Daawo video taariikhiga ah waa madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed X. Ibraahim Cigaal oo ka hadlay midnimadii ay Somalilnd ku hungoobday

 

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

Somaliland1991

Webmaster

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In S/land La Degdegay Xoriyadii Ingiriisku Siiyey 60-Kii, Somalia-na Isku Taxday Mansabyadii Dawlada Ee Jiray Xiligaasi

 

Hargeysa, June 27, 2013 (Haatuf) – Xuska Sanadguurada 53aad ee ka soo wareegtay 26-kii June 1960-kii markii Somaliland ka xorowday boqortooyadii Ingiriiska ayaa xalay munaasibad lagu xusayey lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Munaasibadaasi oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiinta Dawlada, Axsaabta dalka, Wufuud caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa lagu soo bandhigay Riwaayad ka turjumaysay in Maalinta 26-ka June ay qaar u tahay Somaliland oon cid kale la wadaagin. Ugu horayna waxa halkaasi hadal ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo kaas oo sheegay in maalintii Israacii labada dawladood ay Somalia isku taxday Mansabyadii jiray xiligaasi oo aan wax la qaybsan.

“Ummada Somaliland hadaynu nahay markii aynu xoriyada qaadanay inaga oo ku fikirayna himiladii ahayd Soomaalidu meel kasta oo ay joogtayba inay rabtay Soomaali in la isku keeno, ayaynu la degdegnay xoriyadeenii oo aynu koonfur gaynay, dunidii markaa jirtay raali kamay wada ahayn balse inagu himilo Soomaali ay wada hiigsanaysay ayay ahayd, maanta oo modo dheeri ka dambaysay waxa ka horeeyey halgan dheer oo la soo galay.

Maalintii israaci waxa dhacay in wax ala wax qayb ah oo Somaliland iyo Somalia ay qaybsadeen aanay jirin hadii ay tahay mansabyadii dawlada ee jiray markaa haday Madaxweyne haday Raysal Wasaare tahay haday saraakiil tahay wax kasta oo ay tahay wax alla wax Somaliland loogu tala galay meesha kamay muuqan Somalia ayaa isku taxday, maantana waxa uu Madaxweynaha Somalia yidhaa Caadifad ayay ku fadhidaa Somaliland, caadifad kuma fadhidee waxay ku fadhidaa wax ay muddo badan usoo adkaysanaysay oo ay ka dagaalameen oo ay usoo halgameen oo ay maanta ku guulaysteen ayay ku fadhidaa, waxa aanu leenahay maanta ummada Somaliland madaxbanaanideedii bay haysataa, dad usoo halgamay oo soo dhacsaday oo dimuqraadiyad leh oo nabadgalyo ka jirto oo dadkiisii oo mid ah oo iskii u shaqaynaya oo dunida la shaqeeya oo dunidu la macaamisho weeyi.

Insha allaahu tacaalaa maalin maalmaha ka mid ahna waynu gaadhi doonaa waxa aynu hiigsanayno oo ah madaxbanaani iyo ictifaar aynu hiigsanayno insha allaahu tacaalaa waynu gaadhi doonaa maalin aan fogayn”. Madaxweyne Siilaanyo oo Fariin u diraya Somalia oo uu ugu sheegay in Jiritaanka iyo Madaxbanaanida Somaliland ay muqadas tahay, waxa uu yidhi “Waxaanu u sheegaynaa oo aanu u sheegaynaa walaalahayaga Somalia in Somaliland jiritaankeedu uu muqadas yahay inaan cadho iyo xumaan toona ay na kaxayn ee waxana na kaxeeyey ay tahay taa aanu ka waramaynay ee laga waramayey ay tahay oo ah in Somalia ay isku sar goysay wax alla wixii ummada ka dhexeeyey.

Waxa aynu xasuusanaa wakhtigii Ingiriisku uu ina siinayey madaxbanaanideena wuxuu ku taliyey horta inaynu iska hubsano oo marka hore la wada hadlo, inaguna caadifadii ina haysay ayaynu nidhi wax alla wax loo fiirsanayaa ma jirto oo waynu ku shubaynaa waynaynu ku shubnay wixii inagu dhacayna waynu ogayn. Markaa maanta waxa aynu leenahay xoriyadeenii waynu la soo noqonay, dagaal baynu kula soo noqonay, madaxbanaanideenii baynu haysanaa”.

Source. Haatuf

Daawo barnaamijkii socdaalka dunnida part two iyo wariye Siciid Maazim Ahmed Awaale

arnamijka socdaalka Dunida oo uu inoo soo jedin doono Wariye: Siciid Ahmed Awaale

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

Somaliland1991

Webmaster

Halkan ka daawo barnaamij xiiso leh 26 Juun London tv ga qaranka SLNTV

Waa barnaamij lagu xusayo 26 June oo uu qayb lixaad leh ka qaatay Ruug-cadaaga u soo joogay taariikhda 26-ka June, Cusman Axmed Xasan.oo ahaa masuulkii la wareegey maalintii xornimada hogaankii ugu

 

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Ururka Dublamaasyiinta madaxbanaan ee Indepents diplomats oo hambalyeeyey wasiirka cusub ee arrimaha dibedda Somaliland Mohammed Bihi Yonis

Independent Diplomat Independent Diplomat

Ururka Dublamaasyiinta madaxbanaan ee Indepents diplomats oo hambalyeeyey wasiirka cusub ee Somaliland Mohammed Bihi Yonis. Iyagoo hambalyadaa u soo mariyey Twitter-ka.

Halkan hoose ka sii akhriso hambalyadaas ay u soo direen ururka wasiirka cusub  wasaaradda arrimaha.

 

Somaliland@Somaliland4life 25 Jun

#Somaliland President Appointed Mohamed Bihi Yonis as the New #Foreign Minister of ‘Republic Of Somaliland

Ururkan oo taageera qadiyadda jamhuuriyadda Somaliland Independent Diplomat Independent Diplomat

htps://twitter.com/search/realtime?q=mohamed%20bihi%20yonis&src=typd

 

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaal taariikhiya waa markii dalka lagu soo noqday 1991

 

Bal daawada si ay dawladdii macangaga ahayd ay dalka u baabiisay. Waxaan filayaa in badan oo idinka midi in aad xusuusan doontaan waayo waayo. Sidaa iyo daawasho wacan..

 

Cadnaan Sacad

E-mail: Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Halkan ka daawo barnaamij Aljazeera kaga hadlayso dad somalilander ah oo ka hadlay nolosha qurbaha iyo Sahra Halgan oo barnaamijka ku jirta

Halkan ka daawo barnaamij Aljazeera kaga hadlayso dad somalilander ah oo ka hadlay nolosha qurbaha iyo Sahra Halgan oo barnaamijka ku jirta

Citizen or Stranger? – Episode 1

Part One

 

Part Two

 

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Halkan ka daawo wasiirka cusub ee arrimaha dibedda ee xukumadda Somaliland Maxamed Yoonis Biixi oo ku sugan Darfur

Cadnaan  Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

The new Somaliland minister of foreign affairs Dr. Mohamed Bihi Yonis

Somaliland: Unearthing the New Foreign Policy Chief?

Dr. Mohamed Bihi Yonis
The new Somaliland minister of foreign affairs Dr. Mohamed Bihi Yonis now mandated with spearheading the country’s foreign policy is a locally unknown entity which might be a negative which is countered by his international standing as well as abilities, skills and knowledge in diplomacy.
Born in 1947, Dr. Mohamed Bihi Yonis holds a master’s degree in public administration from Harvard University and a bachelor’s degree in political science from Miami University. He has a diploma in education from the Teachers Training College in Hargeisa and Gohrde College in Germany, and a certificate in conflict management from the Canadian Institute for Conflict Resolution.

In September 2009 United Nations Secretary-General Ban Ki-moon and African Union Chairperson Jean Ping appointed Dr. Mohamed Bihi Yonis as Deputy Joint Special Representative for Operations and Management in the African Union-United Nations Hybrid Operation in Darfur (UNAMID). Mr. Yonis succeeded Hocine Medili of Algeria.

Dr. Yonis’s prior peacekeeping experience also includes senior-level assignments in field missions, including serving as the Chief Administrative Officer with the United Nations Truce Supervision Organization (UNTSO) from 2002 to 2006 and the Chief Administrative Officer in the Office of the United Nations Special Coordinator for the Middle East Peace Process (UNSCO) from 2001 to 2002. Prior to service in peacekeeping, he worked for the African Development Bank in Côte d’Ivoire in various senior positions, including the Director and Management Adviser to the President of the Bank and the Deputy Director of Human Resources Management.

Dr. Mohamed Bihi Yonis is married to Halima Mumin, with whom he has four children: Safia Yonis, Zacharia Yonis, Fatima Yonis and Ahmed Yonis.

Rayul Caamka Oo Soo Dhaweeyay Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda

Posted by Mohamed on Jun 26th, 2013 // 2 Comments

Picture3Hargeysa(Geeska)-Marka si guud loo eego isku shaandhaynta iyo magacaabista uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay golihiisa wasiirada, waxa muuqata in rayul caamka bulshadu si isku mid ah u soo dhaweeyeen Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Md. Maxamed  Biixi Yooni.

 

Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ah sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay, wakhtigana Qaramada Midoobay u qaabilsan gobalka Darfur, marka si guud loo eegana wuxuu u muuqdaa nin taageero ka helay siyaasiyiinta iyo bulshada iyagoo ka duulaya mudada dheer ee uu ku soo dhex jiray diblomaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga ah ee dunida.

Maxamed Yoonis Biixi, wuxuu noqon doonaa sarkaalka u sareeya diblomaasiyadda Somaliland oo ah dal aan dunida aqoonsi ka helin, waxaana laga doonayaa inuu dedaalkiisa isugu geeyo sidii uu bulshada caalamka uga iibin lahaa qaddiyadda Somaliland. Magacaabista masuulkani waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay xurguf diblomaasiyadeed ka dhex jirto Somaliland oo uu Wasiirka khaarajiga u noqday iyo Qaramada Midoobay oo uu sarkaal sare ka ahaa, waana qodobka ugu horeeya ee la eegayo sida uu u furdaamiyo.

Si kastaba ha ahaate Maxamed Yoonis Biixi, wuxuu xilka la wareegayaa iyadoo ay siyaasiyiinta mucaaradka ahi si weyn u dhaliilaan siyaasadda dibadda ee Madaxweyne Siilaanyo, waxaana xil wareejintiisa ka dib la arki doona qorshayaasha uu la yimaado iyo sida uu u waajaho caqabadaha ka soo horeeyay.

Source. Somali text, Geeska Afrika

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Halkan ka daawo warki tv:qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo waraysi Axmed Ismaaciil Samatar siiyey Tv .ga qaranka

25 juun 2013 salaasa

Cadnaan Sacad

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Halkan ka dhegayso VOA oo faalo ka bixinaysa isku shaandhaynta madaxweyne siilaanyo

Halkan hoose ka dhegayso warbixinta ku saabsan isku shaandhaynta golaha wasiirada Somaliland ee uu madaxweyne Siilaanyo sameeyey.

http://www.voasomali.com/audio/audio/298758.html

Cadnaan Sacad

E-mayl: somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Madaxweynha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa

 

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay.

 

MADAXWEYNUHU:-

 

Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 

Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;

 

Markuu Arkay:                     In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasaaraddahan JSL;

 

Markuu Ka Fiirsaday:        Kartoodad, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;

 

Markuu ku Qancay:           In ay  hanan karaan xilalkan loo magacaabay;

 

 

Wuxuu go?aansaday

 

 

 

In laga bilaabo taariikhda maanta masuuliyiintan uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalkan.

 

 

S/No. Title-ka Magaca

1.      

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis

2.      

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade

3.      

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare

4.      

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed)

5.      

Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal

6.      

Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin

7.      

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda Aaden Axmed Warsame

8.      

Wasiirka Wasaaradda Biyaha Xuseen Maxamed Cabdille

9.      

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees

10.             

Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta  Gobollada Bari ee JSL Cali Maxamuud Axmed (Sandule)

11.             

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Faahiye

12.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Xasan Daahir Dhinbiil

13.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda  Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar

14.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Shugri Xariir Ismaaciil

15.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

16.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdi Daahir Camuud

17.             

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir

18.             

La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta (Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade)

19.             

La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada (Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey)

 

WAXA KALE OO UU MADAXWEYNUHU XILALKII AY HAYEEN UU KA BEDELAY XUBNAHAN HOOS KU QORAN UNA MAGACAABAY XILALKAN:-

 

S/No. Title-ka Magaca
Wasiirkii hore ee Wasaarada Dib-u-dejinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Caafimaadka ) Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye)
Wasiirkii hore ee W/Ganacsiga waxa loo bedelay) Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Cabdirisaaq Khaliif Axmed
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibeda waxa loo bedelay (Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga) Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar
Wasiir ku xigeenkii hore ee W/faafinta waxa loo magacaabay (Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta) Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Wasiirkii hore ee W/faafinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Warshadaha) Abiib Diiriye Nuur (Timacade)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Mdaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade)
Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey)

SIDOO KALE WAXA MADAXWEYNUHU UU XILALKII AY HAYEEN UU KA NASIYEY WASIIRADAN HOOS KU QORAN:-

S/No. Title-ka Magaca
Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warshadaha Cabdirisaaq Cali Cismaan
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Aaden Diiriye Cigaal
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil

 

 

 

Ninka xadhkaha/waayirada (caple) dhulka dushiisa sare ku dul socda Nik Wallenda oo buuraha Grand Canyon dhexdooda u kala socday

Ninkaan, Nik Wallenda waxa uu sannadkii hore uu fajac geliyey malaayin ku nool dunida, kad markii uu webiga adduunka ugu weyn  dul marayey xadhig dhulka dhushiisa lagu xidhay oo intaas oo boqol oo mitir dhulka ka sareeya u dul socday. Cajjjjjjjjjjjjjjjiiiiiiiiiiib!!!!!!!!!!!!!!

Shalay ayey hayd markii uu haddana adduunka uu fajac ku riday in kadib markii  buuraha caanka ah ee Grand Canyon , ee ku yaalad dalka Maraykanka uu xadhig lagu rakibay labada buurood dhexdooda uu dul lugeeyey. Waxaa nin ay da´diisu tahay 34 jir, kana soo jeeda family ay hido iyo dhaqan u noqodtay in ay ku dul lugeeyaan ama ku dul socdaan xadhkaha dusha sare lagu xidho. doorkan ayaa ka khatarsanayd doorkii hore isagoo mar walba isku daya in meeliba meesha ay ka sii khatarsan tahay in uu naftiisa halis geliyo sidii uu ugu dul socon lahaa. Awoowgii waxa uu ku dhintay isagoo ku dul socda xadhig meel sare lagu xidhay oo uu ku dul socday.

Labadan buurood ee uu ku dul socdo, Nik, waxa ay dhererkoodu ama joogoodu la mid yihiin guri ka mid guryaha adduunka ugu dheer ee ku yaala magaalada New York.  Waxaa la LIVE looga daawanayey 217 dal oo adduunka ku yaala, waxaanu noqonayaa qofkii ugu horreeyey ee dunnida ku nool ee xadhig ku dul mara labadan buurood dhexooda (Grand Canyon) . Waxa ay ku qaadatay 22.54 min in uu laba buurood (Grand Canyon)  uu  u kala socdo.  Dhererka ama jooga dhulka dushiisa ee uu ku dul socdaa waa 426 mitir. Dabayshu waxa ay ruxaysay xadhiga uu ku dul socdo, dhawr goor ayuu fadhiistay . Waxaa kale oo aad loola yaabay in aan ku xidhnayn xadhiga loogu talo galay in uu badbaadiyo (Safety net) koofiyada madaxa dhaawaca ka celisa. Cajiiiiiiiiiiiiiiib!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Halkan hooso ka daawo buuraha dhaadheer ee Grand Canyon!!!

Digniin Digniin Digniin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Haddii aad tahay dadka si ku noqda jooga dheer  ha daawan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Hambalyo kooxda Maroodi Jeex ee ku guulaysatay horyaalka kubada cagta gobolada Somaliland 2013

Madaxweyne Axmed-Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Ciyaar-yahanadii Ku Guulaystay Koobka Kubada Cagta iyo Kubada Koleyga


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 22, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ciyaar yahanadii ka kala socday Gobolada Maroodi-jeex oo shalay ku guulaystay Koobka Gobolada Somaliland iyo Ciyaar yahanadii ka socday Gobolka Gabiley ee iyana ku guulaystay Koobkii Kubada Basket ka ee Gobolada Somaliland.

Source: Hadhwanaagnews

llllll88884

 

66663

333333

22223

 

 

 

 

Daawo riwaayadan cusub ee xiisaha leh Waraabe Dharle oo Hargeysa lagu sameeyey

Madashii Xalay & Murugadii Is-qoorsatay Markii La Daah-Furay Filim Cusub Oo La Yidhaa WARAABE-DHARLE Oo Uu Curiyey Abwaan Axmed Aw-Geeddi

Halkan hoose ka akhriso maqaalkan xiisaha leh ee ka hadlaya riwaayadan cusub ee Waraabe Dharle!!

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=102237

Hadhwanaagnews) Saturday, June 15, 2013
Hargeysa (HWN):- Jawigu mar-kaliya ayuu si siman isu bedelay, waxaana la galay xaalad murugo iyo qarracan kadib

 

Dumarka oo ilmo is biinaya ..

Hargeysa (HWN):- Jawigu mar-kaliya ayuu si siman isu bedelay, waxaana la galay xaalad murugo iyo qarracan kadib Jaqaaqdii ka yeedhay ilmihii yaraa een habeenna jirin ee hooyadii dhashay Ey-da u dhigtay, dooxana ku tuurtay.

Goobtu waa Imperial Hotel waana xalay Cawayskii, Marti-Sharaf rag iyo dumarba leh una badan dhalinyaro ayaa hoolkii hoose iyo qaybtii sareba buux-dhaafiyey. Waxaa kaba sii daran inta qoortu dheeraatay ee tuban ilaa iyo daaradda.

abwaanka sameeyey riwaayadan. Abwaan Axmed Aw-Geeddi (Dheeraad)


0in 0in 10pt” align=justify>Waxa la iskugu yimi ee la iskugu habar-wacday waa Filim cusub oo xalay la daah-furay lana yidhaa Waraabe-Dharle. Kaasoo saamayn laxaad leh ku yeeshay isla markaana quluubtoodii iyo dareenkoodiiba hantay oo gilgilay bulshadii goobta isugu timi.

Filimka waxaan ku sifeeyo oo magaciisaa Waraabe-Dharle aan u dhaafo garan maayo. Waxaanu ka hadlayaa dhibaato baaxad leh oo beryahan dambe aad ugu soo badatay bulshadeena raad xunna ku reebta. Taasoo si gaar ah u saamaysay aadna u biyo-dhigatay da´yarta.

Sifaha dhaqan ahaan iyo diin ahaanba qaldan ee xaaraanta ah ee Ragga iyo Dumarku ama aan idhaahdo Wiilka iyo Gabadhu isugu tagaan una kala sinaystaan iyo waliba cawaaqib-xumada gadaal soo baxda ayuu filimku suureeyey awooddana saaray.

Haasaawe been ah iyo halaasi aan jirin oo Wiil la yidhaa Waraabe-dharle ku hodayo inan shabbad ah ayuu filimku ku bilaabmay. Waxayse xaaladdu qiiro-qiiro iyo qirin-qiir gashay markii talo ku ciirtay inantii ee ay qaadday Uur xaaraan ah, Hoy-na u noqotay Qoomamo iyo Ciil.

Murugadaasi xanuunka badan waxaa u sii dheer weji-gabaxii iyo dafiraaddii qayaxnayd ee kaga timi Wiilkii gunta ka riday ee Uureeyey, beentana ku habi jiray. Waxay is-qarisaba markay cir iyo dhul qaban-weyday ayey hadana sii dabbaalatay uur-kutaallo xanuun badan weligeed-na aan ka go?ayn, kadib markii ay dooxa ku tuurtay Eyda-na u dhigtay ilmihii ay garcatay.

Filimku wuxuu marayaa xaalad adag, aadna u yax-yax badan, waxaanay dadkii faraha badnaa ee daawanayey ay shucuurtoodii noqotay oo ay gashay hiimsa-hiimse iyo hoos u gunuunuc. Qaarkoodna intay xamili waayeen ayey ilmadu hibitiqlaysay.

Iyadoo xaaladdu ay halkaa marayso ayuu Filimkii isu bedelay dareen farxad iyo yididiilo abuuray, soona nooleeyey dareenkii daqiiqado ka hor dhulka yaalay. Waa wiil iyo gabadh ku gaashaaman dar-daarankii diintooda iyo dhaqankooda. Laasimayna habkii raallida laga ahaa, ee loo marayey Guurka xalaasha ah.

Wiilkan iyo Gabadhani waxay cagta saareen sidii lagu aflaxaayey If iyo Akhiraba, waxaanay isla qaateen Guur ay waalidiintoodiina u bandhigaan, sidii diintu inna fartayna lagu ballaysimo. Halkaasina waxaa kasoo widh-widhay nolol lagu wada farxay, ifafaalaheeduna aad u fiicanyahay.

Filimkani oo ku bilaabmay qosol ay ku laabudantahay qajilaadi, ayaa intiisii badnaydna waxuu isu bedelay xaalad aad u culus oo taabatay qof waloo daawanayey. Isagoo gunaanadkiisiina ku af-jaray ray-rayn iyo nolol wanaagsan.

Haddii la soo kobo farriinta culus ee Filimkani xambaarsanaa ayaa ahayd sidii looga dheeraan lahaa Sinada looguna dhiiran lahaa Guurka xalaasha ah. Waxaanu Filimku uu si gaara dhallinta ugu boorinayaa inay ka dheeraadaan xod-xodashada iyo Shukaansigaba. Isagoo Filimku digniin culus u diraya hablaha kuna baraarujinaya inay ka waantoobaan haasaawaha beenta ah ee kaga imanaysa Ina Rag.

Madasha oo ahayd mid aad u camiran, ayaa waxaa markii uu Filimku dhammaaday hadallo ka jeediyey masuuliyiin kala duwan. Waxaana ka mid ahaa Abwaan Axmed Aw-Geeddi oo ahaa hal-abuurkii curiyey Filimkan loogu wan-qalay Waraabe-Dharle.

Abwaanku wuxuu madashii uga mahad-celiyey Jilayaashii Filimka, Soo saarihii iyo guud ahaan dadkii ka qayb-qaatay soo bixista filimkan. Waxa kaloo uu u mahad-celiyey gebi?ahaanba marti-sharaftii xafladda isugu timi.

Abwaanku waxa uu ka sheekeeyey filimka iyo curintiisa wixii ku dhaliyey waxaanu isagoo arrintaa ka hadlaya uu yidhi “Dariiqaad martaba ilma-yar baa yaalla, Gurigayga agtiisa, ayaa ninbaa wuxuu la kulmay gabadh ordaysa, wuxuu u qaatay inay Ciyaala-suuq soo eryatay, inyar markuu socday wuxuu la kulmay ilma yar oo jaqaaqda haya, oo meesha ay dhigtay,  dabeed wuxuu is yidhi malaha hadaad qaado adaa sitay baa lagu odhan doonaayoo, xaafadihiibuu ku garaacay, intuu xaafadaha ku maqnaabaa loo yimi ilmihii yaraa oo Ey cunayso…”

Abwaanku isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Waa xaqiiq kuwo fara badan oo suuli lagu riday, kuwo fara badan oo wadada la dhigay oo gaadhi jiidhay, kuwo bac lagu riday oo Bas lagaga dhex tagay iyo kuwo fara badan oo guri la hor-dhigay oo nasiibkooda subixii lagu soo toosay iyagoo nool…”

Abwaan Axmed Aw-Geeddii waxa uu sheegay qisada filimkani ka hadlayaa inay tahay dhibaato mujtamaceena ku dhacday. Waxaanu aad uga dardaaray dhallinta, isla markaana hablahana uga digay inay iska jiraan Siraha dhagaraysan ee ragga. Waxaanu yidhi isagoo la hadlaaya dumarka:

Fiidmeer ha noqon inan yaroo fududi waa Ceebe

Raggu waa faduuliye hadduu maago farawgaaga

 Farsamooyin badan-buu yaqaan bahalka foofaa.

Abwaan Axmed Aw-Geeddi waxa uu tilmaamay cawaaqib xumada ka dhalata haasaawaha beenta ah ee lagu hodo dumarka, waxaanu sheegay in aan indhaha laga qarsan Karin qof nool oo maalin walba la tuurayo, taasoo ka dhalan karta Cuqubo, Isir baaba?, Sharaf beel, Ceeb, Takoor, Cuqdad iyo Cadawtinimo.

Wasiirkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Qoraa C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo isaguna goobtaasi ka hadlay ayaa ku ammaanay curiyihii Filimka, Soo saarihii iyo Jilayaashiiba sidii qiirada lahayd ee lala ooyey ee filimkan ay u dhiseen.

Boobe waxa uu ka sheekeeyey dhibaatada uu filimkani ka hadlayo iyo sidii ay usoo taxnayd tan iyo waa hore, isagoo tusaale u soo qaatay Ruwaayaddii SHABEEL-NAAGOOD ee Abwaan Xasan Sh. Muumin (IHUN).  Ruwaayaddii EED HOOYO LAGA GALAY oo uu curiyey Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Maansadii Abwaan Hadraawi ee INDHA-BADAN, kuwaasoo uu sheegay inay dhammaantood ka hadlayaan isla dhibaatada uu filimkani WARAABE-DHARLE ka hadlayo.

Qoraagu waxa uu iftiimiyey sida lagaga gaashaaman karo dhibaatadaasi, waxaanu dhallinta xasuusiyey kuna baraarujiyey inay ka waantoobaan ficilladaasi foosha xun. Isagoo ku baraarujiyey maxkamadda ugu weyn ee la taagi doonaa inay tahay Maxkamadda Ilaahay.

Marwo Faadumo Saciid oo ka mid ah madax xisbiga UCID ayaa iyaduna goobta ka hadashay, waxaanay ammaan ballaadhan u soo jeedisay Curiyihii Filimka. Iyadoo digniin iyo dardaaran gaar ah-na u dirtay hablaha, waxaana hadalladeedii ka mid ahaa “Waxaanan idin leeyahay habloow, macdanta yare ee uu Ilaahay SWT innagu mannaystay ee meeshaad ogtihiin innoo galiyey si dhayal-dhayal ah ha u dhiibina…cid kaloo idiin xafidaysaa ma jirtee, ha dhiibina, xafida haddaad doontaan quful ku xudha…”

Masuuliyiintii kale ee goobta ka hadlay hadallada dardaaranka iyo digniinta isugu jirana jeediyey waxaa ka mida Agaasimaha HAVOYOCO Mr Cumar Sh. C/laahi Ciise, Xildhibaan C/raxmaan Cartan, Sacdiya Muuse iyo C/laahi-Ubax oo ka mida qurba-joogta Somaliland.

Waxaa hoosta laga xarriiqay in dhibaatadan oo beryahan dambe soo badatay ay qayb-libaax ka qaadato aaladahan casriga ah ee Isgaadhsiinta. Kuwaasoo fududeeyey xaqiijinta hadimooyinkan. Waxaana la isla qaatay sidii feejig-naan loogu yeelan lahaa aaladahaasi.
 
Filimkan waxaa gacan ka geystay, soona agaasimay xafladda Hay´adda HAVOYOCO, waxaa hambalyo iyo bogaadin gaar ah loo gudbiyey Hodan Nuux oo magaca Filimka heshay, Iyo Jilayaashii filimka oo kala ahaa C/raxmaan-dheegsan, Kamaal Xasan Isaaq, Ifraax Axmed iyo Amran Mahad. Sidoo kalena waxaa aad loogu mahad-celiyey Maxamed Aw-Aaden oo Filimka sameeyey soona saaray. Waxa kale oo loo mahad-celiyey kooxda qalaama-rogadka ee Circus Somaliland.

 

 HALKAN GUJI OO DHAGAYSO

C/salaam Cusmaan Cumar-jeex (Abuhurayra)
abuhurayra@hadhwanaag.org

Hargeysa, Somaliland.

ndly Link

Xigasho. Hadhwanaagnews

Somaliland1991@gmail.com

Somaliland1991

Barnaamijka cilmiga tv: qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

 

Somaliland@gmail.com

©Somaliland1991

Halkan ka daawo barnaamij xiiso leh iskuulka ardeyda dhagoolayaasha ee magaalada Hargeysa

Hargeysa-(SLNTV)-Daawo:Barnaamijka Warbarashda ee Tv-ga Qaranka Somaliland, oo ku saabsan qaabka ay wax u bartaan ardayda dhagoolayaasha ah,Soo Saaristii Jacfar Axmed Bade.

 

Waxa aan rajenynayaa i uu barnaamijkani aad idiin xiiso gelin doono inshaanlaa. Waxaa horumar ay Somaliland gaadhay in ay dadkeedii dhagoolayaasha iyo indhoolayaasha fursda u siisay in ay wax bartaan oo ay xaq u leeyihiin sida ardeyda kale ee laxaadka qaba.

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Swerves On The Road: Report by International Election Observers on the 2012 local elections in Somaliland

Swerves On The Road: Report by International Election Observers on the 2012 local elections in Somaliland

Steve Kibble and Michael Walls with contributions from Stephanie Butcher, Conrad Heine, Fiona Mangan and Aly Verjee

In November 2012 Somaliland took another step along its democratic journey by holding district and council elections again. This path is rarely straight-forward as the report by the International Election Observer (IEO) mission, released today, highlights. The report launch, taking place at University College London, is accompanied by a panel discussion and photo exhibition by Kate Stanworth who accompanied the IEOs.

At the invitation of Somaliland’s National Electoral Commission Progressio and the Development Planning Unit of University College London led a team of 50 International Election Observers (IEO), following previous observer missions in 2002, 2005 and 2010.

Positive participation

With 2,368 candidates contesting 379 positions and the age of candidacy lowered to 26, the IEOs were pleased to see so many young people and women running for office and campaigning.

Out of 140 female candidates who ran in the elections, 10 were elected and whilst this may not sound like a lot it is more than double the amount elected in the last round of council and district elections in 2002 – representing a good improvement for the acknowledgement of equality and women’s rights in Somaliland.

Multiple voting

Whilst the observers felt the voting process was free they could not be confident that it was, at all times, fair. This was despite the best efforts of polling station staff who the IEOs congratulate on their professionalism and efficiency.

The IEOs’ main concerns on election day itself were over the real potential for multiple voting –mainly due to indelible ink not being a sufficient safeguard against fraud.

Another significant problem contributing to the issue of multiple voting was that people were not registered to vote at any one particular polling station. This meant that if someone cleaned the ink from their finger after visiting one polling station then they were able to visit another and vote again.

In their report the IEOs therefore encourage Somaliland to adopt a robust system of voter registration, so that future elections can be approached effectively and with confidence.

Peaceful resolutions

A reduced IEO team stayed in Somaliland throughout December whilst the votes were counted and results announced. This process was not without its problems with allegations of missing ballot papers, and credible grievances about the voting process by some of the political associations. A lot was at stake because, under Somaliland law, these elections would also decide which three of the seven contesting parties/associations would qualify to take part in future presidential and parliamentary elections.

By 26 December some smaller political associations had merged with each other or with larger ones and all but one of the seven contesting parties/associations were prepared to accept the outcome of the elections. Regrettably this did not occur without some violent conflict in parts of Somaliland resulting in several deaths.

At a formal ceremony attended by most of the parties, it was declared that Kulmiye, Waddani and UCID had received the highest proportion of votes overall, and had therefore each qualified to take up one of the three positions as a political party registered to contest presidential and parliamentary elections over the coming decade.

Swerves on the road

Progressio’s Dr Steve Kibble, the mission’s joint co-ordinator and chair of the panel discussion at the report launch, said: “The road to democracy is never easy. Our report is, we hope, a fair reflection of the process with its ‘swerves’ as well as its forward strides. We look forward to further engagement with the people of Somaliland in all the facets of building a stable, progressive democracy that reflects the views and aspirations of all citizens.”

Photo: A woman campaigning ahead of the elections in November 2012 (photo © Kate Stanworth/Progressio)

Download a PDF of the report (3.2MB PDF)

Somaliland1991@gmail.com

Somaliland1991

Somalia: Sworn In To Tyrannize Somalilanders

Yusuf Dirir Ali
More than 50,000 Somaliland civilians were murdered in cold blood by the brutal Somalia dominated army in less than a week. That was in 1988, when Siyad Barre army opened the floodgates of hell in Somaliland and used all kinds of military arsenal that was ever made to destroy humanity with the exception of chemical, biological and nuclear weapons, which he did not possess. I am sure he would not have had a second thought to use unconventional weapons of mass destruction against Somaliland civilians, but fortunately the Soviets and after that the USA, who were the main weapons suppliers to Siyad Barre did only generously furnish him with conventional weapons. And not to forget, there were also some Arab countries that paid Siyad Barre to buy bombers and hire South African pilots to bombard Somaliland cities, towns and villages to ashes.
Apart from those 50,000 civilians that were indiscriminately killed in less than a week, there were also more civilians, who were randomly arrested and then executed in broad day lights from 1984-1988, Simply because the regime decided that they did not deserve to live – they were Somalilanders and for that reason they had to pay the ultimate price.
Siyad Barre’s regime borrowed a chapter from the holocaust concept of Adolf Hitler’s regime and tailored his own version based on his military capabilities in Somaliland. Therefore, Somalilanders were slaughtered in the most inhumane methods. Some where heartlessly burned alive, some were thrown in great numbers into deep dry water wells and then buried alive and others including children, women and elderly were pusillanimously taken from their homes in the middle of the night and were summarily executed with no questions asked. There are 226 mass graves that were discovered in seven Somaliland cities. Additionally, there is at least one known mass grave in Jazziera beach in Mogadishu, where several dozens of innocent Somaliland civilians are known to have been buried after they were summarily executed by solders under the command of Masslah Mohamed Siyad Barre, who comfortably lives in Nairobi, Kenya and is frequently received with open arms in Mogadishu.
Those gruesome statics do not include the hundreds of thousands of Somaliland civilians, mainly elderly, children and women, who died of starvation and communicable diseases secondary to poor sanitation after they sought refuge in makeshift camps in Ethiopia and as consequence of Somalia’s genocide war.
Following that brutal experience, Somalilanders decided to unilaterally dissolve the Somaliland and Somalia union on May 18th, 2001. All they wanted was to live their lives in their own country peacefully and without further Somalia op-pression and genocide. On the contrary, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s appointed president, who came to power through undemocratic and clannish selection system, proudly and publicly states that he will bring Somaliland back to the union with Somalia, no matter what that cost will be. He frequently justifies his absurd decisions on his childish ‘three Ds’ motto, representing “Dhulka” (country), “Dadka” (people) and “Diinta” (his religious believes). He totally forgets that Islam, which he claims to follow states: “no completion in religion” let alone other man-made dictatorial rules. This is the kind of Somalia regime that the independent, democratic and peace-loving Somaliland is up against.
Mr. Hassan Sheikh Mohamud cowardly described Somaliland’s 22nd independence anniversary as emotionally-driven and inconsiderately threatened Somalilanders with even more destruction far worst than that of the 1980s, unless they submit to the wishes of his Somalia’s clan based regime. He selectively forgets that the strongest black African army and under the command of his predecessor was humiliated and destroyed in Somaliland, when Somaliland did not even have a regular army.
The Mogadishu regime did not respect and in many occasions bridged the internationally sponsored agreements with Somaliland in London and Ankara. Mr. Hassan Sheikh’s regime has over and over again taken offensive actions to provoke Somaliland to pull out of the 2nd Somaliland and Somalia conference that is scheduled to be held in Ankara, Turkey. This shows that Somalia regime only recognizes intimidation, brutal force and oppression as the only tools of settling international disputes and is incapable to envision solving discords through peaceful and amicable agreements.
To Somalilanders this is very alarming and brings the déjà vu situations of the 1980s back to their memories. This is a stunning indication that the regime of Hassan Sheikh Mohamud is sworn in to Tyrannize Somalilanders and not to fight piracy, terrorism and to rebuild its civil war ravaged country.
Contrary to all his glowing smiles, this man – Hassan Sheikh Mohamud exhibits all the revealing signs of a new Saddam Hussein in the Horn of Africa. Therefore, the people of Somaliland and the International community must prepare themselves and expect nothing but the most evil measures from this Mogadishu regime.
Yusuf Dirir Ali,MD (drdirir@gmail.com)

 

Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Eton College Of Somaliland

It’s been the making of many leaders; the revival of Somaliland’s most prestigious and successful boarding school offers a unique place for east Africa’s brightest students. But urgent investment is needed to ensure the future of the British Empire’s ‘farewell gift’
In 1957, in his school, Ali Mahdi was asked to envision and write about Somaliland in the year 1999. A gifted Mahdi imagined: “Big railway junctions materialising from nothing, and multitudinous railway lines from all parts of the country focusing on the national Port, Berbera. The exploitation of the mineral wealth, at last achieved, and great industrial cities growing up around the newly-built factories, and the small village of Las Anod, becoming the Birmingham of the East. Hargeysa, still being the Capital, increasing in size and challenging the older cities of the world in a splendour, glory and renown.”
Mahdi was the product of Sheikh Secondary School – the farewell gift, which the British Empire left behind for the citizens of Somaliland. The school was built on the evergreen highlands of Sheikh; a small town in the northwestern region of Somaliland. Because of its cool climate throughout the year, it was deemed as a serene and apt residence for education seekers. The British invested in this boarding school by outsourcing qualified teachers on good salaries, providing a fully equipped library and laboratories, and selecting students who were regarded to be cream of the crop.

Read the rest of this entry »