Halkan ka daawo video taariikhiga ah waa 1988 markii shacabka Somaliland faqashtu laynaysay

Maalinta beri ah ee 18 maj 2013, ayaa ah maalin shacabka Somalilnad gudo iyo dibed uga suntan maalmaha kale ee sanadka. Waa mallintii ay la soo noqdeen shacabka Somaliland madax-banaanidoodii ka luntay 1960. Waa maalin dib inoo xasuusinaysa  dharaarihii ugu adkayd  noloshooda ee ay soo maraan shacabka Somaliland. Bal haddaba akhristow waxaad dib noola jaleecdaa dharaarihii  shacabka Somaliland soo mareen qaar ka mid ah.

Sidii ay faqashtu dhulka ula simeen magaalada Hargeysa, kuna xasuuqay in ka badan 70 000 oo ruux oo iskugu jira carruur, dumar, waayeel, dhallinyaro. Kuwii dadka sidaa u galay maanta weli way nool yihiin, oo waxa ay ku farxaan waxa ay ku sameeyeen shacabka Somaliland. Waa maalmihiii ugu murugada badnayd ee soo marta shacabka Somaliland. Tiibay leeyihiin dib noo soo raaca, Weli way riyoonayaan. Haka yaabin taa!!!!!! Dhici mayso abadiyan, waxa ay shacabka Somaliland taa ka xigaan dagaal dhimasho ah. Isku biir danbe waa habeen xalay tegay!!

NEVER  AGAIN             &        NEVER  AGAIN!!!!!!!!!!!!

Somaliland socodtay, kii diidayow dilaac.

Somaliland ha jirtoo ha noolaato!!!!!!!!!!!!

sidaa iyo daawasho wacan!!!!!!!

Darajo doonkii dumiyey dalkeena qeybtii 1aad

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: