Halkan ka daawo Hereri iyo Hargeysa waraysi xiiso leh oo Hereri la yeeshay xiddiga kubada kolayga dalka Qatar, Yasiin Xasan Nuur ahna kaptanka xulka qaranka Qatar

Taariikh yar oo kooban kuna saabsan kaptenka kubadda kolayga ee dalka Qatar. Yaasiin Xasan Nuur.

Laacibkan kubadda kolayga ee dalka Qatar, waa ciyaaryahan ka caana  dunnida , waxaanu Bakset u ciyaarayey dalkaas qatar  muddo ka badan 20 sanno. waxa uu ku dhashay, Magaalada Hargeysa, Somaliland. Waxa uu dalka Qatar la geeyey isago yar. Aabhihii waxaa la yidhaahdaa Xasan Nuur Faarax Cilmi, hooyadi Ilaahay ha u naxariisto waxa la odhan jiray Cadar aw Axmed, oo ku geeriyootay dalka Qatar dhawr sanno ka hor. Waxa u seediya ma seedi u ah mujaahidka caanka ah ee  Cali Gurey, ahna madaxda sar sare ee xisbiga UCID. Waxa ay walaalo yihiin mujaahid Mustafe Xasan Nuur iyo mujaahid  Cabdi Xasan Nuur oo ka mid ahaa mujaahidiintii SNM.  Kapten,  Qatar National basketball Team)Yaasiin Xasan Nuur , Yasin Musa, waxa uu adeer u yahay oo walaalkii mujaahid Mustafe Xasan nuur, dhalay, wariyada caanka ah ee Universal TV uga soo waranta caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sagal Mustafe Xasan Nuur. Xaga dhererka waxa uu ka raacay aabihii Xasan nuur Faarax

The King of  Qatar Basketball

Sacad Cadnaan, Somaliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: