Aabihii muuska gacanta Kumbiyuutarka (Computer Mouse) oo adduunka ka tegay (Died) Doug Engelbart

 

Doug Engelbart, Waxaa uu ahaa ninkii ugu horreeyey  addunka ee soo saara ama ikhtiraaca (Computer Mouse) muuska gacanta lagu dhaqdhaqaajiyo Kumbiyuutarka, Waxa uu ka shaqayn jiray horaantii 50 aadkii  shaybaadh aarimaha dayax-gacmeedka (aerospace laboratory ) ku  taxaluuqa oo wax  lagu  baadho, dalka Maraykanka. Horanantii 60 aadkii ayuu adduunka ku soo kordhiyey aaladan (computer mouse)  ee kumbiyuutarada addunka laga isticmaalo. Hase yeeshee waxa uu had iyo jeer jeclaa in uu isagu waxa uu leeyahay oo uu adduunka kaga tago sameeyo ama ikhtiraaco (inventor).

“””Years later, people in Silicon Valley still referred to the presentation as “the mother of all demos.” It took until the late 1980s for the mouse to become the standard way to control a desktop computer.”” New York Times

Douglas Carl Engelbart, waxa uu ku dhashay, magaalada Portland, Oregon., sannadku markuu ahaa  on Jan. 25, 1925,, Dalka ee Maraykanka.

Waxa uu  asal ahaan ka soo jeeday dalka Norway, da´diisu waxa ay ahayd markuu uu addunka immika ka tegay 88 jir, waxaa uu ifka kaga tegay 3 hablood iyo wiil, xaskiisii hore,  waxay ay adduunka ka baxday sanandku marku ahaaa 1997.

“””Dr. Engelbart was one of the first to realize the accelerating power of computers and the impact they would have on society. In a presentation at a conference in Philadelphia in February 1960, he described the industrial process of continually shrinking the size of computer circuits that would later be referred to as “Moore’s Law,” after the Intel co-founder Gordon Moore.

Speaking of the future, he said, “Boy, are there going to be some surprises over there.” New York Times

The old mouse, and the new mousePatent 3541541, Issued November 17, 1970

Cadnaan Sacad

Webmaster

Somaliland1991gmail.com

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: