Hlakan ka daawo madaxweyne Siilaanyo oo maanta 9 marsh 2013 booqasho ku tegay dalka Turkiga

Waa markii u horreysay ee madaxweyne Somaliland ka socdaa uu booqsho ku tago dalka Turkiga. Waxaana nasiib u helay madaxweynaha la soo doortay ee ay shacbigiisu ku soo doorteen 49% in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyey intii ay Somaliland jirtay ee  booqda dalka Turkiga.

Somaliland iyo dalka Turkiga waxaa ka dhexeeya xidhiidh hore. Dalka turkig ayaa ahaa xukumadii ka talin jirtay xeebaha waqooyiga Somaliland muddo immika aad u fog. Weli waxaa sii jira raadadkii ay xukumaddii Turkiga  ee xeebaha waqooyiga ka talin jirtay ay sii qoyan yihiin immika.

Xidhiidhkan oo ah kii u horreeyey ee ay wada yeeshaan ilaa heerkan labada dal ee Somaliland iyo Turkigu. Ajandayaasha laga wado hadlayo waxaa ka mida

1- Xidhiidh dhex mara labada waddan ee Somaliland iyo Turkiga

2- Ganacsi

3- Maalgalin

4- Waxbarshada

5- Caafimaadka

4 – Mashruuc horimareed

5- iyo arrimaha siyaasadda, doorka uu ka ciyaari karo dalka Turkigu dhinaca wada-hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Somalia

©Somaliland1991

http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=6543&catid=34&Itemid=53

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: