Faysal Cali Waraabe haddii uu madax inoo noqon lahaana qaddiyadeena wuu gadan lahaa.

 

 

Monday, May 13, 2013
Walaalayaal arrinta kulanka Faysal iyo Maddaxweynaha Somaliya Xassan oo ay dhinac fadhido wasiiraddii khaarajiga

Walaalayaal arrinta kulanka Faysal iyo Maddaxweynaha Somaliya Xassan oo ay dhinac fadhido wasiiraddii khaarajiga ee Somaliya Marwo Fawzia oo labadooduba ka soo jeedaan Somaliland, Anniga arrintaasi waxa ay dhaawacaysaa qaddiyaddeenii, oo waxa aynu u muuqanaynaa dad himiladoodii ku hungoobay oo ninkan kaaraha dulsaaran ee xaafadda keliya u taliya kala shaxadayna, marka runtii aniga oo aan qofna u gefayn waxaan talo ugu jeedin lahaa xisbiga UCID in ay Faysal  Guddoomiyenimada ka qaadan, waayo meel aan u cuntamin Somaliland ayuu la fariistay haddii uu madax inoo noqon lahaana qaddiyadeena wuu gadan lahaa. 

 
Haddii aan golaha dhexe ee UCID jawaab deg deg ah arrintaas ayan ka soo saarin, waxaan u qaadanaynaa in ay arrintu tahay talo ay isku

og yihiin oo dadka uun la qaldayo. Dawladdana arrintaas waa in ay war cad iyana ka soo saartaa waayo Faysal waa siyaasigeenii shirarka inoo metelayey haddii uu arrintaas sameeyeyna waa qarandumis.
 

Qore Ghelle abiib Omar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: