Halkan ka daawo video + sawirro shil baabuur oo ila 8 qof kud hinteen qaar kalena ku dhaawacmeen oo duleedka Arabsiyo ka dhacay

Faahfaahin Dheeraad Ah: Shil Baabuur oo oo Sababay Dhimashada 7 Ruux iyo Dhaawac Badan oo Saaka ka Dhacay Tuulada Carro yaambo ee Degmada Arabsiyo.

IMG_9771

Shirkani oo ay ku geeriyoodeen 7ruux oo kala ah 4haween ah iyo 2 caruur, iyo 1nin…… Daawo Sawiradda

Gabiley(GNS) shilbaabuur oo aad u naxdin badanaa ayaa maanta ka dhacay tuulada caro-yaabo ee katirsan degmada arabsiyo ee gobolka gabiley. Abaaro 12:40 saacada geeska africa markii ay ahayd ayaa shilkani ka dhacay.
IMG_9769
shilkani oo ay sababeen labo baabuur oo isku dhacay oo uu mid ahaa baabuur xamuul oo sidey raashin mucaawano ah ee dalka Turkigu ku caawiyey Somaliland kuna sii jeedey gobolka gabiley, halka gaadhiga kale uu ahaa gaadhi dhayne ah oo muus kasoo qaadey degmada Tog-wajaale,kuna sii jeedey caasimada hargeysa.


IMG_9770
Shirkani oo ay ku geeriyoodeen 7ruux oo kala ah 4haween ah iyo 2 caruur, iyo 1nin, dadka dhaawac ah ayaa ah 3ruux oo kaliya, markii shilkani dhacay ayaa waxaa u gurmadey, wasiirka warfaahinta Somaliland abiib diiriye nuur, taliyaha madaxtooyada somaliland faysal kaamil ciise, xildhibaan c/laahi xuseen cige (blacki), badhasaaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, maayerka degmada gabiley shucayb maxamed muuse, xoghayaha fulinta dawlada hoose c/raxmaan nuur abokor, waxay dhaawac iyo maydadkaba usoo daad gureeyeen cisbitaalka guud ee gobolka gabiley.
IMG_9771
Shilkani oo ahaa mid aad u naxdin iyo murugo badan ayaa dadweynaha goobta gaadhay, waxaad arkeysay iyaga oo ilmanayey, naxdin daraadeed, wajiyadoodana ay ka muuqato murug badan, shilkan ayaa ahaa shilkii ugu dhimashada badanaa ee sanadka ka dhaca gobolka gabiley.
IMG_9772
Sikastaba ahaa tee shilalka baabuurta ayaa aad ugu badan wada u dhacaysa caasimada hargeysa iyo gobolka gabiley, Shilalka baabuurta ee ka dhaca Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Magaaladda Hargeysa ayaa maalinba maalinta ku xigta soo badanaya, waxayna galaaftaan nolosha dad badan.
IMG_9773IMG_9774IMG_9775IMG_9776IMG_9778IMG_9779IMG_9780IMG_9781IMG_9782IMG_9783IMG_9784IMG_9785IMG_9786
IMG_9787IMG_9788IMG_9789IMG_9790IMG_9791IMG_9791IMG_9794
c/raxmaan xaaji
Gabiley News Ropert
Gabiley office

Source: Gabilnews

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: