Rabshadihii ka dhacay maanta Burco muuqaalo naxdin leh

Muuqaalo naxdin leh, waxaanu akhristayaashayada  uga digaynaa sawiro/muuqaalo

naxdin leh, haddii aanad eegi karin oo aad si ku noqonayso is

dhaafi!!!!!!!!!

DIGNIIN DIGNIIIN !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Saaka aroortii hore ayaa waxaa magaalada Burco ka dhacay mudaharaad ay mudaharaadayeen dirawaliinta iskarogooyinka, oo ka mudaharaadayey , sharci ay dawladda hoose ee Burco ka soo saartay, in aan la guran ciida u dhaw laba Biriij ee Burco ku yaala. Dirawalaiintan oo wata iska-rogooyinkoodii ayaa iyagoo is-daba socda tageen xarunta dawladda hoose ee Burco, si ay u muujiyaan dareenkooda ah in ay ka soo horjeedaan sharcigan ay ansixisay dawladda hoose, in yar ka dib waxaa gudaha la dhigay dirawaliintii, ka dibna waxaa goobtiii  soo gaadhay ciidamada gaarka u tabobaran ee lagaga horrtago argagaxisada. markii ay goobti yimaadeen ayey rasaas ku kala eryeen dadkii, waxaanay xabadii ay ridayeen ciidamadda RRU ay haleeshay qof shicib, oo muuqaalkiisa halkan hoose ka arkaysaan, oo ay xabadu kaga dhacday dhafoorka,  waxaan ku dhaawacmay qof kale oo shiciba, oo immika lagu daawaynayo dhakhtarka Burco. Waxaa iyaguna maanta shir jaráaid ku qabtay magaalada Burco, badhasaabka Burco, Xamari iyo duqa magaalada Burco, oo sheegay in arrintan la baadhay sida ay wax u dhaceen

18

131

71

21

31

51

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: