Qaybtii 4 aad ee muuqaalada dabaal-dega 18 May 2013

 

Sawiro kale oo dheerad ah goor dhow kala soco sdwo.com – SomaliladNews.net

Dhamaan shacbi weynaha somaliland meel kaste oo ay joogaan waxaan leeahay habalyo hanbalyo hanbalyo.  live from London.

Waxa qudubado kale duwan oo dadku aad ugu sacbiyee ka jeediyey Wasiirka maaliyada, wasiirka, ganacsiga, gudoomiye ku xigeenka kulmiye, waxaana hada lagu soo dhoweyey madaxweye ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.

Madaxweyene ku xigeenka ayaa dadka guud ahaa reer somaliand oo dhan ugu hanbaleyey maalinta qaaliga ah ee 18ka May.

Hada waxa bilaabmaya dhinaca madadaalada heesaha waxa hada heesaya farxaan badacas.  oo qaadaya somaliland dhaqaaqdoo tus qaadoo.  Waxa imika xafladu ku dhoowdahay gebogebo iyadoo ay si isdaba joog ah u socdaan heesahii loogu talogalay xuska dabaal dega 18ka May oo faaaniin kala duwan qaadaayaan.

Guled Abdi Sheekhaash – SDWO & SomalilandNews.net Chief Editor

Email: Guled@sdwo.com

Source: SDWO

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: