Halkan ka daawo hees wadaniya Somaliland in aan ku dhawrto dhibta kaa ilaasho ku dhaqaalaysto mooyee

©Somaliland1991

Advertisements

Halkan ka daawo warkii tv:ga qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

©Somaliland1991

Fanaanada weyn ee reer Somaliland Sahra Halgan oo lagu casuumay bandhiga hidaha iyo dhaqanka saddexda diimood ee dunnida ugu waaweyn

Fanaanada weyn ee sida weyn looga jecel yahay geyiga ay degaa soomaalidu. khaasatan dalka Somaliland, ayaa lagu casuumay bandhig faneed, ka dhaca magaalda Murcia ee dalka Spain. Halkaas oo fanaanadu Sahra Halgan, uga warantay dadkii ka sooq ayb galay hidaha iyo dhaqankeenna. Isla goobtaasna ka qaaday heeso wadaniya. Dadkii goobtaas yimid ayaa waxa ay aad ula dhaceen codkeeda dahabiga ah. Waxaana ay muujinaysay dalkeeda hooyo calankiisa Somaliland. Sahra Halgan oo hore u sheegtay in  aanay marnaba iska dhigin calanka yar ee Somaliland. kaasoo ay la soo martay wadamo badan oo ay lagu soo casuumay. Waa wadaniyad dhaba, Sahra Halgan.

https://i2.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-9.jpg

https://i1.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-8.jpg

 

https://i0.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-3.jpg

 

https://i1.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-8.jpg

 

https://i2.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-5.jpg

https://i0.wp.com/oodweynenews.com/v2/wp-content/uploads/2013/05/photo-6.jpg

 

©Somaliland1991

 

 

Halkan ka daawo sidii looga dabaal degay dhammaan magaalooyinka jamhuuriyadda Somaliland 18 May 2013 Somali Channel

WARKA SOMALI CHANNEL LONDON XASSAN SH AXMED CADDE 18 05 2013

 

©Somaliland1991

Halkan ka daawo sidii 18 May 2013 looga dabaal- degay magaalooyinka Hargeysa, Burco, Ceerigaabo, Bali-Gubadle iyo Saylac

Halkan k daawo muuqaalo 18 may 2013 gobolada Somaliland

©Somaliland1991

Halkan ka daawo munaasabdii 18 May 2013 ee ka dhacday London

 

 

 

©Somaliland1991

Halkan ka daawo muu qaalo 18 May 2013 BBC Somali