waxaana cadatay inuu sii diyaarsanyo meel , waana khiyaano qaran in madaxda soomaaliyaa si qarsoodiya lala kulmo

 

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiininta Somaliland ee ka yaq yaqooda

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiininta Somaliland ee ka yaq yaqooda xumanta una hiiliya wanaaga iyo xuman diidka ah..

Waxaa la yaab ah in u faysaal cali waraabe la kulmay madaxwayne xassan sheikh maxamuud isaago ku dhawaaqay shir Somaliland gudahiida , talow faysaal xagge ayuu u socda bal wa yaabe ,, waxaana cadatay inuu sii diyaarsanyo meel , waana khiyaano qaran in madaxda soomaaliyaa si qarsoodiya lala kulmo, waxaana cadatay oo kale in xisbiga ucid ay

noqdayn garabyo ku kala jahwarersan siyasadda..

Sida aynu wada ognahay Faysal Cali Waraabe wuxuu ku fashilmay laba doorasho oo uu mid walba galay halka ugu hoosaysa , baryahaanba waxa ka dareeraya xisbiga gudahiisa in xildhibaanaddii baarlamaanka ee xisbiga Ucid, golihii fulinta, golihii dhexe iyo dhamaan masuuliyiintii xisbiga Ucid, kii u sareeyey iyo kii u hooseeyey inay raacsanayn oo u arkaan inuu yahay caqabad aayahooda ka hor taagan..

Wabilahi tawfiq

Khadar338@hotmail.com

Khadar .i. cabdiaxmaan

Hargeysaa ? Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: