Halkan ka daawo video+sawirro booqashadii madaxweynaha Somaliland, Siilaanyo ku tegay dalka Maraykanka oo si heer sare loogu soo dhaweeyey

Waxaa shalay caasimadda dalka Maraykanka looga arrimiyo soo gaadhay madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo wefti uu hogaaminayo. Iyagoo si fiican loogu soo dhaweeyey dalkaas, joogi doonan muddo 7 csho, inta ay dalkaasi joogaan la kulmi doonaa saraakiil sar-sare oo ka tirsan xukumadda dalka Maraykanka. Waana markii u horreysay ee madaxweyne Siilaanyo booqasho ku tago dalka Maraykanka,  kadib markii shacabka Somaliland 49,5 %  u codeeyeen madaxweyne 26 Juun 2010.

Madaxweynaha Somaliland oo ka soo kicitimat dalka Ingiriiska, halkaasoo uu kula kulmay raysala-wasaaraha dalka Ingiriiska, David Cameron iyo wasiirka arrimaha dibedda ee Ingiriiska, William Hague. Maalmo ka hor booqashadada Ingiriiska, waxa madaxweynuhu dalka Turkiga kula kulmay, madaxwynaha federaalka Somalia, halkaasoo labada dal ay ku saxeexdeen heshiis 7 qodob ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: