuna waxay maraysay markii uu geeriyooday 58 jir.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: