Bal akhristoow daawo sawirradan/muuqaaladan ragan isku wada taxay darajooyin xidigo ay ka soo iibsadeen Suuqa Bakaaraha

Fawdo Fawdoooooooooooooooooooooooooooooooo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Sida aad akhristow ka dheehan karto muuqaladan kala duwan, waxa ay  ka turjumayaan fawdada ka taagan dalka aynu jaarka nahay ee dawladda Federaalka Somalia. Waxaa wiigan gudihiisa la magacaabay taliye cusub, taliyaha cusub waa 3 xiddig leh ♦♦♦.

Sida aad sawirka ka arkayso  qaar ka mid ragan meesha fadhiya iyaga qudhoodu waa ♦♦♦ xidigglayaal. Suáasha is weydiinta lihi waxa weeyaan haddii ay 3 ♦♦♦ xidiglayaal yihiin, oo ay isku darajo yihiin, keebaa markaa taliye ah??? FAWDOOOOOOOOOOOOOOOOOOO!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

Any one, oo suuqa jooga ayaa suuqa Bakaaraha ka soo iibsan kara darajooyinka xiddigaha, ka dibna isku tixi kara, oo hadhowna odhanaya waxa ann ahay 1.♦ , 2. ♦♦ ama 3 ♦♦♦xiddigle.

Nala daawada muuqaaladan!!!!!!!!!!

Taliyaha-Cusub-ee-Booliska-Saacid-04.jpg Taliyaha cusub waa ka dirayska kaagiga xidhan, dhinaciisa bidix waxaa fadhiya taliyihii hore ee DFS, Dawladda federalka Somalia.. Gartay kan dhinaciisa midig fadhiya isaguna waa taliyaha Booliska maxay??????????????????

Taliyaha-Cusub-ee-Booliska-Saacid-10.jpg Sawirkan eega!!!!!!!!!!!!!!!!

Kuwan  xaga hore fadhiyaa iyaguna waa 3 xidiglayaal. Iyaguna waa taliyeyaasha Booliiska DFS!!!!!!!!! Cajjiib!!!!!!!!!! waxa ay isku darajo yihiin taliyaha cusub  ee wiigan la magacaabay. Xaga hore waxaa fadhiya 3 xidiglayaashii, laynka ku xiga waxaa fadhiya 2 xiddiglayaashii, laynka u danbeeya waxaa fadhiya 1 xidiglayaal.

Taliyaha-Cusub-ee-Booliska-Saacid-12.jpg

Timacase isna waa 3 xidigle, waxa ay isku darajo yihiin taliyaha cusub oo 3 xidigle ah.

Addunyada hadday sawiradan arki lahaayeen qosol bay naftu ka bixi lahayd.!!!!!!!!!!!!!!! Fawdoooooooooooooooooooooooooo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: