Daawo barnaamijkan xiisaha iyo murugadaba leh ee Aljazeera correspondent Baby lift Cath Turner

Abaal marin la gudoonsiiyey Cath Turner 2013

Tv:ga caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa waxa ka hwal gala in ka badan 40 qoomiyadood oo kal duwan oo mid walbaana meel ka soo jeedo.

Wararka oo kaliya ma soo tabiyaan aljazeera balse ay waxa ay soo daayaan barnaamijyo aad iyo aad u xiiso leh oo aanad kaba xiiso dhacayn. Waxaana ay Al jazeera kasbatay quluubta daawadayaal badan oo adduunka dacaladiisa ku kala nool. Waxaa maalinba maalinta ka danbaysa sii badanaysa dad daawadayasha ah ee ku soo xidhmaya Aljazeera, qaybteeda English-ta.

Somaliland1991, waxa ay maanta akhristayaasheeda u soo tebinaysaa barnaamijka xiisaha leh waa waa baraanmij  musal-sal ah oo shaqaalaha ama hawl wadeenada ka hawl gala uu u soo bandhigayo taariikhdoodii hore sida ay ahayd iyo halka ah asal ahaan ka soo jeedaan.

Barnaamijka aanu maanta akhristayaasha u soo xulnay waa qiso dhab ah ooo ku dhacday , haweenay wariyada, Cath Turner oo ka shaqaysa

Al jazeera, kana mid ah wariyaasha Al jazeera u fadhiya New York, USA. Waa qiso murugo leh.

Sidaa iyo daawasho wacan.

Cadnaan Sacad

Somliland1991@gmail.com

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: