Shacabka reer Somaliland ee ku nool qaarada Yurub oo mudaharaad balaadhan oo lagu taageerayo qadiyadda jamhuuriyaddda Somaliland mudaharaadkan oo a dhacay Aqalka Baarlamanka Yuruba

Belgium 11/04/2013)  SDWO.COM – SomalilandNews.net)  Banaanbaxa balaadhan ayaa hada ka socoda xarunta baarlamanka midowga yurub ee caasimada dalka Belguim ka.   Banaanbaxan ayaa ah mid logu taageerayo gooni isutaaga Somaliland, isla markaasna la gaadhsiinayo dhawaqa shacbiga Somaliland xudunta midowga yurub.

Fanaaniinta Cabdi Qaboojiye iyo Cabdi Cumar yare oo ka qaybqaadanaya banaanbaxa

Hannad – SDWO News Desk – oo ku sugan goobta banaanbaxu ka socdo,  Kala soco sawiro dheeraad ah SDWO.COM

SDWO & SomalilandNews.net – Hargeisa

Xigasho: SDWO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: