Ninka xadhkaha/waayirada (caple) dhulka dushiisa sare ku dul socda Nik Wallenda oo buuraha Grand Canyon dhexdooda u kala socday

Ninkaan, Nik Wallenda waxa uu sannadkii hore uu fajac geliyey malaayin ku nool dunida, kad markii uu webiga adduunka ugu weyn  dul marayey xadhig dhulka dhushiisa lagu xidhay oo intaas oo boqol oo mitir dhulka ka sareeya u dul socday. Cajjjjjjjjjjjjjjjiiiiiiiiiiib!!!!!!!!!!!!!!

Shalay ayey hayd markii uu haddana adduunka uu fajac ku riday in kadib markii  buuraha caanka ah ee Grand Canyon , ee ku yaalad dalka Maraykanka uu xadhig lagu rakibay labada buurood dhexdooda uu dul lugeeyey. Waxaa nin ay da´diisu tahay 34 jir, kana soo jeeda family ay hido iyo dhaqan u noqodtay in ay ku dul lugeeyaan ama ku dul socdaan xadhkaha dusha sare lagu xidho. doorkan ayaa ka khatarsanayd doorkii hore isagoo mar walba isku daya in meeliba meesha ay ka sii khatarsan tahay in uu naftiisa halis geliyo sidii uu ugu dul socon lahaa. Awoowgii waxa uu ku dhintay isagoo ku dul socda xadhig meel sare lagu xidhay oo uu ku dul socday.

Labadan buurood ee uu ku dul socdo, Nik, waxa ay dhererkoodu ama joogoodu la mid yihiin guri ka mid guryaha adduunka ugu dheer ee ku yaala magaalada New York.  Waxaa la LIVE looga daawanayey 217 dal oo adduunka ku yaala, waxaanu noqonayaa qofkii ugu horreeyey ee dunnida ku nool ee xadhig ku dul mara labadan buurood dhexooda (Grand Canyon) . Waxa ay ku qaadatay 22.54 min in uu laba buurood (Grand Canyon)  uu  u kala socdo.  Dhererka ama jooga dhulka dushiisa ee uu ku dul socdaa waa 426 mitir. Dabayshu waxa ay ruxaysay xadhiga uu ku dul socdo, dhawr goor ayuu fadhiistay . Waxaa kale oo aad loola yaabay in aan ku xidhnayn xadhiga loogu talo galay in uu badbaadiyo (Safety net) koofiyada madaxa dhaawaca ka celisa. Cajiiiiiiiiiiiiiiib!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Halkan hooso ka daawo buuraha dhaadheer ee Grand Canyon!!!

Digniin Digniin Digniin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Haddii aad tahay dadka si ku noqda jooga dheer  ha daawan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: