Fanaanada weyn ee reer Somaliland Sahra Halgan oo lagu casuumay bandhiga hidaha iyo dhaqanka saddexda diimood ee dunnida ugu waaweyn

Fanaanada weyn ee sida weyn looga jecel yahay geyiga ay degaa soomaalidu. khaasatan dalka Somaliland, ayaa lagu casuumay bandhig faneed, ka dhaca magaalda Murcia ee dalka Spain. Halkaas oo fanaanadu Sahra Halgan, uga warantay dadkii ka sooq ayb galay hidaha iyo dhaqankeenna. Isla goobtaasna ka qaaday heeso wadaniya. Dadkii goobtaas yimid ayaa waxa ay aad ula dhaceen codkeeda dahabiga ah. Waxaana ay muujinaysay dalkeeda hooyo calankiisa Somaliland. Sahra Halgan oo hore u sheegtay in  aanay marnaba iska dhigin calanka yar ee Somaliland. kaasoo ay la soo martay wadamo badan oo ay lagu soo casuumay. Waa wadaniyad dhaba, Sahra Halgan.

https://i0.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-9.jpg

https://i1.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-8.jpg

 

https://i0.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-3.jpg

 

https://i1.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-8.jpg

 

https://i0.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-5.jpg

https://i1.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-6.jpg

 

©Somaliland1991

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: